Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 55)

Alle ha u naxariis Ugaas Ciise Oo Maanta lagu aasay Magaladda Caabudwaaq

Alle ha u naxariis Ugaas Ciise Oo Maanta lagu aasay Magaladda Caabudwaaq

Waxaa Maanta Magaaladda Caabudwaq Aas Qaran loogu sameyey ugaaskii besha Sade Ugaas Ciise oo dhawaan Magaaladda Muqdisho xanuun aawadii ugu geeriyoodey. Aaska ugaaska oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin iyo…

Abukaate Caydiid Cabdilaahi ILko-Xanaf oo madasha 60ka lagu waraystan Dhagayso…

Abukaate Caydiid Cabdilaahi ILko-Xanaf oo madasha 60ka lagu waraystan Dhagayso…

Madasha 60ka oo ah madal had iyo goor lagu falanqeeyo siyaada Soomaalida hadba waxa ka cusub maalintaa ayaa waxaa lagu waraystay goor dhaweed godoomiyihii hore ee maxkamada sare Soomaliya Abukaate Caydiid…

Ardayda Jaamacadda Muqdisho Oo Guulo Wayn Kasoo Hooyay Tartankii (IUSARC) Oo Kadhacay Dalka Qubrus

Ardayda Jaamacadda Muqdisho Oo Guulo Wayn Kasoo Hooyay Tartankii (IUSARC) Oo Kadhacay Dalka Qubrus

Jaamacadda Muqdisho oo ah Jaamacaddii ugu horeysay ee wadanka laga hirgeliyay burburkii kadib bulshadana gaarsiisay adeeg waxbarasho oo tayo leh lana mid ah kan caalamka waxay mudadii ay jirtay ka…

Madaxwaynaha Khaatumo oo kor meer ku tagay Dandan iyo Balicad

Madaxwaynaha Khaatumo oo kor meer ku tagay Dandan iyo Balicad

Dr. Galaydh ayaa kormeer hawleed ku tagay magaalooyinka ka mida Gobolka Cayn isga oo u kuuro galay meesha uu marayo ciidmada deegaanadan loogu tababarayo Maamulka Khaatumo. Ceegaag.com…

Daaqad Taarikheed Ceegaag May 04, 2008

Daaqad Taarikheed Ceegaag May 04, 2008

3-ka mid ah Askarta Ethiopia ayaa ku geeriyootay qarax iyo dagaal ka dhacay Isgoyska Telefishinka ee degmada Yaaqshid. (Muqdisho, May 04,  2008 Ceegaag Online) Riix Halkan si aad u Aragtid…

Abyssinia the Black Sheep in the African Family by Prof. Mohamed Hassan(Warch)

Abyssinia the Black Sheep in the African Family by Prof. Mohamed Hassan(Warch)

Boston May 03, 2016. Prof. Mohamed Hassan Lectured about the history of the Abyssinian and their colonization of modern day of Ethiopia, he will compare and contrast the development of OGADEN from 1800…

Godoomiyaha Xisbaiga TAYO ahna Musharax Madaxwaynenimo ee 2016 Maxamed C/dilaahi Farmaajo oo waraysi siiyay Horn Cable TV

Godoomiyaha Xisbaiga TAYO ahna Musharax Madaxwaynenimo ee 2016  Maxamed C/dilaahi Farmaajo oo waraysi siiyay Horn Cable TV

Ra’iisal wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya  oo  xiiso  gaar ah leh siiyay Horn Cable TV. Daawo… Ceegaag.com…

Xaflad lagu soo dhaweenayay Hooyada Halganka ONLF Bishaaro Wacdi oo ka dhacday Jaamacada UM Boston

Xaflad lagu soo dhaweenayay Hooyada Halganka ONLF Bishaaro Wacdi oo ka dhacday Jaamacada UM Boston

Boston (May 01, 2016) Magaalda Boston ayaa lagu qabtay Shir aad u wayn oo lagu taageerayay Jabhada Xaq u dirirka ah ee ONLF siiba waxaa shirkan lagu soo bandhigay tacadiga…

Sabababihii Jubaland loo dhisay oo ahayd Soo calinta Qaxootiga IFO iyo DHADHAAB oo Bolowday

Sabababihii Jubaland loo dhisay oo ahayd Soo calinta Qaxootiga IFO iyo DHADHAAB oo Bolowday

Muuqaalka muwaadiniin Qaxooti ku ahaa Kenya oo Kismaayo ku laabtay 28 April 2016 Ceegaag.com…

Afhayeenka Khaatumo oo kashifay shaqsiyaad Lacago ay ku khalkhalinayaan amaanka Buuhoodle kala yimid Puntland

Afhayeenka Khaatumo oo kashifay shaqsiyaad Lacago ay ku khalkhalinayaan amaanka Buuhoodle kala yimid Puntland

Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa dhaqdhaqaaq ciidamo ka sameeyay kooxo wax magarato ah kuwaasoo xoogaa kharash ah looga soo diray maamulada Hareeraha, Hadaba Madaxda maamulka Khaatumo ayaa iyaga oo ka hadlaya…

