Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 57)

Waxgaradka Degmada Horufadhi oo ka Hadlay Xaalada Nabad Galiyada ee Deegaankaasi

Waxgaradka Degmada Horufadhi oo ka Hadlay Xaalada Nabad Galiyada ee Deegaankaasi

Reer  Horufadhi oo ka biyo diiday joogitaanka deegaanada Khaatumo ee ay iskusoo fidinayaan Maamulka Somaliland tasoo keeni doonta nabadgalyo xumo hadii aysan ka bixin Deegaaanada ay qabsadeen iyaga oo caloosha…

Khilaafkii Masuuliyyiinta Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland oo gaadhay Xaraarada meeshii u saraysay

Khilaafkii Masuuliyyiinta Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland oo gaadhay Xaraarada meeshii u saraysay

Musharaxa madaxwaynenimo ee xisbi mucaaradeedka reer Somalinad UCID Jamaal Xuseen ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha xisbigiisa inuu u shaqaynayo xisbiga talada haya ee Kulmiye halka uu gudoomihuna is dhago mariyay musharaxnimada…

OGEYSIIS: Xaflad Lagu taageerayo Daladda Waxbarasho ee Ilays Educational Academy oo ka dhacasa BOSTON USA

OGEYSIIS: Xaflad Lagu taageerayo Daladda Waxbarasho ee Ilays Educational Academy oo ka dhacasa BOSTON USA

Goobtu waa SDC Ciwaanku 206 Green St. Jamaica Plain MA, 02130 galabnimada Axadan March 27, 2016  Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Boston USA iyo nawaaxigeeda iney kasoo…

Dahabshiil Oo iska bari yeelay Dilkii Saado Cali Warsame ka dib markii uu isaga iyo beeshiisuba ka dhaarteen

Dahabshiil Oo iska bari yeelay Dilkii Saado Cali Warsame ka dib markii uu isaga iyo beeshiisuba ka dhaarteen

Maxamed Siciid Ducaale oo ah mulkiilaha shirkada Dahabshiil ayaa maanta ka dhaartay in uu ka danbeeyay ama uu waxba ka ogaa dilkii Saado Cali Warsame. Mulkiilaha ayaa watay beeshiisa sanbuur…

Warmurtiyeed ka soo baxay dadwaynaha reer Ceegaag ee gudo iyo dibadaba Axadii March 13, 2016

Warmurtiyeed ka soo baxay dadwaynaha reer Ceegaag ee gudo iyo dibadaba Axadii March 13, 2016

Warmurtiyeed ka soo baxay dadwaynaha reer Ceegaag ee gudo iyo dibadaba Axadii March 13, 2016 Ku: Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Ku: Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan. Ku:…

Xaflad lagu taageerayay Go’aanka Puntland ku diiday 4.5 oo jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ku qabteen Magaalada Boston

Xaflad lagu taageerayay Go’aanka Puntland ku diiday 4.5 oo jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ku qabteen Magaalada Boston

Iyada oo ay fooda nagu soo hayso doorashada Soomaaliya oo loo la rajeenayo inay qabsoonto bisha Agosto ee sanadkan ayaa waxaa daafaha aduunka ka dhacay Xaflado lagu taageersan yahay go’aanka…

Hubka la sheegay in Somaliya loo soo waday ee Ciidanka Australia qabteen

Hubka la sheegay in Somaliya loo soo waday ee Ciidanka Australia qabteen

Dowladda Australia, ayaa baahisay Sawiro laga soo qaaday doon la sheegay inay u socotay Somaliya oo lagu qabtay hub fara badan, kadib markii ciidamada Badda ee Dowladda Australia ay doontaan…

Aqoonyahan Aden Ugaas Baqow oo laga waraystay Xaaladda Jubbaland

Aqoonyahan Aden Ugaas Baqow oo laga waraystay Xaaladda Jubbaland

TV ga Al-Jaziiramerica24 ayaa ka hadlay xaalada hada ay maraso Jubaland iyo sooyaalka Taariikheed ee deegaanadaa. Daawo… Ceegaag.com…

Integration TV in Somalia: Road to Las Anod (Laascaanood)

Integration TV in Somalia: Road to Las Anod (Laascaanood)

Daawo Join us on a journey to a historic Somali city called Laascaanood located in the region of Sool. Our Host Hodan Nalayeh takes you to her birth city to…

Maamulka Khaatumo oo markii ugu horeeyay ka hadlay Shaqaaqada ka dhalatay u balaadhinta Garoowe dhinaca Gobolka Sool

Maamulka Khaatumo oo markii ugu horeeyay ka hadlay Shaqaaqada ka dhalatay u balaadhinta Garoowe dhinaca Gobolka Sool

Magaalada Madaxda Garoowe oo aad u fidasa ayaa waxaa maamulku go’aansaday inuu ufudiyo dhinaca gobolka Sool tasoo keentay in deegaanada ku xeeran lamagaaleeyo. Balse waxaa shaqaaqo ka dhalatay kadib markii…

Abdiweli Gaas ” Puntland Fuqaro iyo Juhalo ayaa iskugu Harey waana lagu kala yaacey

Abdiweli Gaas ” Puntland Fuqaro iyo Juhalo ayaa iskugu Harey waana lagu kala yaacey

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Gaas oo shacabka oo Jaaliyada Maraykanka Xalay la hadlayay ayaa sheegay in dadka jooga dalkii aysan ahayn dad dalka kadhigi kara waxa qurbo joogtu ka rabto…

Hambalyo Meher: Dr. Mohamed Said Suleiman iyo Caaisho Cabdiasiis oo maanta meherkoodu ka dhacay Hargeisa.

