Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kulanka labaad ee aan caadiga aheyn ee Kalfadhiga Shannaad ee Barlamaanka Somaliya ee ay ku yeesheen xarunta golaha Shacabka ayaa ka koobnaa ayuu ajendihiisu ka koonbaa sided qodobo oo ay…
Dhaqdhaqaayada milatari ee kacdoonka shacbi ah ayaa ka bilowday deegaanada Awdal State of Somalia ka dib markii ay dantooda ka dhex arki waayeen Maamulka Somaliland oo ay wax ka dhisteen…
Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee ka socday Wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa la soo gaba gabeeyay, iyada oo laga soo saraay qodobo lagu heshiiyay.…
Suldaankan ooqoriga qaatay kana tanaasulay darajadii Suldaanimo ayaa waxa uu meesha kasaaray in Awdal State Gorgortan ka galo. waxa uu yidhi Anagu ma nihin jabhad ee waxaan nahay askar suldanka…
Waxaa dhamaan gabdhaha reer Khaatumo la ogysiinayaa inuu jiro shir is waraysi oo telefoonka ah; Waxaa inagala soo qaybe gelidoonaan. Qaar ka mid aha ismadeena, madexdeena, gaar ahaan gabdhaha madaex …
Kulan aad u balaadhan oo ay Jaaliyada reer Nayroobi u qabteen Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Daawo Darwiish.Tv Ceegaag.com…
Dagaal Qadhaah oo dhaliyay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa hada kasoconaya Deegaanada Dhaabeebe oo u dhaw magaalada Ceerigaabo, Dagaalkan ayaa waxa uu u dhexeeyaa Beelaha Naaleeye Axmed(Khaatumo) iyo Habaryoonis(Somaliland). Dagaalka ayaa…
Kulan diimeedkan oo sanadle ah ayaa Soomaalida Boston ku qabsadaan Masjid Jaamaca magaalada kasoo ay kasoo qaybgalaan Wadaado ka kala yimaada daafaha wadankan Maraykanka wixii faah faahin ah ka…
Waxaa Galabnimadii Sabtidan Dec 06, 2014 Gaadhay magaalada London ee caasimada Boqortooyada Ingiriiska Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro. Cali Khaliif Galaydh waxaana halkaa ku soo dhaweeyay qaar kamida Madaxda maamulka Khaatumo…
Ka dib Beesha Gudabiirsi oo dulqaadkii ka idlaaday ayaa bilaabaya dagaal ay dhulkooda kaga saarayaan Maleeshiyaadka Burco iyo Hargaysa. Dhinaca kale Khaatumo ayaa laga sugayaa wali waxa ay kayeelaso Maleeshiyaadka…
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed “Xukuumadu waxay Dooneysaa in Dadka Naafada ah ay helaan Dhamaan Xaquuqahooda” 3-da Bisha December ee Sanad kasta oo ah maalin loo asteeyey dadka naafadda ah ee…
Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee gobolka Benaadir Maxamed Aadan Guuleed “Caano geel” oo hadal soo dhaweyn ah ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in Maamulka Gobolku ay farxad u tahay inay soo…
Axadii dhawayd waxaa magaalada Boston lagu qabtay xaflad ay ku maamuusayeen Jaaliyada Boston Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of Soomaaliya Maxamed Yuusuf Jaamac Halac ‘Indhosheel’. Madaxwaynahaoo jeediyay Qudbad xasaasi ah…
Waxaa magaalada Boston ka dhacay xalay oo taariikhdu ahayd Nov 23, 2014 xaflad aad u agaasinayd oo Jaaliyada Soomaalida Boston ku soo dhaweenayeen Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of Soomaaliya…
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay Ururka Dhalinyarada Horumarinta Ceegaag Mr. C/xakiin Cumar Gowl (Salwe) oo maanta oo ay taariikh-du tahay November 22, 2014 loo…
Taageerada ay jaaliyadu siindoonto maamulka Khaatumo, iyada oo laysla meel dhigay habkii iyo sidii ay jaaliydu deeqohooda u gaadhsiin lahaayeen Deegaanada Khaatumo. Shirkan oo saxaafadu dibad joog ka ahayd ayaa…
Xaflad aad loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalada Seattle ee gobolak Washington xafladaa oo dhamaystiran ka daawo SOMtv ama xagan hoose Ceegaag.com…
Madaxwaynahii Maamulka Khaatumo oo baryahan booqsho shaqo ku marayay Gobolda wadankan Maraykanka ayaa Caawa Fiidkii Soo Gaadhay Gagida Dayuuradaha ee Logan Airport. Madaxwaynaha ayaa Kulamo Gaargaar ah la yeelan doona…
Waxaa la ogaysiinayaa dadwaynaha Soomaaliyeed ee daneenaya Midnimada iyo wada jirka umada Soomaaliyeed inay kasoo qaybgalaan Xaflad mahad celina oo Jaaliyada Boston kusoo dhaweenaso Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of…
Gooji ama Ha Goojin Hashaa Gabuulay Geela guun guunbaa lagugu tirin. Puntland faragalintoodu ma aha milatari balse Somaliland teedu waa Milatari. Ceegaag.com…
Figradihiina