Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waraysiga waxaan siiyey Kalsan TV, waraysiga oo ku saabsan Musuqmaasuq loo haysto Dowladda Somalia iyo Laaluush ay bixisay shirkada Soma Gas and Oil. Shirkada Soma Oil and Gas waxay la…
Ogoosto 25, 2015 (Ceegaag) — Madaxwaynaha maamulka Khatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in Maamulkiisa laga Aqoonsan yahay Dalka intiisa badan, Shacabka Gobollada Dhexena ay Tageero u hayaan Reer…
Kulan xasaasiya oo ay isugu yimaden qaarka tirsan Gudiga Khatumo Belgum iyo JaaliyadaKhatumo ee magaalada Kortrijk ayaa lagaga hadlay qodobo dhowr ah taasoo ay ugu muhiimsanayd muujinta aydareenkooda ku…
Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Allaha u naxariistee Ahmed C/casiis Warsame oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray dhamaan Deegaanada Khaatumo. Marxuum Ahmed C/casiis Warsame waxa uu ahaa Nin ku caan baxay Diin…
Iyada oo haatan ay ka jiraan deegaanada Khaatumo dardargalin lagu sameenayo Maamulka ayaa waxaa shalay gaadhay Magaalada Balicad Madaxwaynaha maamulaka Dr. Cali Khaliif Galaydh. Daawo.. soo dhaweentoo balaadhan oo loo…
Oo uu kaga boyo diiday maashinka ka dhanka ah madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waraysiga oo ah mid aad u xiiso badan laguna qaadaa dhigay xaalada guud ee uu dalku marayo…
Shalayto oo bisha August ay ahayd 15, sanadkan 2015-ka waxaa magaalada Manassas ee gobalka Virginia ka qabsoomay meherka Maxamed Cali Cawl iyo Muna Khaliif Xaaji Faarax. Dhammaan ehelada, qaraabada iyo…
Ka dib markii in muda ah uu Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh u joogay Caasimada dalka arimo siyaasadeed ayaa maanta uu dib ugu soo noqday magaalada Buuhoodle oo ka mid ah…
Ceegaag Aug 10, 2015 Madasha 60ka ayaa lagu waraystay Axmed Cawad Casharo oo ah Ruug Cadaa Siyaasadeed kuna caanbaxay wadaniyada Somaalinimada ah, Casharo ayaa ka hadlay xogo muhim ah sida…
Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Gobolka Alberta gaar ahaan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in la qabandoono xaflada sanadguurada 17-aad ee kasoo wareegtay xiligii la aasaasey Dowladda…
Ceegaag August 09, 2015: Hadii ilaahay idmo ayna ka soo qaybgelidoonaan siyaasiin beesha dhexdeeda miisaan weyn ku leh, Cuqaal, Culimo, Aqoonyahano, Suldaanka beesha Suldaan Siciid iyo waxgarad fara badan waxaan idinka…
Said Ahmed of the United Somali Youth spoke during a news conference to draw attention to government agencies’ plans for “Countering Violent Extremism” programs on the steps of Boston City…
Laascanod Aug 09,2015 (Ceegaag)Shir aan noociisa hada ka hor ka dhicin Soomaliya ayaa lagu daah furay Laascaanood kazoo Qurbaawiyiinta iyo Dal Joogtu isku xog waraysanayaan. Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal Prof: Cabdirisaaq…
Akhristoow waxaa dhab ah in mutacalimiinta beesha Maxamuud Saleebaan aysan marnaba raali ka ahayn in AHUN Madaxwayne Candilaahi Yuusuf qabto hogaanka beesha Daarood oo markaa Puntlandnimo lagu yabyabayay. Waxaa taa u…
Agosto 8 (Ceegaag)— Waxaa goor dhow xarunta Madaxtooyada ka furmay shirka Maamulka loogu sameynayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo lagu wado in la saxiixo khariirada ama qorshaha maamulka loogu…
Degaano u dhaxeeya magaalooyinka Beled Weyne iyo Buulo Barde oo ka tirsan gobolka Hiiraan waxaa ka socda dagaalladii ugu weynaa oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM iyoArgagixisada…
Danjire Jamaal waa aqoonyahan dhallinyaro ah oo waaya aragnimo iyo karti u leh waajibaadka loo igmaday. Jamaal ayaa dharka hidaha iyo dhaqanka u ah Soomaalida ku labisnaa markii uu gudbinayay…
Kadib markii qulqulado gacan ka hadal ahi ka dhacday deegaanada Khaatumo siiba banaanbax kadhana Puntland oo ka dhacay Buuhoodle ayaa madasha 60ka oo badanaa qurbaawiyiintu ku gorfeeyaan siyaasada dalka guud…
Madasha 60ka oo kamid ah goobaha Qurbaawiyiinta kasoo fogaaday dalkii Hooyo ku gorfeeyaan warar ugu danbeeyay ee ka dhacaya deegaanada ay dagaan dadka ku hadla Afka Soomaaliga ayaa waxaa Shalay…
Minnesota dentist and convicted poacher Walter James Palmer, according to reports, paid almost $55,000 to safari guides so he could kill a beloved and protected lion famous to Zimbabwe tourists for his…
Figradihiina