Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
‘Innaa lillaahi waa innaa ileehi raajicuun!waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan qarixii waxashnimada ahaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo ee ay fuliyeen…
Buuhoodle Dec 17,2020. Munaasabad lagu dabaal-degayay guulaha waxbarasho ee ay gaadheen dhalintii wax ka baranasay Jaamacada Bariga Afrika faraceeda magaalada Buuhoodle ayaa lagu qabtay caasimada gobolka Cayn ee Buuhoodle. Munaasabadaa…
Cadaado Dec 17, 2020. Koobka kubada cagta ee kooxaxaha heerka 1aad ee magaalada Cadaado ayaa sanadkan lagu maamuusay musharax Bashiir Xaaji Cali oo u tartamaya jagada madaxwaynenimo ee Soomaaliya sanadka…
Iyada oo uu sii xumaanayo xidhiidhka u dhexeeya Dawlada Soomaaliya iyo tan Kiiniya ayaa waxaa shir jaraaid oo uu kaga hadlayo arintaa qabtay midkamida musharixiinta jagada madaxwayne ee Soomaaliya ugu…
Qardho Dec 14, 2020. Hoteelka wayn ee Xaashi ayaa xalay lagu qabtay xaflad aad loo soo agaasimay laguna taageerayay musharax madaxwaynaha Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali (Jamaal). Mudanae Bood Cali Aar…
Barnaamijkii ciyaaraha ee SRTV wiigan ayaa waxaa marti ku ahaa Liibaan Maxamed Cali (Qoslaaye) oo horay u ahaan jiray Kabtankii xulka DDS ee Sagaashameedyadii. Hadaba wariye Ilakacase oo si talantaaliya…
Musharax Madaxweyne Bashiir Xaaji(Jamaal) oo Ka Barnaamijiisa Siyaasadeed iyo Hankiisa oo ah Mar Kale Midnimo ayaa waxa uu waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay telefishinka Goobjood. Musharaxa ayaa waxa uu ka…
Waxaa magaalada Jigjiga ku Aroostay Macalin Idiris oo ahaa macalin wax ka dhiga dugsiyada dadwaynaha ee magaalada Boston sidoo kalena bare sare oo dhalinta soo korasa bara luqdada Af-Soomaaliya ka…
Shir ballaadhan oo ay kasoo qaybgaleen qurbajoogta reer Haggar ee degan Yurub, Waqooyiga America, Canada iyo Australia oo la qabtay xalay 12 December ayay taageero buuxda ku siiyeen Musharaxa Madaxwaynaha…
Waxaa hada dhexda lagaga jiraa wakhtigii qabowga ee hawadu diirkaaga gubasay hadii aad wax xoogaa ku lugayso banaanka gurigaaga ama xafiiskaaga, balse hawada xeebaha Soomaaliya ayaa ah kuwo bilaasha oo…
Iyada oo ay dardar ku jirto soo xulida Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa muuqata in qurbajoogtu haatan dareemeen fursad ay kaga qayb gali karaan amaba ay wax uga badali karaan habka…
Magaalada Cadadaado ayaa laga daah furay xafladii ugu horeesay ee dalka gudihiisa loogu qabto musharax madaxwayne Bashiir Xaaji Cali oo isaga doonaya inuu majaraha u qabto hogaanka dalka ka dib…
Jigjiga Dec 08, 2020. Liban Mohamed Ali(Qoslaaye) iyo Mohamed Mohamud Ahmed (Leenbo) , waxay ka mid ahaayeen ciyaar yahanadii Dawlad Degaanka kuwaas oo u ciyaari jiray kooxo ka kala dhisna…
Doorashadii Xildhibaanada beelaha Dir waqooyi oo si habsami ah uga dhacasa magaalada Muqdisho tasoo ay sababtay in deegaanada waqooyiga ay gacanta ku hayaan siyaasiyiin aaminsan mabda’a gooni iskutaaga. xaflad shir…
Muqdisho Dec 06, 2020. Caasimada dalka ayaa dhalinyaradii ku sugnayd ay si mugwayn u taageereen Musharax madaxwayne 2021 Bashiir xaaji Cali ayaa ah mid isagu nolashiisa intii badnayd ku caawinayay…
Musharax Cumar Fiqi oo u tartamaya jagada madaxwaynenimo ee Soomaaliya ayaa meel fagaare ah kala hadlay shacabka reer Muqdisho taasoo ka turjumasa in shacabka Muqdisho diyaar u ahaayeen in ay…
Bashiir Xaaji Cali oo isku sharaxaya jagada madaxwayne nimo ee Soomaaliya ayaa waxa uu helayaa taageeradii ugu badnayd ee uu musharax u taagan jagadaa abdid ka helo shacabka Soomaaliyeed hadaba…
Iyada oo oo ay fooda inagu soo hayso doorashadii aynu ku dooran lahayn Baarlamaankeena 4sano ee inagu soo aadan si ay sanadka soo socda horaantiisa inoogu dooraan lahaayeen madaxwaynihii ina…
Iyada oo ay wali jirto is mariwaa ka dhashay gudiga doorashada ee ay soo magacawday dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo waliba gudiga qaybtiisii Maamul goboleedada Jubaland iyo Puntland oon wali…
Iyada oo haatan uu marayo dalku meel xasaasi aha aya musharax Bashiir Xaaji Cali soo bandhigay siyaasadiisa uu ku hagi doono dalka 4ta sano ee inagusoo aadan hadii uu ku…
Figradihiina