Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Aqoonyahan Abdifatah Xaaji Mohamed Yuusuf Geedeeye ayaa deegaanka qayder oo ka tirsan gobolka Cayn ka dhagax dhigay dugsi hoose dhexe oo lagu baran doono culuunta maadiga ah iyo ta tan…
Iyadoo Degmada Ceegaag iyo nawaaxigeeda ay wali ka taagan yihiin abaaro iyo biyo La’aan baahsan oo saamayn balaadhan ku yeelatay bulshoweynta ku dhaqan deegaanadaasi ayaa waxaa haatan la gaadhsiiyey gurmad…
Imam Taalib J. Mahdee waa Imam of Masjid Al-Quraan, waana masaajid la’dhisay 1940-kii waxa uu ku furay Xaflada Ayaadaha Quraanka, Imaamka ayaa sidoo kale sheegay in ay Deeqo u tahay…
Kulankii bilha ahaa ee Somali American Youth Parent Associates (SAYPA) u qaban jireen dhalinta soo korasa iyo waalidiintood oo lagusoo bandhigay bishan sadex ruwaayadood, Ruwaayadahan ayaa ka hadlayay habdhaqanka Sooaalida…
BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR” Waxaa shalay oo ay bishu ahayd 6-Shawwal-1438 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan June 30, 2017 tariikhda Milaadiga Meherkooda iyo arooskooda ka dhacay magaalada…
Waxaa hada Soo gabo gaboobay xaflad aad u saraysa oo lagu xusayay looguna duceenayay Halgamayaashii Xornimada Soomaaliya usoo dagaalamay magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka. Xafladaa oo ay kasoo qayb…
Marka hore, anagoo ah Dadka reer Jubbada Dhexe (J/Dhexe) ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya, waxaan soo dhawaynaynaa booqashadii: Madaxweyne Farmaajo uu dhawaan ku tagay Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha waxaa loo…
Hay,adda Somali Canadian Education and Rural Development Organization (SCERDO) ee fadhigeedu yahay magaalada Edmonton ee Dalka Canada ayaa deeq raashin ah gaadhsiisay laba boqol (200) oo qoys oo danyar ah…
Kooxda argagixisada ee Al-shabaab ayaa saaka xasuuq ka geystay deegaanka Af-urur ee gobolka bari. Sida uu u xaqiijiyay warbaahinta gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays,(Dhedo). Xasuuqa loo gaystay shacabka iyo…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ku geeriyooday ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Warsame oo si weyn looga yaqaannay…
Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Shaban 26, 1438 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan May 22nd sanadka 2017 tariikhda Milaadiga, Meherkooda ka dhacay magaalada Edmonton ee wadanka Kanada Siciid Abdi…
Waxaan Halkan Hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa Boqorka iyo borada kala ah Abdirizak MoHamed Omar Abdi iyo Mumtaz Salad Cagawayne oo Meherkoodu Kadhacay Wadanka Belgumka waxaan leenahay reerkii lagu…
Hay’adda SCERDO oo 26 ka mid ah dhallinyarada ku nool magaaladhaEdmontonee dalka Kanada ugu soo xidhay tababar shaqo-xirfadeed ah 7 bilood ah oo uga socday xarunta SCERDO. Xafladan oo si…
Kulankan oo ay bilwalba soo qaban qaabiyaan urur madani ah oo ay Soomaalidu maalgaliyaan afka Ingiriiskana lagu yidhaahdo (Somali American Youth Parents Association (SAYPA) kulankan bishan ayaa lagu balan qaaday…
Waxaa iyana madasha ka hadlay oo aan goor dhaw idiinsoo gudbin doonaa shaqsiyaad matalayay Cabdiraxmaan Warsame Cusmaan oo matalayay Gobolka Maine, ayaa isagu sharaxay xaalada soomaaliya siiba dawladgoboleedada. Cabdiraxmaan Gaandi…
Xaflada waxaa Aqriska Ayaadaha Quraanka Kariimka ah ku furay Sh. Cabdulaahi Afgaab Waxaa Xaflada Furay Odayga Ugu Jecel midnimada Soomaalida iyo wada jirkooda magaalada Boston…
Cabdiraxmaan Yuusuf Madaxa SDC oo ah haayada ugu horeesay ee bilowday in ay jaaliyada ka caawiso dhinaca istimaaciga ayaa dawlada kula taliyay in dawladu xoojiso waxbarasha iyo Isboortiga dhalinyarada, shaqo…
Habeen nimadii sabtida ayaa waxaa magaalada Boston ka dhacay xaflad aad u wayn oo lagu taageerayo dawlada cusub ee ka dhalatay Soomaaliya, Xafladan oo ay ka hadleen dhamaan bulshada qaybaheeda…
Xafladan oo ay ku midaysnaayeen Jaaliada sida caadada u ahayd ayaa waxaa si talantaali ah u xidhiidhinayay Eng. Xuseen Fiin iyo Jamaal Y. Guray Xaflada waxaa Aqriska Ayaadaha Quraanka…
Xaflad ballaadhan oo loogu dabaaldegay dawladda cusub ee Soomaaliya ee uu madaxwaynaha ka yahay Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa lagu qabtay Hudheelka Sands Inn ee magaalada Edmonton ee gobolka Alberta…
Figradihiina