Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 75)

Golaha Wasiirrada oo ka dooday qorshayaal kor loogu qaadayo Miisaaniyadda dowladda.

Golaha Wasiirrada oo ka dooday qorshayaal kor loogu qaadayo Miisaaniyadda dowladda.

Mogadishu,27, October 2014–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulan aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Kulanka oo dhammaan xubnaha…

Xildhibaan Cabdillaahi Xasan Dhooble oo ka badbaadey isku day dil oo lagu qaarijin lahaa.

Xildhibaan Cabdillaahi Xasan Dhooble oo ka badbaadey isku day dil oo lagu qaarijin lahaa.

Xildhibaan Cabdullaahi Xasan Dhooble oo ka mid ah xildhibaanada Khaatumo ee ku jira Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka badbaaday isku day dil kadib markii gaari uu saarnaa  ay rasaas…

Reer Boocame oo is baraxay muujiyayna Maamulkooda

Reer  Boocame oo is baraxay muujiyayna Maamulkooda

Kulankan oo ay isgu yimaadeen Wasiirka Macdanta iyo Khayraadka maamulka Khaatumo, Wasiir ku xigeeno, Saraakiisha Ciidanka, Waxgaradka deegaanka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka dhacay Magaalada Boocame kaasoo hoosta…

Hanaanka dawladnimo iyo haykalka siyaasadeed ee dalka Soomaaliya waa mid maraya meel xasaasi ah

Hanaanka dawladnimo iyo haykalka siyaasadeed ee dalka Soomaaliya waa mid maraya meel xasaasi ah

Hanaanka dawladnimo iyo haykalka siyaasadeed ee dalka Soomaaliya waa mid maraya meel xasaasi ah,waxaana haboon in la dhawro dastuurka & sharciga dalka u degan. Masuulka kasta oo maqaam sare ka…

Isku-shaandhayn lagu sameeyay golaha Wasiirada iyo Madaxii Damuljidiid oo Wasaarada Dastuurka laga Wareejiyay

Isku-shaandhayn lagu sameeyay golaha Wasiirada iyo Madaxii Damuljidiid oo Wasaarada Dastuurka laga Wareejiyay

Isku-shaandhayn ayaa lagu sameeyay golaha xukuumadda ayadoo dhowr wasiir la isku beddelay xilalkooda. sidoo kale wasiir ku xigeenno iyo wasiiru-dowlayaal ayaa xilalka loo kala wareejiyay. Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali…

Bulxan iyo Gurxan Ebola oolaga helay Askarta Afrikaanka ee Soomaaliya loo soo waday

Bulxan iyo Gurxan Ebola oolaga helay  Askarta Afrikaanka ee Soomaaliya loo soo waday

Waa Qiso Xiiso Badan ee Nala Daawo (SooRoga —-Ebola Bulxan & Gurxan 1) Askar loosoowaday Soomaaliya oo laga keenilahaa wadanka Siiraliyoon ayaa laga helay cudurka dilaaga ah EBOLA ee dhawaan…

Shacabka Buuhoodle oo ka biyo diiday Socdaalka Horgalada Maamulka Puntland

Shacabka Buuhoodle oo ka biyo diiday Socdaalka Horgalada Maamulka Puntland

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka cayn laga dareemay Xaalad Kacsanaan ah, iyadoona La xidhay Wadooyinka Halboowlaha ah ee magaalada Buuhoodle. Aritaan ayaa waxay Timid kadib markii Magaalada ay soo…

Weerar toogasho ah oo ka dhacay xarunta Baarlaamanka ee dalka Kanada.

Weerar toogasho ah oo ka dhacay xarunta Baarlaamanka ee dalka Kanada.

Weerar geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacday xarunta barlamaanka ee Magaalada Ottawa ee Caasimadda dalka Canada ka dib Markii rag hubeysan oo loo maleynayo in ay gaarayaan ilaa…

Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ku geeriyooday magaalada Jig-Jiga ee dalka Ethiopia.

Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ku geeriyooday magaalada Jig-Jiga ee dalka Ethiopia.

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay magaalada Jig-jiga ee Dalka Itoobiya ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ka mid ahaa waxgaradka Khaatumo ee…

Daawo Waxqabadkii iyo Taariikhdii Kacaankii 21-ka Octoobar.

Daawo Waxqabadkii iyo Taariikhdii Kacaankii 21-ka Octoobar.

