Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaan Ku bilaabayaa Magac Allah Ee Naxariis oo Dhan Iska Leh Waxaa maanta farxad iyo Allah ku xamdi mudan in dhallinyaradii puntland u istaageen inay midoobaan oo gacmaha is qabsadaan…
Asalaamu Calaykum Hadii aad ilmahaaga u diyaarinaso ISEE Test ilasoo Xidhiidh si aad u heshid talo bixin ku anfacda waxa kaliya ee aan kuu hayaa warbixinteeda waa uun ilamaha ka…
Waxaan ku Bilaabayaa Magac Allah ee Naxariis oo dhan iska leh Waxaad jeclaatid way noocya badan yihiin, gaajo markay ku qabato waxaa ku qabanaya jacayl aad u qabtid waxaad…
Ka dheggayso attachment-ka hoose iyadoo cod ah! In dhawayto wuxuu khilaaf ba’ani ka dhexeeyay labada kooxood ee kala ah odayaasha Qurbojoogta ah ee dhawaan wadanka ku soo guryo noqday, iyo…
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh Somalida oraahahoodo inta badan waxay ku fadhiyaan xikmad aad iyo aad mucjiso u ah, markaad eegto cinwaanka waa oraah…
Dardaarankii Warsame, Inantiisii Faadumo-Dhool Wuxuu Ku Yiri: Haddaad dawlad dhallin maagto Maamul dhidib u taag doonto Khibrad kaa dhinayd barato Dhoolleey malaa aabbo Dhayal uguma roorteenne Dhaqanka haka taggin kowdhe…
Warar hoose oo na soo gaadhaya ayaa sheegaya in ladoonayo dhulka horay loo’oran jiray “Waqooyi” ladoonayo in gabi ahaanba laga goynayo dhulka horay loo’oran jiray “Koonfur”. Dhinaca kale sida dhibka…
Bulxan & Gurxan waa laba qareen oo jaajaaleyaal ah oo haddana waligoodba isku lid ah mar iyo dhif mooyaane! BULXAN: Daawashada Shaneemada Dembigaa Isboortiga Waxa Kaa Dawayn Kara Adigoo…
Waxaan Ku Bilaabayaa Magaca Allah Ee Naxariis Oo Dhan Iska Leh Mudanayaal iyo marwooyin Somalidu waxay ahaayeen dadka ugu gob sanaa adduunka oo dhan waxay ahaayeen dad aan xaqiraadda…
Waxaa jirtay meel ka mid ah Soomaaliya oo in qof waan baahanahaye wax hala i siiyo uu dhaho ay kala sahlanayd inuu iska dhinto. Markaa qoyskii wax ay cunnaan waayaa…
Waxaan ku bilaabayaa Magac Allah ee Naxariis oo Dhan iska Leh Waxaan wax badan u fiirsaday saxaafado webeb ah oo asal ahaan kasoo jeeda SSC oo dhaqanka iyo fikirka cadownimada…
Waxaan kubilaabaynaa Magac Allah Ee naxariis oo dhaniskaleh Kadib markaan aragnay dhibaatada isdaba jooga ah oo aan xadka lahayn oo kudhacaysa Isimadii, Nabadoonadii, waxgaradkii, aqoonyahanaddii, baayacmushtarkii, siyaasiyiintii, Maatadii, carruurtii iyo…
Waxaan Ku bilaabayaa Magac Allah Ee Naxariis oo Dhan Iska Leh Waxaa maanta farxad iyo Allah ku xamdi mudan in dhallinyaradii puntland u istaageen inay midoobaan oo gacmaha is qabsadaan…
Wanaagsanayaasha samaha, khayr-miirka, iyo barwaaqada jecelloow, halkani waa Reedhiyoow Murtisoor oo warka intiisa nahda iyo leef-leefka leh idiinka soo tuujiya dhulka quruxda iyo uduga leh ee SOOMAALIYA. Warkaasoo aad ka…
HIIL-HOOYO -Illaahay Hodansanaa -Haweenku wanaagsanaa -Hadaanaan Hali lahayn -Kuwaa noo Hagar baxay -Halaagu markuu na helay -Kuwii nala soo halgamey -Markaan habaqlaha ahayn -Kuwaa wada haybada leh -Ragoo…
Waxaan ku bilaabaynaa Magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Kadib markaan aragnay dhibaatada isdaba jooga ah oo aan xadka lahayn oo ku dhacaysa Isimadii, Nabadoonadii, waxgaradkii, aqoon yahanaddii,…
Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allah ee Naxariis Oo Dhan Iska Leh Sidaan wada ognahay oo Dastuurka federalka ku qeexan in laba gobol iyo wixii ka badani ay samaysan karaan maamul…
Ilaa intii xilka laga xayuubiyay Sareeyo Guuto C/Qaadir Cali Diini, waxaa isa soo tarayay dhibaatada ay ku hayaan shacabka kooxda Al-shabaab. Arintan oo maanta u eeg inay si toos ah uga bilaabantay…
BULXAN: Gurxanoow, Waxa Laga Yaabbaa In Aadan Dawladda Hadda Jirta U Boggin, Ku Dhalliilsan Tahay Karti Darro, Musuqmaasuq, Ama Aad Godobbo Kale Ka Tirsanayso. Haseyeeshee, Walaal Ogoow Wadankeenii Maanta Khatar…
“Aduunyadu waa haween, halkaa layskuma hayee, nin doonaaba ha hadlee, hooyadu waa lama huraan-abwaan Cadhays Ciise Kaarshe Allaah ha u naxariisto ee” “Dumar iyo haween baa, Nolol lagu haweystaa, Kuwa…
Figradihiina