Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 97)

‘AL-Shabaab waa in Caruurta laga badbaadiyaa balse Xalkoodu waa uun in la cidhibtiro sidii Khawaarijta’.Jaaliyada Boston

‘AL-Shabaab waa in Caruurta laga badbaadiyaa balse Xalkoodu waa uun in la cidhibtiro sidii Khawaarijta’.Jaaliyada Boston

Shir balaadhan oo jaaliyada Soomaalida reer Boston ku yeesheen masaajidka ayaa waxaa lagu gorfeeyay waxa xal ah ee laga yeelayo kooxa Al-shabaab oo si badheedha u laynaya wax garadka Soomaaliyeed…

Shirkii Beesha Adan Axmed oo Xidhmay iyo Go’aamo laga soo saaray

Shirkii Beesha Adan Axmed oo Xidhmay iyo Go’aamo laga soo saaray

Akhriso ama Daawo Go’aamadii ka soo Baxay Shirwaynihii Beesha Adan Axmed ee Buuhoodle ka socday in Mudo ah oo maanta lasoo gabogabeeyay 1.Inlagu dhaqmo shareecada diinta islaamka lagana hadho waxii kahor imaanaya shareecada islaamka.…

Mashaa’ikhda, Macalimiinta iyo Maamulka masjudul Taqwa Boston oo tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Sh. Cabdiqaadir Nuur Faarax

Mashaa’ikhda, Macalimiinta iyo Maamulka masjudul Taqwa Boston oo tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Sh. Cabdiqaadir Nuur Faarax

Dhamaan ardayda, waalidiinta, macalimiinta, iyo mashaa’ikhda masjidka Soomaalida ee Boston Masjidul Taqwaa ayaa tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabadii Sheekhunaa Cabdulqaadir Nuur Faarax oo gacan ka xaqdiran ku dishay magaalada…

Akhriso Go’aamadii ka soo Baxay Shirwaynihii Dangarad1 ee Beesha Jaamac Siyaad oo lagu soo Xidhay Degmada DanDan ee Gobolka Cayn(Daawo Full Video+ Sawiro)

Akhriso Go’aamadii ka soo Baxay Shirwaynihii Dangarad1 ee Beesha Jaamac Siyaad oo lagu soo Xidhay Degmada DanDan ee Gobolka Cayn(Daawo Full Video+ Sawiro)

1.Beesha Jaamac Siyaad Waxa Ay Latalo Tahay Beel Weynta dhulbahante. A.Beesha Jaamac Siyaad Waxa Ay Kamid Tahay beelihii Wax Kadhistay maamulka Khaatumo Hadana Waxa Aydiyaar Uthay Inay Garab Istaagto Maamulkooda…

Carmo:Halgamaa Ladane Saalax Dayr oo ka mid asaasayaashii SYL oo Carmo saaka ku geeriyooday February 13, 2013

Carmo:Halgamaa Ladane Saalax Dayr oo ka mid asaasayaashii SYL oo Carmo saaka ku geeriyooday February 13, 2013

Ilaahay ha u raxmadee waxaa saaka ku geeriyooday degmada Carmo ee gobolka Bari halgamaa Ladane Saalax Dayr oo ka tirsanaa asaasayaashii Ururka saldhiga u ahaa xorriyadda Soomaaliyeed ee SYL. Marxuumka…

Daawo qaabkii uu u furmay shirwaynihii beesha Aadan Axmed ee Buuhoodle ka furmay

Daawo qaabkii uu u furmay shirwaynihii beesha Aadan Axmed ee Buuhoodle ka furmay

Maalintii shalayto ayaa magaalada Buuhoodle waxaa ka furmay gaar ahaan Baliga Buuhoodle shirwayihii Midnimo ee Beesha Aadan Axmed Waxaana shirkaasi uu ahaa Mid si heer sare ah loo soo agaasimay…

Magaalada Gaalkacyo oo si weyn loogu soo dhoweeyay ganacsato & odayaal ka socda Jubooyinka

