Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 96)

Dowlada Federaalka oo sii lumineysa mid ka mid Astaamaheedii Qaranka

Dowlada Federaalka oo sii lumineysa mid ka mid Astaamaheedii Qaranka

Dadka Soomaaliyeed waxay yiraahdan “ Dhar Aaddan lahayn Dhaxan Kaama Celiyo” , waxaana Murtidaan u soo qaatey markii ay ii soo baxdey arrimo aan is dhihi karo Khatarteeda ayey leedahay…

Maamul u samaynta Jubaland oo haatan loo guryo celinayo Soomaaliya kadib shirkii Nayroobi

Maamul u samaynta Jubaland oo haatan loo guryo celinayo Soomaaliya kadib shirkii Nayroobi

Shir saddex geesood ah oo muddo laba cisho ah ka socday caasimadda wadanka Kenya ee Nairobi ayaa la soo gabagabeeyey Sabtidii, iyadoo ay ka soo baxeen qodoba dhowr ah. Waxaa…

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya oo dhiirageliyay diblomaasiyiinta ku tababaranaya South Africa

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya oo dhiirageliyay diblomaasiyiinta ku tababaranaya South Africa

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowladda FS Mahdi Maxamuud Cali ayaa caawa ku booqday 21 diblomaasi oo Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ka tirsan hotel-ka Protea…

Dood xaasaasiya oo Telefishinka SomaliChanel u qabtay Dr. Ali Khaliif Galaydh, Xaaji M. Yaasiin iyo Dr. Abdi Shire Warsame. Daawasho Wacan.

Dood xaasaasiya oo Telefishinka SomaliChanel u qabtay Dr. Ali Khaliif Galaydh, Xaaji M. Yaasiin iyo Dr. Abdi Shire Warsame. Daawasho Wacan.

Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Garoowe

Dowladda Federaalka Soomaaliya  Iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Garoowe

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax shirdoon Saacid iyo wefdi uu hogaaminayey oo muddo sadex maalmood ah safar ku joogay magaalada Garoowe ayaa maanta soo gabagabeeyey safarkoodii Garoowe, Ra’iisul wasaaraha iyo…

HAMBALYO MEHER: Cabdirisaaq Siciid Ow-Cabdi IYO Khadra Ibraahim Maxamed Geedeeye oo ka dhacay Laaska

HAMBALYO MEHER: Cabdirisaaq Siciid Ow-Cabdi IYO Khadra Ibraahim Maxamed Geedeeye oo ka dhacay Laaska

Annaga oo kala ah: Hooyo Shamis Jamac iyo caruurteeda Hooyo Maryama Jibrill iyo caruurteeda Fawsi Saleban Geedeeye  iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa; Axmed Saleban Geedeeye iyo Faduma Shiikh Cali iyo carruurtooda…

State Representative Gloria L. Fox handed over ten apple notebooks and two back up servers from four organizations that are the Central Elderly of Boston, Roxbury YMCA, Sojourner House and The Boston Islamic Center

Boston, Saturday March 09, 2013. State Representative Gloria L. Fox who represents the residents of the 7th Suffolk District held a town Hall meeting in the Roxbury YMCA today. The…

Black History Is No Mystery

Black History Is No Mystery

Join State Representative Gloria L. Fox. Town meeting: A discussion on constituent concerns & community engagement!!! Location: Roxbury YMCA 285 Martin Luther King Blvd, Roxbury Date: Saturday, March 9, 2013 (Kick…

Munaasabad Ay Ku Qalin Jebinayeen Arday Wax Ka Baratay Jaamacadda Banaadir Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad Ay Ku Qalin Jebinayeen Arday Wax Ka Baratay Jaamacadda Banaadir Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay ku qalin jebinayeen ku dhowaad 100 arday ayna ka qeybgaleen maamullada Jaamacadaha Dalka,Macalimiinta Jaamacadaha,Aqoonyahanno,Waalidiin iyo ardayda qalin jebineysay ayaa maanta lagu…

Fariin uu madaxwayneheenu inoo soo diray”Aan iska iloowno is xamashada iyo fadhi ku dirirka”

Fariin uu madaxwayneheenu inoo soo diray”Aan iska iloowno is xamashada iyo fadhi ku dirirka”

Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa fariin soconaysa hal daqiiqo iyo 30 il-biriqsi, Youtube-ka u soo dhigay shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynuhu wuxuu fariintiisa ku sheegay in caalamku u soo jeensaday Soomaaliya, ayna wax badan la…

Abwaanada Xaliimo Soofe oo tix Taageero ah u dirtay dhismaha Jubaland

Abwaanada Xaliimo Soofe oo tix Taageero ah u dirtay dhismaha Jubaland

Maamulka Jubaland ee loo yagleelayo Gado, Bu’aale iyo Kismaayo oo taageero buuxda ka heshay abwaan Xaliimo Soofe. ceegaag.com…

