Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaan is weysiiyey goormuu Cali Ciise Puntland noqday? Waxaan is weydiiyey qadiyadii bardaha Khaatumo shacabkii naf iyo maal ba waxay ku bixiyeen muxuu ku bedeshay?? Waxaan kaloo isweydiiyey dadkii reer…
Waxaa magaalada Boston ee carigan Maraykanka yimid masuul ka tirsan Jaamacada Bariga Afrika Jaamac Xasan (Jaamac Soomaali) kasoo dhaqaale u doonaya dhisme ay jaamacadu ku kordhinaso faraceeda magaalada Buuhoodle. Hadaba…
The government of Somalia attended this year’s Africa Oil Week in Cape Town to announce a first round of bidding on offshore acreages in 206 blocks, mainly in southern Somalia.…
Waxaa nagu soo noqnoqotay in aan webka laga daalacan karin teleefoonada markii aan ciladaa baadhanay waxaan ogaanay in uu baaxada webku aad u waynaaday oo uu dhaafay cadadka telefoonada, hadaba…
Xaflad aad u balaadhan oo lagu soo bandhigay cududa iyo midnimada Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Boston iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Boston. Xafladan oo ay…
Waa hoteelka Horyaal ee magaalada Baydhabo,sida caadada ah waxaa hoteelka soo buux dhaafiyay aqoonyahaanno,siyaasiyiin,arday iyo qaybaha kala duwan ee bulshada si ay uga qayb galaan Madasha Qoraaga iyo Buuggiisa oo…
Dalka Shiinaha ayaa mashruuc weyn oo ilaalada kamarooyinka casriga ah ee loo adeegsado sugida amniga ka fulinaya meelaha muhiimka ah ee dalka Jamhuriyada Jabuuti. Xaflada daahfurka mashruucan ayaa waxaa hadalo…
Iyada oo bilwalba ururka Somali American Youth Parents Association (SAYPA) uu qabto xaflad ay kuwada casheeyaan badanaa hooyooyinka iyo ubadkoodu, ayaa bishan waxaa lagu soo casuumay labo fanaan oo ku…
Madaxweynihii sodan iyo shanaad (35aad) ee soo marey waddanka Mareykanka, John F. Kennedy, ayaa Janaayo 1961 maalintii dhaarta uu xafiiska kula wareegayey ka jeediyey hadal qiimo badan oo dhegaha dadka niyadsamida wadaniyeed…
Midnimada iyo Qaranimada Soomaaliya Si kasta oo loo Cadaadiyo Lama Burburinkaro. si kasta oo Toobiyaheega looga leexiyo waxay Kusoo Dhacaysaa xariiq toosan Waxaana furmay waayiro badan oo isku Murugsanaa mudo…
Naadiga Hal Abuurka iyo Qalimaalka Soomaaliyeed ee Koonfurta iyo Bartamaha ee Pen ayaa Munaasabad isugu jirtey Xus iyo Xasuus u qabtey Qoraagii Soomaaliyeed Alaha u Naxariistee Dr Cabdiraxmaan Xuseen Samater ( Abuu Xamza)…
CAAM ALFAYN: Gabay Canaan, Murugo iyo Dar-daaran isugu jira oo Abwaan Suusle kula hadlay Soomaalida Sanadii 2000 – 18-sano kadib Xaaladii uu ka hadlay maxaa is badalay. Abwaanka ayaa fariintan…
Waxaan in yar ka faaloonayaa boqashadii taariikhiga ahayd ee uu madaxwaynaha umada soomaaliyeed maxamed cabdullaaahi farmaajo ku tagay mid kamid ah dawalad goboleedyada soomaaliyeed.Madaxwayne Farmaajo iyo wafti balaaran oo uu…
Iyada oo uu midha dhalay halganka hubaysan ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya maalin dhawna ay ONLF ka talindoonaan gayiga Ogaadeeniya gaadhsiina doonaan in dadyowga deegaanadaa Soomaaliyeed inay taladooda gacantooda soo…
Urur ay ku bohoobeen Dhalinta iyo Waalidiinta ku dhaqan magaalada Boston ee Gobolka Massachusetts wadankan Maraykanka ayaa ka codsanya in laga caawiyo xaga dhaqaalaha madaama ay ku shaqeeyaan barnaamij ku…
Xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayey Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar) oo socdaal ku yimid Wadankan Canada ayaa ka dhacdey xarunta…
Magaaladda Edmonton ee caasimada gobolka Alberta Canada ayaa waxaa xalay soo gaadhay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya mudane Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar). Wasiir Oomaar ayaa waxaa…
Aqoonyaho u dhashay Asalahaan deegaanada Hoostaga Dawlada Puntland oo kala ahaa Cabdidaahir Maxamed Yuusuf, Cabdulaahi Ciid, Cornayl Pilot Cawil Axmed, iyo Dr. Siciid Cali Nugaal. Waraysiga waxaa qaaday Farxaan Axmed…
Urur goboleedka SAYPA oo ay ku bohoobeen waalidiinta Soomaalida degan Boston iyo nawaaxigeeda ayaa qabtay xafladihii bilaha ahaa, kuwaasoo ka kala dhacay Jeep Johns Park (Timilty) iyo IHOPka xaafada Brighton.…
Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali Cilmi oo kamid ah Aqoonyahaniita Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa soo dhaweeyey heshiiskii iyo nabadii laga gaadhay shaqaaqadii beelo Walaalo ah ku dhexmartay magaalada Buuhoodle…
Figradihiina