Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Habeenkii ay bishu ahayd 16/01/2015 waxaa magaalada Oslo ee Caasimada wadanka Norway lagu qabtay si weyn loo soo qaban qaabiyey aad iyo aadna looga soo qayb galay waxaana xafladaasi loogu…
Barnaamijka Ololaha hormarinta Qoraalka iyo Akhriska oo loogu talagalay in lagu soo bandhigo Buugaagta ay qoreen Qoraayaasha Somaaliyeed ayaa Naadiga Qoraalka iyo Akhriska ee Hillin Hayaan waxa uu bilaabo Olole…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19-1-2015 daah-furay Mashruuca Latacaalidda iyo kasoo Kabashada Isbedelka Cimilada Soomaaliya. Shirweynahakani lagu daah furayey mashruucani oo ka…
Waxaa magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota lagu gabtay shir ay isugu yimaadeen jaaliyada reer kismaayoodka. Shrikaasoo ay soo qabanqaabiyeen Aden Buqow, Ahmed Mohamed [Dhagah] iyo Abdiyare Ismael Muse. Inkasta oo…
Waxaa wax lala yaabo ah, in shabakado ku dooda inay u adeegayaan deegaanada SSC ee uu ka arimiyo maamulka Khaatumo State of Soomaaliya ku gafeen shacabkooda loona maleenkaro inay ka…
Magaalada Buuhoodle oo Maalintii Shalay lagu Caleema Saaray Garaadka Guud ee Gobolka Cayn Garaad Cabdirisaaq Garad Soofe ayaa dadkii Madasha ka Hadlay Waxaa ka mid ahaa Golaha Dhaqanka ee Maamulka…
Waxaa dhawaanadan ka socotay Magaalada Buuhoodle qabanqaaabada ay beesha Axmed Garaad doonayeen inay ku caleemo saartaan Garaadka u badalilahaa Alle Ha u naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe Duraan oo dabayaaqadii…
A grand reception in the likes of the Ottoman Empire has welcomed Palestinian Authority President Mahmoud Abbas to Anakara, as Turkey resurrected images of past warriors to greet the foreign…
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Norway ayaa si wayn usoo dhaweeyey boqor Burhaan Boqor Muuse oo booqasho ku jooga Dalkaas, Xaflada oo xalay ka dhacdey Magaalada Oslo ayaa waxaa kasoo qayb…
Magaalada Ceegaag oo ka tirsan Gobolka Sool , waxay Laascaanood Kaga Beegan tahay dhinaca Koonfur galbeed Waxayna u jirtaa 120 Km Waxaa la aas aasay Sanadkii 2006 Wixii Ka danbeeyey Sanadkaana…
Kadib Riditaankii la riday dawladii Dhexe ee Soomaaliya 1991 dii ayaa waxaa tacadiyo aargoosiya ka geystay deegaanada Gobolka Sanaag jabhada SNM oo markaa gacanta ku dhigtay Gobolada Waqooyi Galbeed, Awdal…
Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 03/01/2015 waxaa ka bilowday dhamaan xaruumaha ay jaamacadda muqdisho ku leedahay magaalada muqdisho imtixaankii simisterka koobaad ee sanad waxbarashadeedka 2014-2015ka iyadoo ay subax iyo…
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Suldaan Wabar ayaa warbaahinta isku dhaafsaday hadalo kulkulul kadib markii madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay Suldaanka inuu yahay shaqsi qaran dumis ah sheegna in ay gacan…
Waxaa shalay oo bishu ahayd January 1st sanadka cusub ee 2015 wiil ugu dhashayMagaalada jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Djibouti Mahad Ahmed Suldaan iyo Carafo Caydiid Aaden, wiilkaas oo loo bixiyay…
Marka ay taariikhdu tahay January 6-8, 2015, Ustaad Ismaaciil Miicaad ayaa magaalada Boston, MA ku qaban doona (inshaa’ Allah) “Koorsada Horumarinta Ubadkaaga.” Waa koorso waalidiinta loogu talo galay. Goobtu…
Magaalada Saaxo ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ka bilowday mashruuc ah Qoriga dhig Qalinka qaado, taasoo sababtay in qurbojoogda deegaanku ku dhiiradaan inay maalgaliyaan iyaga oo ka bilaabay mashaariic horumarineed…
Bandhig ama mehrijaan loosameeyey qaar kamid ah agoonta Qatar charity oo gaarayey inkabadan 1,500 kun iyo shanboqol ookamid ah 9000 sagaalka kun ee agoon ah ee ay xanaanadeeda ay hayso…
Shir heer qaran ah loosoo agaasimay oo ay kasoo qaybgaleen Bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa lagu qabtay Magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, shirkan ayaa lagu soo bandhigay musharaxnimada Cabdi Qaybdiid tasoo…
Waxaa maanta oo ay bishu tahay December 25th sanadka 2014 Meher koodu ka dhacay magaalada Jabuuti ee wadanka Jamhuuriyada Jabuuti Idiris Hassan Omar iyo Awo Tubeec Yuusuf. Hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha…
Kadib markii aan aragnay baahida inoo haysa Masaajid la’aanta inagu haysata magaaladan Boston, Kadib markii ay Maryan Gaas uga dhawaaqday Muctamarkii hada lagu qabtay English High in loo baahan yahay…
Figradihiina