Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Ahaana Madaxwaynihii ugu danbeeyay ee Maamulka Khaatumo ayaa ku geeryooday Magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida. Dr. Galydh ayaa isagu u geeryooday si kadis ah dhamaanEng…
Jubba, Oktoobar 03, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Suudaanta…
Guddiga Hirgalinta Doorashada 2020/21 ee Heer Federal (GHDHF)Muqdisho, 1 October 2020Mabaadii’da Doorashada 2020/20211. Golaha Wadatashiga Qaranka, iyaga oo fulinaya heshiiskii siyaasadeed ee soo baxay September 17, 2020, qodobkiisa 1aad oo…
Muqdisho, Sebteembar 27, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falaanqeynta Siyaasadda ayaa tilmaamay dadaalka dowladdu…
Xaflad lasoo agaasimay oo ka dhacday Muqdisho Dhamaadkii July ayaa kalsoonida lagala noqday xukuumadii Xasan Cali Kheyre, kaas oo noqday kii ugu wakhtiga dheeraa, Golaha Shacabka ayaa cod aqbalabiyad leh…
Muqdisho Sept. 26, 2020: Labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo sabti kulan ku yeeshaan fadhi wada-jir ah oo ay uga doodayaan heshiiska siyaasadeed ee doorashada oo ay 17-dii…
Muqdisho, Sebteembar 23, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble…
Muqdisho, Sebteembar 17, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,…
WAR-MURTIYEEDShir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha…
Ugaas Aaden Baqow ayaa ka taariikheeyay taariikhda deegaanada Waamo isga oo cadeeyay taariikh laysku dayay in mugdi la galiyo ama si qaldan loo minguuriyo. Nala dhagayso ama nala Daawo. Ceegaag.com…
Muqdisho, Sebteembar 13, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta si rasmi ah uga furmay…
Iyada oo ay socoto soo afjarida dhamaan colaadaha deegaanada SSCD ayaa waxaa bishii hore baaq nabadeed soo saaray Jaaliyada SSCD ee Edminton Kanada taasoo ku aadanayd bogaadin Mataano-Hawd iyo in…
Qofwaliba oo dunida ku nool ku waari maayo balse waxaa jirta in shaqsiyaad ay ka tageen taariikh lama ilaawaan ah hadaba nala daawada wariyaha caanka ah ee Cismaan Cabdunuur Xaashi…
Muqdisho, Sebtembar 10, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si wada…
Barxada Timilty oo ah barxada ay Soomaalidu badanaa isugu yimaadaan magaalda Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa waxaa ururka madaniga ah ee ay Soomaalidu maalgaliyaan SAYPA ku qabteen xaflad ay…
Iyada oo ay wali jirto cabsida uu ku hayo aduunka cudurka Covic 19 ayaa waxaa suuro gashay in urur jaaliyadeedka Soomaaliyeed ee SAYPA ku guulaystay inuu hirgaliyo xaflad sanadeedkii uu…
Muqdisho, Sibteembar 02, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Wasiirrada iyo Agaasimeyaasha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka…
Barxada Timilty oo ah barxada ay Soomaalidu badanaa isugu yimaadaan magaalda Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa waxaa ururka madaniga ah ee ay Soomaalidu maalgaliyaan SAYPA ku qabteen xaflad ay…
1- Awdal:- wuxuu ka kooban yahay afar degmo oo kala ah baki boorame ,oo caasimada gobolka ah lug hayo zaylac 2- Banaadir oo magaalo madaxda muqdishowaxay ka kooban tahay sidaan anigu u hayo 15 degmo…
Iyada oo lasoo afmeeray Colaadii 14 sano jirsatay ee ka socotay gobolka Gal-Cayneed Togdheer Soomaaliya, ayaa waxaa jaaliyada reer SSC ee magaalada Boston nasoo gaadhsiiyeen baaq ay ku taageerayaan shaqada…
Figradihiina