Magaalada Gaalkacyo oo si weyn loogu soo dhoweeyay ganacsato & odayaal ka socda Jubooyinka

Duhurkii maanta waxaa Garoonka C/laahi Yuusuf Axmed ee magaalada Gaalkacyo kasoo degay wafdi balaaran oo ka socday deegaanada Jubbaland, wafdigaasi oo isugu jiray Odayaal dhaqmeed iyo Ganacsato. Xubnaha wafdiga oo…

Madaxwaynaha Khaatumo oo Abaalmarino Gudoonsiiyey Arday Dhamaysatay Quraanka Kariimka ah oo ka Baxday Malcaamada Daarul-Salam ee Buuhoodle

Madaxwaynaha Khaatumo oo Abaalmarino Gudoonsiiyey Arday Dhamaysatay Quraanka Kariimka ah oo ka Baxday Malcaamada Daarul-Salam ee Buuhoodle

Dufcadii 7 oo ardayda ayaa Maanta Waxay ka Qali jabiyeen Malcaamada Xifdinka Quraanka Kariimka ah ee Daaru- Salaam ee Buuhoodle Waxana Xaflad Balaadha  oo loo Qabtay ardaydaasi ka soo Qayb…

Xaflad soo dhaween ah oo loo sameeyay Ra’isulwasaarihii Hore Dr Cabdiweli Gaas oo booqasho ku tagat Minnesota

Xaflad soo dhaween ah oo loo sameeyay Ra’isulwasaarihii Hore Dr Cabdiweli Gaas oo booqasho ku tagat Minnesota

Waxaa ra’iisul wasaaraha wehliyey aqoonyahano soomaaliyeed oo ka socday Macadka Cilmi Baarista arrimaha geeska africa – (Institute for Horn Africa Studies and Affairs) oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan…

Baraf ba’an oo ku habsaday gobolada Bari ee Maraykanka iyo Kanada

Baraf ba’an oo ku habsaday gobolada Bari ee Maraykanka iyo Kanada

Duufaan watay hawo qabaw oo markay soogaadhay gobolada Bari ee maraykanka iyo Kanada lakulantay qabow dul heehaabayay deegaandan oo ku jira wakhtiyadii qabowka ayaa isku badahsay baraf meelaha qaarkood sadex…

Shir Dhexmaray Waxgaradka Buuhoodle iyo Wasiirka aminga ee Khaatumo

Shir Dhexmaray Waxgaradka Buuhoodle iyo Wasiirka aminga ee Khaatumo

Wasiirka Amniga ee Maamul Goboleedka Khaatumo DR Maxamed Ducaale ayaa oo soo gaadhay Magaalada Buuhoodle, wasiirka ayaa saaka Waxaa uu shir aad u Balaadhan ku Qabtay Magaalada Buuhoodle Waxaana uuna…

Xaguu marayaa Dhismihii Masjid Jaamaca magaalada Qaydar Daawo Video-ga

Xaguu marayaa Dhismihii Masjid Jaamaca magaalada Qaydar Daawo Video-ga

Deegaanka Qaydar  oo dhinaca Waqooyi ka Xiga Magaalada Buuhoodle ayaa haatan Waxaa ka soconaya Dhismaha Misaajid aad u Balaadha oo ah Misaajidka ugu Wayn deegaanada Ku hareeraysa Gobolka Cayn Masaajidka…

Cuqaasha Ceegaag oo shirjaraa’id oo ay kaga hadlayaan xalinta Dilkii Maxamuud Jamali iyo Maxamed Quule loogu gaystay Oog meesha uu marayo saxaafada usoo bandhigay iyaga oo dhinaca kale ka jawaabay codsi uga yimid salaadiinta Oog iyo kuwa beelwaynta Isaaq

Dilkii November 02, 2012 abaarihii 3:00 habeenimo loogu gaystay Tuulada Oog  Maxamuud Jamali iyo Maxamed Quule oo ay salaadiinta deegaanku siiba kuwa dhibka gaystay in badan saxaafada kusoo bandhigeen meesha…

