Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 98)

Ogaysiis: Jaaliyada Soomaalida reer Boston oo u dabaal dagasa sanad jirsashada Khaatumo

Ogaysiis: Jaaliyada Soomaalida reer Boston oo u dabaal dagasa sanad jirsashada Khaatumo

Waxaa dhamaan loogu bushaareenayaa Jaaliyada Soomaalida ee reer Boston in ay sabtidan oo bishu Tahay Jan 26, 2013 loo wada dabaal dagayo sanad guuradii 1aad ee maamulgoboleedka midnimada Soomaaliya ee…

Imtixaankii Jaamacada bariga Afrika ee magaalada Buuhoodle ayaa maanta si habsami leh kusoo gabagaboobay. + Sawiro

Imtixaankii Jaamacada bariga Afrika ee magaalada Buuhoodle ayaa maanta si habsami leh kusoo gabagaboobay. + Sawiro

Imitxaankii Jaamacada Bariga Africa ee Magaalada Buuhoodle ayaa Maanta si Habsami leh ku soo gabo gaboobay Iyadoo ardayda Jaamacada ee imtixaanku u soo gabo gaboobay ay Wajiyadooda ka Muuqdeen farxad…

Qaar ka mid ah Jaaliyadaha G/Cayn oo deeqo lacageed soo gaadhsiiyay xarunta agoomaha ee Buuhoodle.(Sawiro + Video)

Qaar ka mid ah Jaaliyadaha G/Cayn oo deeqo lacageed soo gaadhsiiyay xarunta agoomaha ee Buuhoodle.(Sawiro + Video)

Qaarkamid ah Jaaliyadaha ka soo Jeeda Gobolkan Cayn ee ku Dhaqan Daafaha Caalamka ayaa Deeqo Lacageed oo kala Duwan soo gaadhsiiyey Mashruuca loo Dhisayo Carruurta agoomaha iyo Waliba Kuwa Danyarta…

Ra’isulwasaare Saacid oo maanta Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose booqday markii ugu horeesay

Ra’isulwasaare Saacid oo maanta Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose booqday markii ugu horeesay

Ra’isulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay wehliyaan wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Mudane C/Kariim Xuseen Guuleed iyo taliyayaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugida ayaa Maanta kormeer ku tegey degmada…

Jaaliyada Minasoto o qaarna soo dhaweeyeen qaarna ku banaan bexeen madaxwayne Xasan

Jaaliyada Minasoto o qaarna soo dhaweeyeen qaarna ku banaan bexeen madaxwayne Xasan

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minesota Jaaliyadii Soomaaliyeed ee ku noolayd ayaa waxay u qaybsameen labo qaybood oo kala ah Qayb ku sugnayd qolkii uu ka khudbadeenayey Madaxweyne Xasan  oo hadalkii uu…

Wafdiga Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Fiqi Oo Booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya Ee Turkiga

Wafdiga Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Fiqi Oo Booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya Ee Turkiga

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Turkiga oo ku taala caasimadda…

Madaxweynaha J.F.Somalia oo la kulmay dhiggiisa Mareykanka Saacado kadib markii dowlada Mareykanku 21 sano kadib aqoonsatay dowlada Somalia

Madaxweynaha J.F.Somalia oo la kulmay dhiggiisa Mareykanka Saacado kadib markii dowlada Mareykanku 21 sano kadib aqoonsatay dowlada Somalia

Kulanka oo ka dhacay aqalka cad ee looga taliyo dalkan Mareykanka ayaa waxaa ay labada Madaxweyne kaga wada-hadleen xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha ammaanka iyo isbedalka dowladnimo ee Soomaaliya ka…

Xoogaga Afrikaanka ee caawimaada u jooga Soomaaliya oo caruur ku laayay Leego

Xoogaga Afrikaanka ee caawimaada u jooga Soomaaliya oo caruur ku laayay Leego

Waxaa saaka aroornimadii malcaamad kutaala magaalada Leego oo horay loogu xagaabixi jiray wakhtiyada Iskuulaadka la xidho lagu xasuuqay arday wax ku baranasay malcaamad Quraan. Weerarkan waxashnimada ah ayaa u ee…

U.S. to Recognize Somali Government Paving Way for Aid

U.S. to Recognize Somali Government Paving Way for Aid

The U.S. will formally recognize the government in Somalia tomorrow, a step that paves the way for the U.S. and international finance organizations to aid the war- torn African nation.…

Dugsi tacliin kobcin ah ‘Algebra Learning Center’ oo laga furay magaalada Boston

Dugsi tacliin kobcin ah ‘Algebra Learning Center’ oo laga furay magaalada Boston

Dugsigan oo uu Furay Macalin iyo wali Fiisha-Diratoore Cismaan Dhicis ayaa waxaa lagu gacan qabanayaa dhalinta soo korasa iyo waliba dhalinta cuslaatay ee doonaya inay sare u qaadaan fahan tacliinta…

Warsaxaafadeedkii uu shalay Raysalwasaaraha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid hawada usoo marinayo Soomaalida +Vedio

Warsaxaafadeedkii uu shalay Raysalwasaaraha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid hawada usoo marinayo Soomaalida  +Vedio

