Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa booqasho shaqo oo uu ku yimad wadankan Maraykanka dabayaaqada sanadkii 2006 ayaa waxay ay u dhacay sidatan. Daawasho wacan Ogoow sawirada qaar hadii ay kuusoo…
Magaalada Washington ee caasimada dalkan Mareaykanka waxaa Jimcadii dhawayd ka dhacay banaanbax lagu taageerayo dhismaha maamulka Khaatumo oo haatan helay awood ciidan tii ugu badnayd abid. dhinaca kalena lagu diidanaa…
Laascaanood Feb 06, 2023: Isimada dhaqanka ee gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn oo maalmahaan shir ku lahaa Laascaanood ayaa maanta kasoo saaray war-murtiyeed ka kooban dhowr qodob kaas oo ay…
Laascaanood. Isniin 01/23/2023. Garaadka guud ee SSCD Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa maanta soo gaadhay magaalada Laascaanood kadib 15 sanadood iyo sadex bilood ka dib qabsashadii ay Hargaysi ka qabsatay…
Jigjiga: Jamadul Al-Awal 22, 1444 H. oo ku aadan Dec 16, 2022 Miilaadiga: Ayaa waxaa magaalada Jigjiga ee xarunta Soomaali Galbeed kusoo gabo gaboobay shir uga socday Gollaha Issimada, siyaasiyiinta,…
Waxaa Maanta masjidjaamaca magaalada Boston oo uu imaam ka yahay Cabdulqaadir Barbaraawi oo reer Burco ah. Dib ugu soo noqday diinta Islaamka Aas Aasihii Aboorso Jonathan Starr. Waxaa shahaada u…
Jamaad waa gabar Soomaaliyeed, waana gabar Reer Puntland ah oo u timid in ay ka qeyb qaadato waxbaridda carruurta agoonta ah, iyada oo fureysa iskuul gaar u ah carruurta agoonta…
Iyada oo ay kaabiga nagusoo hayso doorashada Madaxwayne ee Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa haatan waxaa si xawli ah u socdo xafladaha lagusoo bandhigayo musharixiinta lays leeyahay way u qalmaan ama way…
Heestan Cusub oo ay ka dhexmuuqdaan dhalinyarada dalka u kacay kuna hanwayn inay wadankooda lasimaan dunida hormartay ayaa ah mid si aada usoo jiidatay dhaha iyo araga Soomaalida ku nool…
Habeenimadii Sabtida ee Dec 04, 2021 xaflad ka dhacday Heteelka Marriot Airportka ee magaalada Columbus gobolka Ohio ee wadanka Maraykanka waxaa sidiiran loogu soo dhaweeyay Musharax Madaxwayne Soomaaliya Bashiir Xaaji…
Xaflad aad u balaadhan oo lagu qabtay Hetel Delta Marriot ee magaalada Minnapoils gobolka Minasota ayaa lagusoo dhaweeyay Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo u sharaxan jagada madaxwaynaha Soomaaliya 2021. Xaflada…
Iyada oo uu tartanka jagada madaxwaynenimo Soomaaliya uu Bashiir Xaaji Cali ka bilaabay magaalada Edmonton gobolka Alberta Canada ayaa maanta waxaa uu gaadhay caasimada dalka ee Muqdisho. Heshiiska ay madaxda…
By Jannelle MoorePublished on 02/12/2021 · 12:00 AM ESTThe Red Bulletin Jamad Fiin rhythmically dribbles backward while her hijab and skirt bob to the beat of the basketball hitting the damp…
Fiin has changed the game, both literally and figuratively, for many young athletes, including Muslim girls Ceegaag/com…
Soomaaliya waxaa manta u buuxsantay 30 sano oo laga joogo malintii Muqdisho laga qabsaday dowladdii militariga ee Maxamed Siyaad Bare uu hoggaaminayay.Wixii ka dambeeyay 26-kii January, 1991, Soomaaliya waxay lugaha…
PRESS RELEASE JANUARY 10, 2021 It is apparent to everyone that Somalia’s successive leaders over the past twenty years have all failed to enact a real and lasting reconciliation. A…
Kulanka oo ka dhacay Hotel Rays ayaana Waxgaradka Buuhoodle taageero Balaadhan ugu muujiyeen Musharax Jamal X Cali Cilmi. Cali Dhegjar Buuhoodle…
Iyada oo ay dhawaan bilaaban doonto tartanka loogu xusul duubayo cidii hogaamin lahayd Soomaaliya afarta sano ee fooda inagu soo haya, ayaa waxaa hada yeedhaya guuxa ay shaqsiyaad badani doonayaan…
Bashiir Xaaji Cali “Jamaal” oo ah shaqsi u shaqeenayay umada Soomaaliyeed gaar ahaan dadkii dib u dajinta wadanka Canada u yimid ayaa waxa uu u sharaxan yahay Madaxwaynaha Soomaaliya taasoo…
Qorida farta Soomaaliga goorma ayaa la hindisay, goorma ayaa la’qoray waayo waxaa jira buugaag Afsoomaali ku qoran oo la qoray 1964 oo ay qoreen B. W. Andrzejewski iyo I. M.…
Figradihiina