Sheekh Muusa Ashcari iyo Muxaadaradii Dhaqankii Jaalihiga oo ka soo daahiray Soomaaliya

Sheekh Muusa Ashcari iyo Muxaadaradii Dhaqankii Jaalihiga oo ka soo daahiray Soomaaliya

Muxaadaro muzalzal ah oo sheekh Muuse Ashcari ugu talo galay inuu wax xoogaa ka bayaaniyo dhibaatada ba’an ee Jahliga ah ee xitaa dadkii garaadka iyo aqoonta maadiga ama diiniga ah…

Gudiga Qaban Qaabada Shirwaynaha Beesha Adan Axmed oo Ku Dhaawaaqay Xiliga uu Shirka Beeshaasi Furmayo(MM)

Gudiga Qaban Qaabada Shirwaynaha Beesha Adan Axmed oo Ku Dhaawaaqay Xiliga uu Shirka Beeshaasi Furmayo(MM)

Guddiga Shirwaynaha Beel Waynta Adan Axmed ayaa Maanta Deegaanka Hagoogane kaga Dhawaaqay Xiliga uu Qabsoomayey Shirwaynaha Beeshaasi oo in Mudo ah la Sugayey Waxayna Kaloo Gudigu ugu Baaqeen Dhamaan Waxgaradka…

Gudoomiyaha ururka RIAC Maryan Gaas oo hadal qiiro badan ka jeedisay Xafladii Khaatumo

Gudoomiyaha ururka RIAC Maryan Gaas oo hadal qiiro badan ka jeedisay Xafladii Khaatumo

Maryan Gaas oo ah ruugcadaa in badan ka soo shaqeenasay arimaha bulshada hadana madax ka ah Haayad wayn oo qoxooti ahaan dadka keenta wadankan Maraykanka isla markaana dajisa kana caawisa…

Xaflad loogu dabaal degay sanad jirsashada Khaatumo sidoo kalena lagu taageeray Soonoqoshada qarannimada Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Boston

Xaflad loogu dabaal degay sanad jirsashada Khaatumo sidoo kalena lagu taageeray Soonoqoshada qarannimada Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Boston

Waxaa magaalada Boston ee xarunta gobalka Massachusetts ka dhacday Xaflad u agaasineed heer qaran taasoo loogu dabaal dagayay sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay maalintii Bardaha Taleex dhidibada loogu…

Wafti Isagu Jira Culumo Gudoomiyaasha Jaamacada Buuhoodle iyo Nugaal iyo Waxgarad Kale oo Degmada Ceegaag gaadhay, kana Qayb Galay Kulan looga Hadlayey Dhismaha Misaajid Ceegaag ka socda( Daawo)

Wafti Isagu Jira Culumo Gudoomiyaasha Jaamacada Buuhoodle iyo Nugaal iyo Waxgarad Kale oo Degmada Ceegaag gaadhay, kana Qayb Galay Kulan looga Hadlayey Dhismaha Misaajid Ceegaag ka socda( Daawo)

Degmada Ceegaag ayaa haatan Waxaa si Xawli ah uga socda Mashaariico farabadan oo dadka deegaanka iyo Waliba Qurba joogta  ay deegaankaasi ka Wadaan oo degmadaasi haatan laga dareemayo, Geesta kale…

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar ugu baxay xarumaha Midowga Afrika iyo Yurub

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar ugu baxay xarumaha Midowga Afrika iyo Yurub

Waxaa maanta  oo Sabti ah  ka duuley magaalada Muqdisho wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud, Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa booqasho ku tegaaya dalalka Itoobiya iyo Biljimka. Wefdigaan uu…

Wafdi kasocda Jubooyinka iyo magaalaa Gaarisa oo magaalada Bosaso lagu soo dhoweeyey

Wafdi kasocda Jubooyinka iyo magaalaa Gaarisa oo magaalada Bosaso lagu soo dhoweeyey

Wafdi kasoda magaalada Gaarisa gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya iyo gudoomiyaha odayaasha Jubooyinka ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, kadib booqasho ay ku yimaadeen…