Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 94)

Ogaysiis: Shir Jaaliyada Soomaaliyeed ku yeelanaso Boston May 04, 2013 6:30PM to 9:00PM

Ogaysiis: Shir Jaaliyada Soomaaliyeed ku yeelanaso Boston May 04, 2013 6:30PM to  9:00PM

Waxaa Dhacaya hadii ALLaha Awooda Lihi ogolaado Shir wayn oo jaaliyadu ku yeelanasa Xarunta BOYS AND GIRLS ee 115 Warran St. Roxbury, MA 02119. Saacada Shirku Dhacayo waa 6:30PM ilaa…

R/wasaare Saacid oo kormeeray xarumaha ciidanka ee magaalada Muqdisho

R/wasaare Saacid oo kormeeray xarumaha ciidanka ee magaalada Muqdisho

Kormeerka Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirradiisa ay maanta ku soo kala bixiyeen xarumaha ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya, waxaana ugu horeyn ay ka billaabeen…

Madaxweyne Uhuru oo Amb. Aamina Maxamed u magacaabay wasiirka arimaha dibadda.

Madaxweyne Uhuru oo Amb. Aamina Maxamed u magacaabay wasiirka arimaha dibadda.

Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta ayaa magacaabay afar wasiir oo ah kuwii ugu horreeyay golihiisa wasiirada cusub oo ka koobnaan doona 18 wasiir. Afarta wasiir ayaa waxaa ku jirta haweeney…

Cagmadhige oo xab ka dilaaciyay Soomaalida (UniversalTV)

Cagmadhige oo xab ka dilaaciyay Soomaalida (UniversalTV)

Wariyaha Caanka ah ee Cabdi Xaaji Cagmadhige oo soo badhigay barnaamij ay saxaafada ku dhici wayday isaga oo ka hadlay hantidii lakala boobay ceegaag.com…

OGAAL TV oo waraysi layeelatay qaar kamid jaaliyada ree Boston Xafladii isbarashada ee Madaxwayne Sh.Shariif

OGAAL TV oo waraysi layeelatay qaar kamid jaaliyada ree Boston Xafladii isbarashada ee Madaxwayne Sh.Shariif

Waraysigana ayaa waxaa uu ka dhacay munasad uu madaxwaynihii hore ee Somalia Sheikh Sharif Sheikh Ahmed kula kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Boston. Waxaan ka waraysanahay dadwaynaha sida ay u…

Madaxwayne Sh. Shariif oo kulan kula yeeshay Jaaliyada Jaamacada Boston University

Madaxwayne Sh. Shariif oo kulan kula yeeshay Jaaliyada Jaamacada Boston University

Madaxwaynihii ugu danbeeyay ee  Dawladihii kumeelgaadhka ahaa Mudane. Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa shalay kula kulmay Jaaliyada xarunta Madaxwaynayaasha Afrika ee Jaamacada Boston University.  Madaxwaynaha oo kulamo gaar gaar ah la…

Idaacada Afka dheer ee VOA oo dhacdadii Boston Marathon waraysi kala yeelatay Eng. Fiin, Amaal Xuseen iyo SH. Yuusuf

Idaacada Afka dheer ee VOA oo dhacdadii Boston Marathon waraysi kala yeelatay Eng. Fiin, Amaal Xuseen iyo SH. Yuusuf

Dhagayso Waraysigaa Waraysi reer Boston Magaalada Boston ayaa wiigan ku soo jirtay Argagixiso iyo raadintooda ayaa lasoo gabogabeeyay kadib markii labadii nin ee ka danbeeyay nin na la dilay nin na…

Boston oo Bandoo lagu soo rogay

Boston oo Bandoo lagu soo rogay

Magaalada Boston ee carigan Maraykanka ayaa Gabi ahaanba Bandoo lagu soo rogay ka dib markii ay marlabaad dibada u soo baxeen ragii qaraxa la beegsaday Boston Marathon. Habeenimadii xalay ahayd…

Teen ‘fearful’ after portrayal as US bomber

Teen ‘fearful’ after portrayal as US bomber

Salah Eddin Barhoum, wrongfully labelled as Boston blasts suspect, says will not feel safe until bombers are caught.   A teenager says he is scared to go outside after he was…

2 nin oo lagu tuhunsan yahay Qarixii Argagaxisanimo ee Boston Marathon oo muuqaalkooda Lasoo ban dhigay

2 nin oo lagu tuhunsan yahay Qarixii Argagaxisanimo ee Boston Marathon oo muuqaalkooda Lasoo ban dhigay

Qaraxii lala beegsaday dhamaadkii Boston Marathon oo ah Marayhonka ugu faca wayn Aduunka ayaa waxaa hada ciidamada amaankun Soo ban dhigeen muuqaalka ragii ka danbeeyay qaraxan. nimankan oo aan ilaa…

Members of Boston Islamic Center (Somali Community) are deeply saddened by the tragic occurrence at the Boston Marathon.

