Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 56)

Ciidamadii Axmed Harti oo isaga yimid Maxamed Harti una yimid Siciid Harti

Ciidamadii Axmed Harti oo isaga yimid Maxamed Harti una yimid Siciid Harti

Ciidamo ku Gaashaaman Tikniko Badan Uu Hogaaminaayo Col Ismaaciil Maxamuud Jaamac Oo fadhigoodu Ahaa Degmada Dalweyn ee Gonolka Bari Ayaa Caawa Si diiran Loogu soo dhaweeyay Degmada Boocame ee Gobolka…

Gadiidka Itoobiyaanka oo burburiyay wadooyinka dalka oo si xora uga daabula Badeecada Barbara halka kuwa Soomaalidana la haybsooco Daarood Ahaan iyo Hawiye ah..

Gadiidka Itoobiyaanka oo burburiyay wadooyinka dalka oo si xora uga daabula Badeecada Barbara halka kuwa Soomaalidana la haybsooco Daarood Ahaan iyo Hawiye ah..

Midab takoorkan oo  ah  dhacdo ugub ah,  ayaa waxaa banaanka soo dhigay TVga Somali channel, Adigu waxaad tahay Hawiye ama Daarood ee Joogsada adigu Isaaqbaad Tahay e Gal….Nala Daawo….. Ceegaag.com…

DAAWO: Waxa ina Haysta Dilaaliin Iyo Tuug Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

DAAWO: Waxa ina Haysta Dilaaliin Iyo Tuug Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Xildhibaan ka mida Aqalka hoose ee maamulka Somaliland ayaa si wayn u dhaliilay saaxada siyaasadeed ee ay cagaha la gashay Somaliland iyo Boobka lagu hayo hantida dadwaynaha. Daawo…. Ceegaag.com…

Munaasabadan loogu dabaal degayay 56 guuradii ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April

Munaasabadan loogu dabaal degayay 56 guuradii ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April

Daawo Ceegaag.com       …

Musharaxa Madaxwaynenimo ee Xisbi mucaaradeedka Somaliland UCID oo lagu waraystay Madasha 60ka

Musharaxa Madaxwaynenimo ee Xisbi mucaaradeedka Somaliland UCID oo lagu waraystay Madasha 60ka

Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in ay had iyo goor Soomaalidu Geelakala dhacdo balse lala baxsado balse ay layaab ku noqotay in xisbi taladiisa la dhaco hadana laysku dayo in…

Xasan Xanafi oo ugu danbayn cadaalada la horgeeyay

Xasan Xanafi oo ugu danbayn cadaalada la horgeeyay

Warhada nagasoo gaadhay Iskuul Boliisiyo ayaa sheegaya in cadaalada lahor geeyay dilaagii wariyayaasha Soomaaliyeed. Shabakadan Ceegaag ayaa lasoo gaadhsiiyay sawiro Hordhac ah waana kan ee Daawasho wanagsan. Ceegaag.com…

Garaadka guud ee reer Khaatumo oo laga waraystay xaalada deegaanadaa

Garaadka guud ee reer Khaatumo oo laga waraystay xaalada deegaanadaa

Garaad Jaamac Garaad Cali oo siiyay waraysi warbaahinta Widhwidh online ayaa sheegay in shirkii Garoowe uusan qusayn deegaanada Khaatumo sidoo kalena ku eedeeyay in uu maamulka Puntland aysan wax cadaalada…

Raggii ka dambeeyay dilkii Hindiyo Xaaji oo shalay la toogtay

Raggii ka dambeeyay dilkii Hindiyo Xaaji oo shalay la toogtay

Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay labadii nin ee ka dambeysay dilka Allaha u naxariistee Marxuum Hindiyo Xaaji Maxamed, kuwaasi oo…

Maamulka Khaatumo oo xidhiidhka u jaray Dawlada Xasan Sheekh Maxamuud

Maamulka Khaatumo oo xidhiidhka u jaray Dawlada Xasan Sheekh Maxamuud

Shir Jaraaid oo ay maamulka Khaatumo ku qabatay magaalada Buuhoodle ayay si toos ah xidhiidhka ugu jareen dawlada xasan sheekh maxamuud ee uu hogaa miya raysalwasaare Cumar Cabdirashiid kadibmarkii gabi…

Tahniyad Aroos: Maxamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Xamda Cabdirisaaq Xaaji Cali

Tahniyad Aroos: Maxamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Xamda Cabdirisaaq Xaaji Cali

Bahda Ceegaag Online waxa ay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Maxamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Xamda Cabdirisaaq Xaaji Cali, oo arooskoodu ka dhacay magaalada Edmonton, Alberta, Canada, xalay…

Hambalyo Aroos: Mohamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Hamdi C/risaaq X. Cali oo arooskoodu ka dhacay magaalada Edmonton .

Hambalyo Aroos: Mohamed Ciise Xaaji Ismaaciil iyo Hamdi C/risaaq X. Cali oo arooskoodu ka dhacay magaalada Edmonton .

Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Rajab 24, 1437 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan  April 2, 2016 tariikhda Milaadiga Meher kooda & arooskoodu  ka dhacay magaalada Edmonton ee gobolka Alberta…

Guarantor: Guarantor: Guarantor: Itoobiya oo ka ah heshiiska ay Puntland ku ogolaatay nidaamka 4.5 si loo hoos geeyo masiir siyaasadeedka reer Khaatumo.

Guarantor: Guarantor: Guarantor: Itoobiya oo ka ah heshiiska ay Puntland ku ogolaatay nidaamka 4.5 si loo hoos geeyo masiir siyaasadeedka reer Khaatumo.

Waxa cadaatay in ay Puntland ugu dhaganay diidmadeeda 4.5 in ay ahayd uun in la hoos geeyo masiirka shacabka deeganada Khaatumo State of Somalia, taana waxaa u damaano qaaday Itoobiya….Adiguba…

Waftiga abaaraha Soomaaliya oo gaadhay caasimada Labaad ee Hargaysa

Waftiga abaaraha Soomaaliya oo gaadhay caasimada Labaad ee Hargaysa

Wafdi Kasocda Gudida Abaaraha ee Dawlada Dhexe ee Soomaaliya ayaa Maanta Soo gaadhay Magaalada Hargaysa Iyagoona Sida Deeq lacageed oo ay dawlada Dhexe ugu Talagashay Maamulka Somaliland dadka Kunool ee…

Xaflad Lagu Furay Masjidul Rawda oo ka Dhacday Boston.

Xaflad Lagu Furay Masjidul Rawda oo ka Dhacday Boston.

Xaflada waxaa xidhiidhinayay Cabdi Fataax Kilinbe oo sheegay in xafladu isugu jirto sadex qaybood oo kala ahaa in Alle lays xasuusiyo, in warbixinta Masaajidka lasoo gudbiyo iyo in laga munaaqashooda…

Qaylo dhaan ka timid Maamulka Jubaland abaaro si aada u saameeyay deeganada hoostaga maamulkaa

Qaylo dhaan ka timid Maamulka Jubaland abaaro si aada u saameeyay deeganada hoostaga maamulkaa

War qaylo dhaan ah oo uu soo diray Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed Shire Colay isga oo sheegay oo uu yidhi Degaanada ay saameeyeen waxaa kamida degmada Luuq iyo tuulooyinka hoosyimaada…

Waa Kuma Ninka Duubay Codadkii Dhawaan laga baahiyey Madaxweynaha Khaatumo…

Waa Kuma Ninka Duubay Codadkii Dhawaan laga baahiyey Madaxweynaha Khaatumo…

Waxa buuxdhaafiyey Emailada iyo facebookyada warbaahinta xalaasha ah ee Khatumo weydiimo fara badan oo dadku ku doonayaan inay ogaadaan cod laga duubay shir lagaga tashanayey cadowga dhulkeena haysta ee Somaliland,…

DUFCADII 15aad OO KA QALIN JABISAY JAAMACADDA MUQDISHO

DUFCADII 15aad OO KA QALIN JABISAY JAAMACADDA MUQDISHO

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed sida: bahda waxbarashada,ganacsatada,isgaarsiinta,waalidiin,maamulka ,macalimiinta,iyo ardayda jaamacadda muqdisho ayaa lagau qabtay hoteelka shaamow…

Maamulka Khaatumo oo Salaad roobdoon ah oo barito ugu baaqay dhamaan deegaanada uu kataliyo siiba Laascaanood

Maamulka Khaatumo oo Salaad roobdoon ah oo barito ugu baaqay dhamaan deegaanada uu kataliyo siiba Laascaanood

Magaalada Laascaanood oo ah caasimada maamulka Khaatumo balse ay gacanta ku hayso maamulka Somaliland ayaa markii u horaysay laga fulinayaa go’aan kasoo baxay maamulkaasi hadaba naladaaw Daldoon oo arintaa soo…

Xasan Xanafi oo ka hadlay sidii loosoo qabtay iyo meesha lagasoo qabtay

Xasan Xanafi oo ka hadlay sidii loosoo qabtay iyo meesha lagasoo qabtay

Dilaaga wariyayaasha Soomaaliyeed ayaa hadal uu saxaafada ugu talo galay kasoo diray xabsiga uu ku sugayo daldalaada isaga oo ka hadlay sidii lagu soo qabtay waatana ee dhagaysi wanaagsan. Ceegaag.com…

Soo dhowaynta Baresare Cabdisalaan Xuseen (Tungub) ee Boston

Soo dhowaynta Baresare Cabdisalaan Xuseen (Tungub) ee Boston

Ceegaag. Axad, Maarso 27, 2016 ayaa xarunta SDC (Somali Development Center) ee magaalada Boston waxaa xaflad soo dhowayn ah loogu qabtay Baresare Cabdisalaan Maxamed Xuseen (Tungub), aasaasaha iyo guddoomiyaha Dalladda Waxbarashada…