Yagleelida Caasimada Kismaayo oo si habsami ah u bilaabatay iyo ergooyinkii oo kusii qulqullaya (aljazeera)

Yagleelida Caasimada Kismaayo oo si habsami ah u bilaabatay iyo ergooyinkii oo kusii qulqullaya (aljazeera)

Magaalada Kismaayo oo lagu wado inay noqoto caasimad dadbadan oo qurba joog nimada ku daalay  inay ku guryo noqdaan ayaa waxaa si rasmi ah uga bilowday shir lagu yagleelato maamul…

Raysal’wasaaraha Soomaaliya Saacid oo ka soo horjeestey yagleelida caasimada 3aad ee Soomaaliya ‘Kismaayo’

Raysal’wasaaraha Soomaaliya Saacid oo ka soo horjeestey yagleelida caasimada 3aad ee Soomaaliya ‘Kismaayo’

Soomaaliya ayaa waxa ay yeelatay labo caasimadood oo kala noqday Muqdisho iyo Hargaysa kadib dib usoo noqashadii qaranimada Soomaaliya ayaa waxaa hada lagu guda jiraa yagleelida Caasimad Sadexaad  taasoo keenasa…

Shabada Wararka Ceegaag.com oo Booshaqo ku tagtay deegaanka Marqaan Wayne,kana soo Diyaarisay Warbixin ku saabsan reer guuraaga Marqaan

Shabada Wararka Ceegaag.com oo Booshaqo ku tagtay deegaanka Marqaan Wayne,kana soo Diyaarisay Warbixin ku saabsan reer guuraaga Marqaan

  Kadib Booqasho Shabakada Wararka Ceegaag.com ku tagtay Deegaanka Marqaan Wayne oo Koonfurta ka  Xiga Magaalada Buuhoodle isla Markaana Gudaha ugu jira Dawlada deegaanka Somalida Itoobiya oo deegaan ahaana katirsan…

Soomaaliya ma’uqalantaa oo makaa istaahishaa

Soomaaliya ma’uqalantaa oo makaa istaahishaa

Intii Aad adigu sida dastuuriga ah aad xukunkaaga u isticmaali lahayd inaad ka tanaasudho si aan dalka khilaaf uga dhicin siiba madaxda sarsare………..Raysalwasaare Saacid wuu ku saxsan yahay inuu u…

Dhaqanka Jahiliga oo kasoo daahiray Somalida

Dhaqanka Jahiliga oo kasoo daahiray Somalida

Maxaadaradan ayaa qaybtan ay ka hadlasaa dadka Qurba Joogta ah iyada oo si toos ahuga hadlasa dhaqanka dadka qurbaha ku sugan haatan..   Meereesane Media Network  …

Shirkii maamulka loogu sameenayay Jubaland oo 27ka bishan dib ugu dhacay

Shirkii maamulka loogu sameenayay Jubaland oo 27ka bishan dib ugu dhacay

Wararka naga soo gadhaya magaalada Kismaayo oo lafilayo inay xarun u noqoto maaulka Jubaland Soomaaliya ee dhawaan lagu yagleelayo magaaladaa ayaa la sheegay inuu dib u dhacay kadib markii aysan soo…

Axmed Cali Jimcaale Cosoble (Maleele) oo lagu dilay Kismaayo

Axmed Cali Jimcaale Cosoble (Maleele) oo lagu dilay Kismaayo

oo ahaa bare caafimaad oo aflixiyey boqolaal dhalinyaro ah oo haatan ka hawlgasha rugo caafimaad oo kala duwan, wuxuu kale oo uu ahaa samafale u shaqeeya hey’adda bisha cas, iyo xirfadle…

Filim Somali ASAD oo Oscar u Sharaxan.

Filim Somali ASAD oo Oscar u Sharaxan.

Filim uu matalay wiil Soomaalia ah ayaa waxaa loo magacaabay abaalmarinta Jilaanimada e wadanka Koonfur Afrika. Hadaba nala daawo Cajalada uu wiilku ka jilayo Budhcadbadeednimo iyo inuu kala doorto Mustaqbal…

Jaaliyada Degan Wadanka Maraykanka gaar ahan Magaalada Minneapolis ayaa deeq Mucaawimo Dhar ah oo la soo gaadhsiiyey Carruuurta agoomaha ah Dadka Qaba Xanuunka Dhimirka( Daawo Full Video)

Jaaliyada Degan Wadanka Maraykanka gaar ahan Magaalada Minneapolis ayaa deeq Mucaawimo Dhar ah oo la soo gaadhsiiyey Carruuurta agoomaha ah Dadka Qaba Xanuunka Dhimirka( Daawo Full Video)

Qaarkamid ah Gabdhaha Jaaliyadaha ka soo Jeeda Gobolka Sool Sanaag iyo Cayn ee ku dhaqan Wadan Maraykanka gaar ahaan Magaalada Mineabils ayaa deeq dhar ah soo gaadhsiiyey Carruurta agoomaha ah…