Members of Boston Islamic Center (Somali Community) are deeply saddened by the tragic occurrence at the Boston Marathon.

We are all aware and are very disappointed by what had happened at the Boston Marathon yesterday afternoon.  A day of celebration for our beautiful city of Boston has turned into…

Fal-Argagixiso ah oo carqaladeeyay Ciyaarta oradka dheer ee magaalada Boston

Fal-Argagixiso ah oo carqaladeeyay Ciyaarta oradka dheer ee magaalada Boston

Waxaa maanta carqalad wayn ku keenay Ciyaarta Orodka ee Boston Marathon fal-argagixiso ah oo aan ilaa hada la garanayn cida ka danbaysay. magaalada ayaa dagan waxaana gabi ahaanba la xidhay…

Madaxwayne Sh.Shariif oo jaaliya reer Boston ku soo biiray horaantii sanadkan kula kulmaya Jaamacada Boston University

Madaxwayne Sh.Shariif oo jaaliya reer Boston ku soo biiray horaantii sanadkan kula kulmaya Jaamacada Boston University

Madaxwayne Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa kula kulmaya Jaaliyada reer Boston Jaamacada wayn ee Boston University. kulankan oo ah mid uu madaxwaynuhu ku baranayo Jaaliyada oo qorsheenasa in kulan guud…

Taliye la tabay oo aan ilaa hada lagaranayn sababta loogu ogolaan waayay inuu Al-shabaab isdaba raaciyo!!

Taliye la tabay oo aan ilaa hada lagaranayn sababta loogu ogolaan waayay inuu Al-shabaab isdaba raaciyo!!

Taliye Diini oo uu jagada ka qaaday madaxwayne Xasan Sh. Maxamuud ayaa ahaa taliyihii argagaxisada ka xoreeyay Koonfurta Soomaaliya ayaa wara hoosaad ay sheegayaan inay codsadeen in jagada laga qaadao…

Weerar naflacaariyo oo argagaxisada Al-Shabaab ku qaadeen Caasimada Muqdisha

Weerar naflacaariyo oo argagaxisada Al-Shabaab ku qaadeen Caasimada Muqdisha

Kooxaadada wakhtigeedii dhamaaday ee la fahmay dabinadooda ayaa weerar ay kaga cadheesan yihiin nabada iyo wanaaga ka bilowday caasimada Muqdisho ka fuliyay ismiidaamin ay kusii fashilmeen.  Wararka ka imanaya muqdisho…

Shirkii Istanbuul ooeekaaday mid lagu hoosaasinayo Soomaalida midnimo ilaaliska u taagan

Shirkii Istanbuul ooeekaaday mid lagu hoosaasinayo Soomaalida midnimo ilaaliska u taagan

Shirkii ka dhacay magaalada istanbuul oo dawlada Soomaaliya heshiiska kula saxeexatay maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay durdaba soo baxayaan warar hoosaad sheegaya in heshiiskaa ay ka mid…

R/wasaare Saacid oo gaaray dalka Burundi

R/wasaare Saacid oo gaaray dalka Burundi

Bujumbura, April 11, 2013——-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Yugandha ayaa gaaray magaalada Bujumbura ee caasimada dalka Burundi. Wafdiga…

Prof. Jawaari oo kulan la qaatay Jaalliyada Soomaaliyeed ee reer Norway + Sawiro

Prof. Jawaari oo kulan la qaatay Jaalliyada Soomaaliyeed ee reer Norway + Sawiro

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalkaNorwayayaa magaaladaOslokula kulmay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi. Gudoomiyaha Baarlamaanka…

Madaxweynaha oo gaaray Nairobi si uu uga qaybgalo caleema saarka Madaxweynaha Dalkaas

Madaxweynaha oo gaaray Nairobi si uu uga qaybgalo caleema saarka Madaxweynaha Dalkaas

Madaxweymaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo  oo saaka ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Airport ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweyne…

Ra’iisal Wasaaraha oo kulamo is daba joog ah la yeeshay madax sare sare kula yeeshay Addis Ababa

Ra’iisal Wasaaraha oo kulamo is daba joog ah la yeeshay madax sare sare kula yeeshay Addis Ababa

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo booqasho rasmi ah ku jooga Addis Ababa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulamo is daba jooga ah la qaatay…