Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Caawo oo taariikhdu tahay 19/05/15 Ayay igu dhalayay tixdani markii nin face book ga mujaahid halgamaaya ka ihi igu caayay waxbaan xoraynayaa adna daba dhilifbaadtahay isagoon fahminba waxaan ka hadlayo…
Qormada Quuriwaa Jawaab Q 1aad Bismilah. Qormada Quuriwa waxay daba socota qoraal aan ka daalacday boga Jidbaale oo aan ku saleeyay inay tahay nooc minal xaasid waana calaamadaha lagu garto…
“Calyhaa Tiscata Cashara”. Qofka Soomaaliga ah haday u suurtoobayso wuxuu jeclaan lahaa: Inuu ku boobbo, khasab diintaada kaaga saaro – tiisana uu kugu dirqiyo, beertaada inuu xoolahiisa daajisto, geeliisa aad…
*Saaka ayaad dhimatay, galabtana waa aaskaagii. *Qof aad jeclayd baa mashquul dartii soo bixi kari waayay. *Mid xurgufi idinka dhaxaysayna aaskaagii buu ugu soo hor maray. *Waxaad u qaadan wayday…
“Imisaad wadani tahay 100%?” Qodob waliba waa 5 dhibcood (20×5=100%) 1- Neceb dhib qof/dad Soomaali ah haysata 2- Jecel horumarka gobolada dalka oo dhan 3- Jecel nabad dalkoo dhan wada camimta 4- Neceb…
Ciidamadaa Hangashta Siiraanyo, waa in ay si deg-deg ah uga baxaan Magaalooyinka Quljeed iyo Boon. Waxaan ogsoonahay in Ciidamada ku sii qul-qulaaya magaalooyinka Quljeed, Boon iyo Borama ee ah kuwa…
Qormadani waa cabir kooban ku odorosayasa sida Soomaalidu xisbiyo aan qabiilooyin ku dhisnayn ay isula samaysan doonnaan. XISBIGA JAMHUURIGA (FEDERAL, HORUMAR & NABAD): Xisbigani wuxuu aamini doonnaa in Soomaalidu ay…
Maanta oo aytaariikhdu ku beegantahay 18/09/2014ka ayaa waxaa hal urur ku midoobay labadii urur ee kala ahaa ururkii midowga indhoolayaasha soomaaliyeed iyo ururka indhoolayaasha soomaaliyeed kuwaas oowada qaatay magaca SOMALI…
Marka madaxda wadanka wax laga tabanayo waxaa waajib ah in loo caddeeyo wixii khaladaad ah ee jirra iyadoo aan lagu xad-gudbayn hab-maamuuseedka kursiga ay ku fadhiyaan. Haddaba, waxaa dhawaan inoogu…
Waxaan dhawaan Tv-ga ka daawaday suugaan-yahanka Cabdi Good oo naqdinaya beyd ka mid ah hees uu ku sheegay, “hees shaki mudan”. Haddaba, marka hore intaynaan dulucda heestan u gudo gallin, waxaan marka…
Makhaayadii bay soo fariisteen maamulihii dugsiga iyo macaliimiintiisii uu casuumay oo tiradoodu sideed ahayd. Waa goor fiid ah oo ay makhaayada il-yartu is qatay, sheekada iyo bullaanka baxayana ay koox…
Xafladan oo ay soo agaasimeen Jaaliyada Khaatumo ee reer Boston laguna casuumay dhamaan Jaaliyada Soomaalida ayaa u dhacday sidatan. Waxaa xaflada daadihinayay Jamaal Yuusuf oo in…
Faa’iso Aways oo meherkeedu ahaa $100 ayaa iyada iyo saygeeda Cabdiraxmaan Faarax uu arooskii Aroosyadu uga dhacay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka. Xafladii Meherka oo Ceegaag Goobjoog ka ahayd…
Taariikhdu waa keyd ma guurto ah oo aaney cidini dabooli karin lagana dheehdo wixii hore usoo dhacay oo dhan , halgankii qaraaraa iyo dagaalkii dhiiga badani ku daatay ee lala…
Imisa Maamul Goboleed ayey Dowladu la shir-tegaysaa?. Maalintii Arbacada ee 30-kii Jully waxa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya looga dhawaaqay Heshiis Taariikhi ah oo Maamul Goboleed loogu samaynayo Gobolada Galgaduud iyo…
Waxaa June 8, 2014 magaalada Boston lagu soo bandhigay barnaamij ku saabsan afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Barnaamijkan oo loo bixiyay, “Barashada Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed (BADSO),” [Ingiriis ahaan na ah:…
Abwaan Axmed Sheekh Cali Heelaale ayaa bilaabay tix la magac baxday Gudd-gude oo daba socota tixiihii Guba. Abwaan Heelaale ayaa sheegay in Qarni ka dib ay lama huraan noqotay in ay…
Jaaliyadaha Khaatumo ee wadanka Maraykanka Siiba Gobolada Ohio, Virginia, North Carolina, Massachusetts -Boston, Minnesota, New Jersey, Maine iyo magaalada London ee Boqortooyada Ingiriiska ayaa Shalay ka dhigay banaanbax ay kagaga…
Faracyada xisbiga TAYO ee wadamada Maraykanka, Canada iyo iskutaga wadamada Yurub sida England, Sweden, Norway, Belgium iyo Natherlan ayaa isugu yimid shir ay ku ansixinayeen shuruucda xisbiga kuna doorteen gudoon…
Silsildii GUBA oo guushu raacday beesha haatan ku dhaqan deegaanada Khaatumo qorni ka hor ayaa haatan beesha Ogadeeniya ula muuqatay inay dib u gocdaan kadib markii beesha deegaanada Somaliland ku…
Figradihiina