Maxamed Cumar Cilmi afhayeen beesha Sade oo lagu waraystay Madasha 60ka

Maxamed Cumar Cilmi afhayeen beesha Sade oo lagu waraystay Madasha 60ka

Waxaa Maalintii Shalay Magaalada Nairobi Lagu Soo Gaba Gabeeyaay Shir  Uu Socday Beesha Sade Iyo Dowlada Kenya  Waxaana Laga Soo Saaray Shirkan Ayaay Beesha Sade Uga Hadlaysay Ayaaha Gobolka Gedo…

Roobab Lagu Diirsaday oo Ka Da ay Degmada Ceegaag

Roobab Lagu Diirsaday oo Ka Da ay Degmada Ceegaag

Degmada Ceegaag oo mudooyinkani ay ka socdeen ducooyinka Eebe looga baryayo Roob-doonka ayaa maanta ka da’ay Roob lagu diirsaday oo guud-ahaan Degmada  laga dareemay,iyadoo Shacabka magaaladda Alle u mahad-celiyay Masaajidyadana…

Sawiro hordhac ah Xafladda R/wasaarihii hore ahna Gudoomiyaha xisbiga Tayo Mudane Mohamed Abdullaahi Farmaajo.

Sawiro hordhac ah Xafladda R/wasaarihii hore ahna Gudoomiyaha xisbiga Tayo Mudane Mohamed Abdullaahi Farmaajo.

Xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu taageerayay musharaxnimada Jagada Madaxwaynenimo ee Soomaaliya uu u sharaxan yahay Gudoomiyaha Xisbiga TAYO Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka dhacday magaalada London ee caasimada…

Shir Saxaafadeed ay soo Saareen Jaliyada Khatumo ee Wadanka Belgium

Shir Saxaafadeed ay soo Saareen Jaliyada Khatumo ee Wadanka Belgium

Jaaliyada  khaatumo state ee wadanka Belgiumka ayaa maanta waxay si ramsi ah usoo dhaweeyeen goaanka uu qaatay madaxwaynaha maamulka khaatumo state mudane Cali khaliif galaydh go aan kaas oo ahaa…

Kulanno xiiso leh oo Boston ka qabsoomay

Kulanno xiiso leh oo Boston ka qabsoomay

Salaasa, April 5, 2016 (Jamaica Plain, MA) — Taleefankayga gacantu saddex mar ma dhicin markaan qabtay. Waxay ahayd abbaaro 2:30kii galabnimo, waxaanan ku jiray fasal aan saacad ka dib ka baxayay. Ardayda oo ku mashquulsanayd…

Ending Colonization in East Africa!

Ending Colonization in East Africa!

Are you interested to learn the hidden and falsified history of Africa? ? Come to get answers of critical question about East Africa and its potential. ? Learn why East…

Xalay iyo doodii madasha 60ka:Maxaa ka hortaagan Dawlada Puntland inay isgarabtaagto Maamulka Khaatumo sida Xamar u garab istaagtay Maamulka Galmudug

Xalay iyo doodii madasha 60ka:Maxaa ka hortaagan Dawlada Puntland inay isgarabtaagto Maamulka Khaatumo sida Xamar u garab istaagtay Maamulka Galmudug

Dooda waxaa dhaxdhaxaadinayay Wariye Farxaan Axmed Nuur (Sugaal) isaga oo si dhexdhexaadnimo ah Su’aalo dadka maskaxdooda ka guuxayay ku garaacay ka qaybgalayaashii dooda oo kala ahaa 1. Afhayeenka Khaatumo ee…

Habeenkii Dhaqanka!

Habeenkii Dhaqanka!

Boston (CEEGAAG) — Sabti, April 16, 2016 ayaa waxaa hool aad loo sharraxay lagu qabtay xaflad loogu magac daray, “Habeenkii Dhaqanka.” Waxaa xafladda, oo Maryan Buulle ay si habsami leh u…

Culimada Boosaaso Ka Qeylisay Oromada beera qudaarta ugana digay shacabka in ay Sumeeyaan iyo anshax xumo dhaqan.

Culimada Boosaaso Ka Qeylisay Oromada beera qudaarta ugana digay shacabka in ay Sumeeyaan iyo anshax xumo dhaqan.

Sheekha ayaa sheegay  in Soomaaliya ay badbaadiyeen Daraawiish oo Soomaaliya Yuhuuda ladajin lahaa balse maanta aysan haysanin dadmaanta iska dhiciya Oromada iyaga oo sumeeya Qudaarta sidoo kale. Culimada Soomaaliyeed ee…

Tahriibayaal Soomaali u badan oo ku dhintay Badwaynta u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga

Tahriibayaal Soomaali u badan oo ku dhintay Badwaynta u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga

In ka badan ilaa 400 oo dhalinyaro Soomaaliya ayaa dooni kula degtay Badwaynta u dhaxaysa wadanka Masar iyo Talyaaniga, Dhalintan oo ahayd maskaxdii dalka nololna usoo doonanayay wadamada Qarbiga ayaa…