Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Boutros Boutros -Ghali ayaa geeriyooday.Wuxuu geeriyooday isagoo ah sagaashan iyo saddex jir. Dhimashadiisa ayaa waxaa xaqiijiyay Rafael Darrio Ramirez Carreno oo ah madaxweynaha Golaha Ammaanka.…
Madasha lixdanka oo noqotay mida ugu horaysa ee xaga falanaynta siyaasada Soomaaliya ayaa maamulkeeda waxaa lagu waraystay KalsanTV. Waraysigan waxaa ka qaybgalay qaarkamida madaxda madasha 60ka Asadnaa Suudi, Farxaan Sheekh…
Cali Daacuun ayaa madasha u sheegay in uu uga hor yimid Federaalaynta Soomaaliya in ay macnaheedu yahay Daarood oo leh Hawiye i xukumi maayo, Hawiye Daarood i xukumi maaya Hadaan…
Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Carowayn ayaa sheegaya in uu ka dhacay iska hor imaad u dhexeeya beelaha Khaatumo iyo Somaliland siiba kuwa Hawdka Caymeed iyo kuwa bariga Burco. Hada…
Siyaasiga Caanka ah ee reer Puntland Cali Xaaji Warsame oo marti ku ahaa madasha 60ka ayaa lagaga waraystay shirarkii baryahan uga socday bulshada rayidka iyo labada gole ee Dawlada, Xukuumada…
Cali Cabdi Awaare ayaa la waydiiyay meesha uu marayo wadahadalada iyo Go’aanka ay Puntland ahaa u gudbiyeen Ergayga gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan QM waxaana hadaladiisii kamid ahaa… Dhagayso…
Eng. Idiris oo ahaa Salkaal u shaqeenayay Qarankii Soomaaliya ee ku burburay gacanta Jabhadihii gacan saarka lalahaa dawlada Ethiopia isaga oo soo aaday arin Caafimaad sidaasna dalku ku burbuary 1990…
Garaadka ayaa sheegay inay reer Puntland ahaan aysan marnaba ku qancayn in nidaamka 4.5 in Soomaaliya dawlad loogu dhiso, Garaadka ayaa sheegay in ay Hogaamiyo dhaqameed ahaan in aan marnaba…
Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ka mida siyaasiyiinta deegaan ahaan ka soo jeeda Maamulka Puntland ayaa lagu waraystay madasha 60ka isaga oo weeraray nidaamka 4.5 ee ladoonayo in dib loogu doorto…
Magaalada Buuhoodle ayaa maxaysato garab ogi ku weerartay wariyaha Mandaqada gobolka Cayn Cali Dhegjar. Aniga oo og in dad dabaqoodhiyaal ahi ay si xora u yimaadaan Magaalada Buuhoodle oo ay…
Gudoomiyihii iyo duqii magaalada hore ee degmada Buuraan ee gobolka Heyland ayaa is casilay isga oo eedaymo dusha uga tuuray maamilka Puntland ee uu madaxwaynaha ka yahay Cabdiwali Gaas. Waraysigii Bootaan…
Aadan Shibiro-lays oo ah Muusikiiste, curiye, iyo laxamiiste ahna nin aad ugu dhuun daloola siyaasada Soomaaliya ayaa lagu waraystay madasha 60ka aadan ayaa u tacsiyeeyey dadka ay cadowga Kiiniyaatigu ku…
Barnamijka Dilaaga Saxafiga iyo Wariye Cabdi Casiis Africa. Ceegaag.com…
Waryasigan oo lagu qaadaa dhigay xaalada Caasimada Boosaaso iyo sida reer barigu qaatiyaan uga taagan yihiin xukuumada Cabdiwali Gaas. Sakariye ayaa sheegay in ay muhimtahay inay reer Barigu iska kiciyaan…
Gobolka Bari caasi,adiisa Boosaaso oo ay hadheeyeen Banaanbaxyo ka dhan ah maamulka Puntland oo ay qaar kamida shacabka magaaladaa ka cabanayeen sinaan la’aan ay ku arkeen in fursadaha shaqo, maamul,…
Xildhibaanka ayaa raali galin ka bixiyay eedaymo hore oo uu u jeediyay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas isaga oo ku eedeeyay inuu saxeexay nidaamka xaaraanta ah ee 4.5. Xildhibaan Xoosh ayaa…
Wariye madax banaan oo magaciisa lagu soo gaabiyay Cabdiraxmaan ayaa saaka lagu waraystay madasha 60ka Banaanbaxa ayaa salka ku hayay kadib markii uu iscasilay wasiirka duulista iyo hawada Shire Xaaji…
Madaxa laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Genaral Gaafoow oo lagu waraystay madasha 60ka ayaa shaaca ka qaaday in Baasaboorka Soomaaliya laga bixiyo dhamaan Gobolada dalka sida Buuhoodle, Boorame, Hargaysa, Garoowe…
Cali Ameerika oo ku dhashay Muqdisho 1962 waxna ku soo bartay Jamacad ku taala gobolka Maryland, Maraykanka, soona qalin jabiyay 1985 markii uu dalka ku soo noqdayna ka shaqeenayay Bangigii…
Su’aalaha la waydiiyay ayaa waxaa kamid ahaa, xaalada dalka uu marayo maanta, khilaafaadka jira sida kan goosashada gobolada waqooyi, maamul u samaynta SSC, booqshadii gudoomiye Jawaari ee Dhuusamareeb, Duqaymaha lagu…
Figradihiina