Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
In badan ayaa laga hadlay wada hadalada suuqa madow, ee u dhexaya dowlada federaalka Soomaaliya, iyo maamulka isku magcaaba Soomaaliland, wax badan baa dowlada Soomaalida haya’adaheeda kala duwan kor iyo…
Waxaad ku arkaysaa war baahin kasta oo ay wax ku qoraan maamulka Somaliland ama maqal iyo muuqaal ahaanba usoo daayaan in Somaliland ahaan jirtay Dawlad, dawladaas oo ay wada lahaayeen…
Xaajooyinka badankoodu waxay leeyihii 4 albaab oo waawayn sida jahooyinka, ama sida barta ay laba wado iska gooyaan oo kale. Markaa, waxaynu oran karnaa siyaasadda lafteedu waxay leedahay afar-iridood oo…
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waa magaalo leh taariikh dheer islamarkaana ay ka dhaceen isbadallo kala duwan, waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay magaalada ugu isbadalka badan ee dalka…
Hogaan Wacan Inaad Noqotid, Baa Loo Hanwayn Yahaye Hambalyaan Ku Leenahay Walaal, Hadal Dhammaantiise Hormuud Inaad Ahaataan Jeclahay, Hor Alle Weeyaane Haddaad Qabatay Booskaa, Cabdoow Hagar La’aan Buuxi U Hoggaansan…
Habeenimadii Axada ee Dec 29, 2013 ayaa qaar kamida Jaalida Soomaalida reer Boston isugu yimaadeen Goob loogu Baroor diiqayay Ex-Xildhibaan Marxuum Maxamed Warsame Maxamed (Faysal) iyada oo hoosta laga xariiqay…
Sida aan wada Ogsoonnahay Beelaha Baajuun Waxay ka mid yihiin Beelaha Soomaaliyeed oo Degan Magaalada Kismaayo ilaa iyo Raas Kiyembooni, kuwaas oo Dega Deegaano fara bada oo Ka Tirsan Jaziirooyinka…
Qormaddaan waxaan doonayaa in aan diiradda ku saaro Xaaladdo adag oo ka jira dalka Gariiga kuwaa oo heysata Soomaalida ku nool dalkaas, iyadoo qaarkood ay yihiin kuwo Calool Xumo badan…
Heesta Mataantii Jacaylka oo ku jirtay ruwaayadii Baylood Qaran oo koox qawlaysato ahi horay u duubteen dadkana ka iibin jireen ayaa Habeen hore si-toos ah looga soo daayay TV ga…
Wasiirada Maamul Gobolleedka Toldoon (Beesha 1aad) Wasiirka Beeraha Eng. Abaar X. Jiillaal Wasiirka Arimaha Gudaha Mr. Collaad Sh. Xarbi Wasiirka Waxbarashada Dr. Xersi-Dammiin X. Magudbe, PhD Wasiirka Arimaha Diinta Sh.…
Ka: Axmed Maxamed Maxamuud Aadan (Assad) Ku: Daljir Axmed ASCW..Salaan diirran dabadeed. Aabe, waan ku jecelahay, llaahayna waxaan kaaga baryayaa aakhiro-san iyo aduunyo-san. Waan hellay warqadii aad ii soo dirtay,…
Hodan oo ah gabdhaha Yaryar ee fanka Soomaalida haatan ugu Codka Macaan ayaa weerar gaadma ah kusoo qaaday dhalin siiba wiilasha ah, waxayna tidhi… Inkastoon Gu’yaal Garabkaaga taagnaa Saw garaadku…
Ku: Gollaha sare ee dhaqanka Dhulbahante Ku: Golahayaasha xukuumada Khaatumo State ee Soomaaliya Ku: cidii ay khusayso. Baaq Beelwaynta Nuur Axmed Ka akhriso Bayaanka Baaq Beelwaynta Nuur Axmed ceegaag.com…
Websiteyada ku-shubada ah, ee beenta iyo fidnada ku caanbaxay, ee ay G6 ku maal geliyaan, xoogaaga laga soo furto nabasta dumarka qaxootiga ah, ee loo adeegsado isku-dirka iyo kala fogaynta…
Akhristayaal wadankan Maraykanku beenbeen kuma uusan noqon quwada aduunka balse dadka wadankan ayaa ah kuwo iyagu meel iska dhigay is eegasho ku salaysan isliidid oo u tafa xaytay inuu qofba…
Fal Waraabe & Faan Doofaar! waa murtidii Axmed-Assad … Doofaar baa waraabe u faanay oo yiri: Anaga Illaahay wuu noo naxariistaa, isagaana na abuurtay, anaguna mahad iyo abaal wayn waxaanu eebe ugu haynaa…
Saado cali oo u jeesatay dhinacaa iyo inay xasuusiso dadka in geeri nawada sugaso. dadkana ku boorinasa in ilaahay laga baqo oo lays xisaabiyo inta aan lays xisaabin Ceegaag.com…
Gabay ku saabsan Jubaland Soconweeydey nimankii waxbadan Juba siraayoowe Soconweeydey oo waakuwaa samirkii dhigaye Nimakii sareedada lahaa saare calankiiye Soolaaban meeysoo jubana seegtay…
Dadka Soomaaliyeed waxay yiraahdan “ Dhar Aaddan lahayn Dhaxan Kaama Celiyo” , waxaana Murtidaan u soo qaatey markii ay ii soo baxdey arrimo aan is dhihi karo Khatarteeda ayey leedahay…
By: MohamudShalab First of all I would like to offer my condolences to Sheikh AbdulkadirNur Farah. A man that I was quite fond of was assassinated by Al-Shabaab militia. He…
Figradihiina