Raysalwasaare Saacid oo ku tuntuunsaday waxa u qabsoomay dawladiisa iyo siyaasada dawladiisa qunyarsocodka ah, isga oo sharaxaad ka bixiyay habka ay u wada shaqeenayaan isga iyo madaxwaynaha iyo Baarlamaanka Soomaaliya…

Xaalada wariyayaasha reer Muqdishaad Dhinaca waxaa kaa Handadaya Booliska , Dhinac Maxakamadaha, Dhinacna Xafiisyada Warfaafinta Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha, Dhinacna Nabadsugida marka waxyaabo aanan arki jirin baa hadda aragnaa

Dawlada Soomaaliya ayaa waxaa wali ka muuqanaya bisayl la’aan xaga isticmaalka awooda dawladeed, waxaa weli uu Xiran  Wariye Cabdicasiis Cabdi Nuur (Koranto) oo u Shaqeynayey Radio DALSAN ka dib markii…

Cawsaynta garoonkii Stadium Banadir oo la dhameystiray

Cawsaynta garoonkii Stadium Banadir oo la dhameystiray

Gabagabada dhigista cowska artifishalka ee garoonka stadium Banadir ayaa waxaa ay astaan u tahay in uu soo dhamaaday wajigii hore ee dhismaha garoonka, sida uu sheegay xoghayaha guud ee xiriirka…

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Jaamac Siyaad oo ka hadlay Dhaawac Laascaanood Loogu gaystay Axmed Cabdi Timir oo kamid ahaa ganacsatada Gobolka Sool isla Markaana Canbaareeyey Falkaasi( Daao Full Vido)

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beelwaynta Jaamaca Siyaad oo Shir Balaadhan ku yeeshay Deegaanka Dandan ee Gobolka Cayn ayaa Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Dhaawac Dhawaanta Laascaanood loogu gaystay Axmed Cabdi Timir…

Golaha sare ee Dhaqanka Khaatumo oo go’aan ka soo saaray Deegaanka Geed Xamarka oo Labo Beeleed ku Muransanaayeen Shalay

Golaha sare ee Dhaqanka Khaatumo oo go’aan ka soo saaray Deegaanka Geed Xamarka oo Labo Beeleed ku Muransanaayeen Shalay

Golaha sare ee dhaqanka Khaatumo.                                                                                                                                                                      Ujeedo: Gudoon Gole.                                                                                                                  07.01.2013.   Kadib markaanu u kuurgalnay xurguftii deegaan ee soo kala dhexgashay labada beelood ee walaalaha ah (Guuleed Garaad iyo…

Karry promises to support Somalia

Karry promises to support Somalia

John Kerry who is currently the chairman of the Senate Foreign Relations Committee  and United States Senator from Massachusetts  since 1985, also is Barack Obama’s nominee to replace current Secretary of State Hillary Rodham Clinton met with United…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo Gaadhay Degmada Horufadhi laguna soo dhaweeyey Gole deegaanka ka Hirgaliyey Degmadaasi, lana Kulmay Waxgarad ka socda magaalada Ceegaag Madaxwaynaha Ku Casuumay Degmada Ceegaag

Degmada Horufadhi ee Gobolka Cayn ayaa Maanta Waxaa gaadhay Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Madaxwaynaha Maamulka khaatumo oo ay kamid yihiin Golaha Wasiirada ee Maamulka khaatumo Qaarkood iyo Waliba Qurba Joog…

Elizabeth Warren oo noqotay hawenaydii ugu horeesay ee laga doortay gobolka MA oo lagu dhaariyay shalay magaalada Boston

Elizabeth Warren oo noqotay hawenaydii ugu horeesay ee laga doortay gobolka MA oo lagu dhaariyay shalay magaalada Boston

Waxaa shalay lagu dhaariyay magaalada Boston xaafada Roxbury kuliyadeeda Roxbury Community College Elizabeth Warren oo noqotay haweenaydii ugu horeesay ee laga soo doorto gobolkan Massachusetts ee loo doorto aqalka Sare ee…

Golaha Sare ee dhaqanka maamulka Khaatumo oo Maanta Gaadhay deegaanka Dandan siwayna loogu soo dhaweeyey

Golaha Sare ee dhaqanka maamulka Khaatumo oo Maanta Gaadhay deegaanka Dandan siwayna loogu soo dhaweeyey

Golaha Sare ee dhaqanka Khaatumo  ayaa saaka Shirwayne uga furmay deegaanka Dan-dan ay kaga hadlayaan Xaalada Deegaanka Cusub ee Geed xamarka Waxaana deegaankaasi Maanta soo gaadhay Waftiyo kala duwan oo…

Ogaysiis: Dhamaan waalidiinta jaaliyada Boston ciidii daneenasa inay ilmahoodu soo bartaan habhaqanka siyaasiyiinta iyo siyaasada hala xidhiidhaan Deeqo Jibriil

Ogaysiis: Dhamaan waalidiinta jaaliyada Boston ciidii daneenasa inay ilmahoodu soo bartaan habhaqanka siyaasiyiinta iyo siyaasada hala xidhiidhaan Deeqo Jibriil

Waxaa loo gu bishaareenayaa dhamaan waalidiinta reer Boston cidii daneenasa lehna dhalinyaro soo korasa oo dadooduna u dhaxayso 12 to 16 sanadood in ay jirto safar lagu tagayo aqalka looga…