Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Asmara, Oktoobar 4, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, halkaas oo ay uga bilaabmatay booqasho…
Guddiga Hirgalinta Doorashada 2020/21 ee Heer Federal (GHDHF)Muqdisho, 1 October 2020Mabaadii’da Doorashada 2020/20211. Golaha Wadatashiga Qaranka, iyaga oo fulinaya heshiiskii siyaasadeed ee soo baxay September 17, 2020, qodobkiisa 1aad oo…
Ugaas Aaden Baqow ayaa ka taariikheeyay taariikhda deegaanada Waamo isga oo cadeeyay taariikh laysku dayay in mugdi la galiyo ama si qaldan loo minguuriyo. Nala dhagayso ama nala Daawo. Ceegaag.com…
Iyada oo ay wali jirto cabsida uu ku hayo aduunka cudurka Covic 19 ayaa waxaa suuro gashay in urur jaaliyadeedka Soomaaliyeed ee SAYPA ku guulaystay inuu hirgaliyo xaflad sanadeedkii uu…
WAR-MURTIYEED Dhusamareeb, July 22, 2020 Shir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah, kana dhacay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug 19–22 Luuliyo,…
Bishii May 2005 ayaa shabakada Ceegaag booqasho shaqo ah ku tagtay Laascaanood goobihii aan booqanay ee aan warbixinta idiinka diyaarinay waxaa ka mid ahaa dugsiga hoose dhexe ee Gateway kaasoo…
Iyada oo caabuqa Karoonuhu saameeyay dunida ayaa hadana waxa uu aad u saameeyay shacabka Soomaaliyeed kuwooda saboolka ah, iyada oo taa ay ka duulaso ayaa Jamaad Fiin oo ka tirsan…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Muqdisho weerarkii ka dhacay hudheelka SYL lagu dilay ALLE ha u naxariistee Abdiaziz Mohamed Liban oo si weyn…
Uruka madaniga ah ee magaciisa looso gaabiyo SAYPA (Midawga waalidka iyo Ubadka Somalida Maraykan ayaa sanadka 2019 ku qabtay goob fagaara ah xaflad agaasinkeedu aad u sareeyo oo lagu soo…
Akhriste wax badan ayaad is waydiisay sababta loo qoodo imtixaanka ISEE hadaba ma iswaydiisay waxa uu yahay ama uu noqon karo mar haday Iskuulaadka tayada tacliin gudbintoodu badan tahay ay…
Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanadguuradii 59aad ee xornimada dalka Soomaliya iyo sanadguuradii 152aad ee maalinta qaranaimada dalka Canada ayaa lagu qabtay beerta wayn ee lagu magacaabo Rundle Park ee…
Arar Intaanan guda gelin cinwaanka koe xusan waxaan jeclahay in aan cadeeyo waxa aan diidanahay iney tahay KALA GOYNTA SOMALIA IYO IN ANIGA OO AAN DOONEYN IN KHASAB LAYGU MUQUUNIYO…
On the eve of the African Union summit in Niamey, Niger, President Alpha Condé invited the President of the self-proclaimed Somaliland Republic Muse Bihi Abdi to Conakry. A gesture that…
Qaar ka mid ah beelaha dega deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud ayaa ku wareejiyay dowlada federalka gaadiid dagaal iyo maleeshiyo beeleed kadib markii uu booqday Ra’iisul Wasaare Xasan Cali…
Habeenimadii Sabtida ayaa ururka Dhalinta iyo Waalidiintooda ee afka Ingiriiska loo soo gaabiyo SAYPA oo ka hirgalay sadexdii sanadood ee ina dhaafay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka ayaa casho…
Waxaan dhegeystay Prof. Cabdulsalaam Yaasiin oo reer Burco ah oo ka warramaya maalinta 18ka May isla markaana barbar dhigaya 26ka June. Wuxuu dadka ku wacdiyayaa Somaliland iyo 18ka May in…
Magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa waxaa si wayn looga dabaal degay munaasabada Ciidul Fidrida taasoo dhamaan umada islaamka ee ku dhaqan dunida daafaheeda ay u dabaal dageen. Munaasabadan…
Magaalada Edmonton ee caasimadda Gobolka Alberta-Canada- ayaa si weyn looga xusay maalinta “Afka Hooyo”. Barnaamijkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey laanta akadeemiyada ee waddanka Kanada, iyada oo bulsha weynta Soomaaliyeed ay…
On February 20th 2019 Somali Canadian Education & Rural Development Organization (SCERDO) held a celebration for the graduates of intake 1, 2 and 3 of the Somali Youth, Employment, Empowerment…
Ma ogtahay akhristow Ayaamaha todobada ah Mid waliba iskeed bay Magac loo alkumay iyo Gaar aan ugu astaynay!” Dhabtii, ummadaha dunidan ku dhaqan mid waliba waxay maalmaha todobaadku ugu suntanyihiin magacyo gaar ah. Idil…
Figradihiina