Dowladdii Kacaanka ee dalka Soomaaliya, mudadii 21-ka sanadood xukumeysay waxa ay gaadhsiisay horumar la taaban karo kuwaasoo laga xusikaro qodobadan hoos ku qoran, sidoo kale barnaamijkan ayaan waxaan idinkugu soo…

Daawo Universal TV oo wareysi la yeeshay Safiirka Dowladda Britain u qaabilsan Somalia.

Daawo Universal TV oo wareysi la yeeshay Safiirka Dowladda Britain u qaabilsan Somalia.

Tv-ga Universal ayaa wareysi xiiso badan la yeeshay safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya kaas oo ka Hadley siyaasada dowladda Ingiriiska ay ka leedahay Soomaaliya, doorashada 2016-ka, kufsiga ciidamada Amisom,…

Daawo Hagardaamada Beesha Caalamka ay ku hayso Ummada Soomaaliyeed.

Daawo Hagardaamada Beesha Caalamka ay ku hayso Ummada Soomaaliyeed.

http://youtu.be/zWmL4WK046U…

Madaxweyne ku- Xigeenka Maamulka Khaatumo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Columbus

Madaxweyne ku- Xigeenka Maamulka Khaatumo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Columbus

Daawo…

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxaweynaha Faransiiska

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxaweynaha Faransiiska

Paris: October 17, 2014- Madaxweynaha Faransiiska, François Hollande, ayaa maanta xarunta Madaxtoooyada ee Jamhuriyadda Faransiiska si diirran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud. Labada Madaxweyne waxay ka wadahadleen…

Tahniyad: C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag

Tahniyad: C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag

Tahniyada Aroos oo loo dirayo C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag. Tahniyada waxaa dirayaa dhamaan ehelka caruuska iyo caruusada  oo kala jooga…

Qodobada ay ku heshiiyeen dowladda dhexe iyo Maamaulka Puntland

Qodobada ay ku heshiiyeen dowladda dhexe iyo Maamaulka Puntland

Shirka dowladda dhaxe ee Soomaaliya iyo Maamulka Puntland uga socday  magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa maanta waxaa ka soo  baxay 12 qodab  oo dhaxgal u ah dowladda Federaalka…

Waftigii uu Hogaaminayay Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh oo gaadhay Fadhiga Boqortooyada Daarood ee Qardho

Waftigii uu Hogaaminayay Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh oo gaadhay Fadhiga Boqortooyada Daarood ee Qardho

Waxaa maanta magaalada Qardho soo gaaray wefdi balaaran oo hogaaminayo Ra’iisal wasaaraha Somalia C/weli Shiikh iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,wefdigaani ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweyne ku…

Banaanbax weyn oo shacabka Gobolka Cayn ku taageerayeen Ciidamada Khaatumo isla markaana ku cambaareeyeen Maamulada PL & SL oo lagu qabtay Buuhoodle.

Banaanbax weyn oo shacabka Gobolka Cayn ku taageerayeen Ciidamada Khaatumo isla markaana ku cambaareeyeen Maamulada PL & SL oo lagu qabtay Buuhoodle.

Hambalyo Aroos; Faisal Mohamed Bashe iyo Khadija Hussein oo arooskoodu ka dhacay magaalada Jig-Jiga.

Hambalyo Aroos; Faisal Mohamed Bashe iyo Khadija Hussein oo arooskoodu ka dhacay magaalada Jig-Jiga.

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  October 12th sanadka 2014 Arooskoodu ka dhacay magaalada Jig-Jiga ee Caasimada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Faisal Mohamed Bashe iyo Khadija Hussein. Hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo Hooyooyinka,…

Politician for Rent: Axmed Cabdi Xaabsade oo taariikh-du qeexday iyo shacabka Khaamuto oo dhagaha faraha galiyay. Daawo.

Politician for Rent: Axmed Cabdi Xaabsade oo taariikh-du qeexday iyo shacabka Khaamuto oo dhagaha faraha galiyay. Daawo.

Axmed Cabdi Xaabsade oo taariikhdu qeexday Darjiidhka siyaasadeed ee kala goooshida Somaliland iyo Puntland iyo shacabka Khaamuto oo dhagaha faraha galiyay. Halkan Hoose ka Daawo Horgale Xaabsade oo ka hadlaya…