Hambalyo Meher: Dr. Mohamed Said Suleiman iyo Caaisho Cabdiasiis oo maanta meherkoodu ka dhacay Hargeisa.

 “BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR” Waxaa maanta oo ay bisha March tahay 4th, sanadka 2016 Meher koodu ka dhacay magaalada hargeisa Dr. Mohamed Said Suleiman iyo Caaisho Cabdiasiis hadaba…

Bishaaro…Bishaaro Masjid Al-Rawda oo laga Furaya Kowda Bisha Abril Magaalada Boston

Bishaaro…Bishaaro Masjid Al-Rawda oo laga Furaya Kowda Bisha Abril Magaalada Boston

      ???? ???????          ALROWDA MOSQUE                  ??????? ???????????? ???? ????? ?????? ???? ???? ????      …

Madasha 60ka oo lagu waraystay Godoomiyaha Xisbiga Hiil-Qaran C/qaadir Aadan Jangali

Madasha 60ka oo lagu waraystay Godoomiyaha Xisbiga Hiil-Qaran C/qaadir Aadan Jangali

Isaga oo ka waramay sida ay madaxda Soomaalidu ugu tumanaso sharciga dalka, bahdilaadii raysalwasaaraha ee garoonka Neyroobi, shirka ka dhacaya magaalada Istanbuul, shaqada xisbiga Hiilqaran, iyo waxa ka hortaagan dawlada…

XUBNIHII GUDDIGA AF SOOMAALIGA. Hawlkarro hawshoodii ka soo baxay

XUBNIHII GUDDIGA AF SOOMAALIGA. Hawlkarro hawshoodii ka soo baxay

XUS IYO XASUUS: XUBNAHA GUDDIGII AF SOOMAALIGA EE 1971-DII ——————————————————————————————- Xuska maalinta AFKA HOOYO aawadeed, waxaan idinla wadaagayaa sawir dhaxal-gal ah oo ay ka soo muuqanayaan badi xubnihii ugu horreeyay…

Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Carabay Xaashi Cabdi oo dib ugu noqday Cadaado

Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Carabay Xaashi Cabdi oo dib ugu noqday Cadaado

Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo booqasho ku gaadhay wadamada Yusub iyo Afrika ayaa saaka dib ugu noqday magaalada cadaado ee xarunta kumeelgaadhka ah ee maamulka Galmudug, Wafitigaa aadka u culus…

Dagaalka Argagixisonimo ee Gacanbidixaynta Nabada Soomaaliya, ee reer Somaliland

Dagaalka Argagixisonimo ee Gacanbidixaynta Nabada Soomaaliya, ee reer Somaliland

Dagaalka Qatarta ah ee kasocda Soomaaliya waxa uu noqday mid ku soo baaha Geeska Afrika taa soo keentay in cabsi wayn gasho nabadkuwada noolaanshihii wadamada mandaqada geeska afrika. Hadaba si…

Ururka Haweenka Ee Buuhoodle oo Shaaciyay cida ay taageeradooda lagarab taagan yihiin

Ururka Haweenka Ee Buuhoodle oo Shaaciyay cida ay taageeradooda lagarab taagan yihiin

Kooxaha ka abaabulan maamulada Puntland iyo Somaliland ee asal ahaan kasoo jeeda deegaanada Khaatumo ayaa sii luminaya kalsoonidii shacabka, Ururka haweenka Buuhoodle ayaa ka hadlay dhacdooyinkii wiigan hadheeyay deegaanka Buuhoodle…

Madhs 60ka oo lagu waraystay Boqor Buurmodoow

Madhs 60ka oo lagu waraystay Boqor Buurmodoow

Boqor Buurmadoow ayaa sheegay in uu soo dhaweenayo wadahadalada u dhexeeya Waqooyi iyo Koorfur, Shacabkan Cadhooday ee reer Somaliland hadii aad tihiin reer Koonfureed waa inaad waxuun keentaan aad ku…

Safiir Cali Ameerika oo gaadhay caasimada 2aad ee Soomaaliya ‘Hargeysa’

Safiir Cali Ameerika oo gaadhay caasimada 2aad ee Soomaaliya ‘Hargeysa’

Ambassador Maxamed Cali Ameeriko oo ahaa safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya ayaa ka mahad celiyay soo dhoweynta ballaaran oo ay u sameeyeen siyaasiyiin, aqoonyahano iyo bulshada reer…