Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wefdi uu hogaaminayey oo muddo 2 cisho ku sugan dalka Holland, ayaa shalay Xarunta Jaaliyadda Soomaalida (SOMVOA) ee Magaalada Amsterdam kula…
Garaadka ayaa shaaca ka qaaday Siyaasada Kiiniya ee Jubaland, Tan Itoobiya, tan Jabhada Axmed Madoobe ee xooga ku haysata Kismaayo. Dhagayso Waraysiga oo Dhamaystiran. Garaad Cali Axmed Maxamed (Cali Aar)…
Kulankan oo ay soo qaban qaabisey beesha Hayaag ee ku dhaqan gobolka Banaadir, ujeedadiisuna ahayd isbarasho iyo xog-waran xaalada guud ee Khaatumo ayaa waxaa goob-joog ka ahaa madaxweynaha Khaatumo Dr.…
Madasha Midnmada iyo Dimoqaraadiyada oo ku Dhawaaqdey in Sannadka 2016-ka la qaban karo Doorasho Xor iyo Xalaal ah. Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtey Kulan Balaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Midnmada iyo Dimoqaraadiyada…
Abwaan Xuseen Shire Jaamac (ciyaar Jecel) oo kamid ah fanaaniinta Soomaaliyeed kuwa ugu magac weyn sidoo kalane kamid kooxda fanaaniinta Qeylo Dhaan ayaa wuxuu waraysi Xiiso badan Siiyey barnaamirka fanka…
Allaha u naxariistee Danjire Yuusuf Ismaaciil Bari Bari oo ahaa Safirkiikii Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland oo 27 ka bishan ku geeriyooday weererkii ka dhacay Hoteelka Maka…
Jeneral Moorgan ayaa kahadlay sida uu u arko maamulka Jubaland, isaga oo faahfaahiyay sababaha u dagaalka uga galay deegaanada Jubooyinka. Jeneralka ayaa ku tilmaamay siyaasada Soomaaliya ay ku galingalimaysatay dalka…
Roobab Mahiigan ah ayaa biyo dhigay deegaanada Ceegaag iyada oo ay duunyada iyo Dadkubba ku Qabowsadeen. Deegaanada Ceegaag ayaa waxaa ka jirtay Abaar Ba’an taasoo ay dadku aad u Isticmaalayeen…
Warysigan oo dhinacyo badan taabanayay ayaa waxa uu muu jinayay heerka masiireed ee ay ka taagan yihiin Siyaasiyiinta Harti ama Samaroon ee ku dhex milmay Maamulka Somaliland. Dhagayso….Xil. Mohamed Bulqaas…
Qaar kamida waalidiinta Soomaalida ayaa si adag uga hadlay dhacdooyin fool xumo badan oo lagula kacay gabadho ay dhaleen kuwaasi oo dhiganayey dugsi, waxayna sheegeen inay ilaa heer maxkamad gayn…
Wasiirka gaadiidka Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay heshiis dhanka duulimaadka ah oo ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo dowlada Qatar, isagoo sheegay in heshiiskani uu…
Waraysi dhinacyo badan Taabanaya oo aan waxba laysula hadhin ayaa waxaa lagula yeeshay xalay Madasha 60-ka Kornayl Barre Hiiraale, Waraysigaa oo uu qaaday Wariye Cali Xaraare uuna isku duba riday…
Aqoon Iswaydaarsiga oo ay soo Agaasimeen Hay’adda Internews iyo Jaamacada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay Ururada Bulshada Rayidka qaybahooda kala duwan, Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Bahda Warbaahinta Muqdisho.…
Suldaan Abdicasiis Omar Daad (Suldaan Beyle) oo ah Suldaanka Beesha Darood ahna Gudoomiyaha dhaqanka Somaaliyeed ergada fadhida shirka maamul usameynta gobalada dhexe ee hada kasocda degmada cadaado ee gobalka galgaduud…
Shaqsi aad uga ag dhow aqalka looga arimoyo maamulka Puntland oo la soo xidhidhiidhay shabakadan Ceegaag ayaa noosheegay in uu Maamulka Puntland Doonayo inuu wadahadalo lagu soo af jaroyo xurgufta…
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Isniintii diiday inuu horjoogsado dacwad ay gudbiyeen koox ka mid ah Soomaalida ka dhan ah Raysal wasaarahii hore ee doonaya in ay qabtaan isaga ayaa…
Shirka maamul u samaynta ee gobolada dhexe ee Soomaaliya oo arinteeda lagaga waraystay masuuliyiin kala ah Cabdiwali Suldaan Muuse Shire(Dhamuuke), Sacdiyo Jaamac iyo Amiir Shucayn Jaamac. Maamulka Puntland oo ku…
Prof. Xaamud Ali Maasheeye oo ah aqoonyahan somaaliyeed isla markaana kasoo qabtey xilka wasiiru-dowlahii wasaarada arimaha dibada dowladii kumeel gaarka aheyd ee Sh. Shariif iyo Gudoomiyaha Jaaliyada North America ee…
Iyada oo laga amba qaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaal ka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka Soomaaliyeed, iyadoo laga shidaal qaadanayo heshiiskii ay Madaxweynayaha Jamhuriyadda Federaalka…
Shacabkii ka barakacay deegaanada ay isku hirdiyaan Maamulka Khaatumo iyo kan Somaliand. Deegaanadaa oo ku xeeran Saaxdheer Caaasimada ku meel gaadhka ah ee Khaatumo. Wasiir ku xigeen ka Arimaha Gudaha…
Figradihiina