Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa mahadleh allaha maamulkani koonkani ay gacantiisa ku jirto. Adduunkan aan ku nool nahay waa meel aad u dhibaato badan ,waa meel aan u joogno imtixaan waxaana if iyo aakhiroba…
Qore: Maryam Maaweel. ‘Booraan hadimo ha qodin hadaad qodidna ha dheerayn ku dhici doontaana mooyee, Maamulka Somaliland 22-kii sanadood ee Koonfurta Soomaaliya dagaalada sokeeye iyo kuwa diimeed ka holcayeen waxay ku…
Waxaa magaalada Boston ee xarunta gobalka Massachusetts ka dhacday Xaflad u agaasineed heer qaran taasoo loogu dabaal dagayay sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay maalintii Bardaha Taleex dhidibada loogu…
Beesha Ugaadhyahan oo aad u daneenasay inay turxaan bixiyaan lafana guraan danahooda u gaarka ah ayaa maanta saxaafada ugu yeedhay inay u faah faahiyaan go’aanada ay ka soo saareen shir…
Wasiiru-dowlihii hore ee DKMG, Mudane Maasheeye‘Xuduudaha la sheegayo Ingiriis iyo Talyaani bay u dhaxeeyeen ma ahayn xuduudo Soomaali u dhaxeeyay, Ingiriiskii iyo Talyaani way guureen, wax Somaliland la yiraahdo oo…
W.Q: Axmed Tabaatiig Ummad walba oo adduunkan ku dhaqani waxay leedahay calaamad lagu garto oo ka soocda ummadaha kale lagagana garto taas oo ah calankeeda. Dalalka qaar waxay calankooda ku saleeyaan taariikhdii ay soo…
Golaha sare ee dhaqanka Khaatumo. Ujeedo: Gudoon Gole. 07.01.2013. Kadib markaanu u kuurgalnay xurguftii deegaan ee soo kala dhexgashay labada beelood ee walaalaha ah (Guuleed Garaad iyo…
Hay’adahan oo ka kooban 45 hay’adood oo maxalli ah ayaa 35 ka mid ah waxay kulan ballaaran ku yeeshay oo Arbacada wiigii hore magaalada Muqdisho, kaa soo ay kaga hadleen…
Qaarkamid ah Waxgaradka iyo Guddiga Beesha Yaxye oo Caawa Buuhoodle shir saxaafadeed ku Qaarkamid ah Guddiga iyo Qaarkamid ah Waxgaradka ardaaga Warsame Yaxyey ayaa ka hadlay Dilkii Marxuun faarax Shiino…
Abwaan Siciid Abuukar Ilka jiir ayaa waxaa uu Hees u tiriyay Siilaanyo. Waxaa ku luuqeeyay Cabdirashiid Cali Xamari. Waxa uu abwaanku Erayadda lihi ku tilmaamay Madaxwayne Siilaanyo mid ku xadgudbay…
Inkastoo wakhti aad u fara badan la naawilayay ama la rajeynayay sidii mar uun looga bixi lahaa xilligii KMG-nimada oo ahaa wakhti aad u dhib badan oo ay Soomaalidu si…
Gudoomiyaha (The Governor) Gobolka Massachusetts Deval Patrick ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Deeqo Jibriil oo ah Madaxa urur ilaaliya Dhaqanka iyo Hidaha Soomaalida (Somali Community & Cultural Association). Deeqo ayaa si wayn ugu Xusulduubatay…
Raisul-wasaare Saacid oo ka been sheegay mabaadii’da ay aaminsan tahay Fowsiya Yusuf Xaji Adan, sida Distuurka xisbigeedii NDP faqradda labaad qorayo waxay ‘aminsan tahay ilaalinaysaana, gooni isu-taagga iyo jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland’ Raiisul-salwasaaraha…
Khubaro ka socota ururo ku xeel dheer baarista xasuuqyada ka dhaca caalamka iyo Lafaha dadka oo mudo bil ah ku howlanaa baarista dadkii lagu xasuuqay dagaaladii ka dhacay Gobolada Waqooyi…
Waraysi aad u Xiiso badan oo OGAAL TV la yeelatay madaxa ACEDONE Cabdulqaadir Yaasiin, waraysigan ayaa lagu falanqeenayaa macnaha codaynta doorashooyinka, iyo noocyada doorashada iyo sida ay ugu kala muhimsan…
Guddoomiyaha guddiga fulinta ee hay’adda SCERDO ayaa ka mid noqday 30 qof oo ku guulaystay billadda dheemanka ah (Queen’s Diamond Jubilee Medal 2012) ee ay bixiso boqoradda Ingiriiska Queen Elezebeth II. Xaflad caawa lagu qabtay hoolka lagu magacaabo Howard Theatre ee ku yaala magaalada Edmonton ee dalka Canada xafladaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu guddoonsiinayay 30 shakhsi oo loo aqoonsaday in ay waxqabad muuqda u qabteen bulshada iyo hay’adaha ay masuulka ka yihiin. Bashir Xaaji Cali (Jamaal) oo ah guddoomiyaha guddiga fulinta hay’adda SCERDO ayaa ka mid ahaa dadkii loo aqoonsaday in ay wax badan ka qabteen horumarinta bulshada ku nool dalka Canada iyo dalka Soomaaliyaba isagoo wakhti badan ugu tabarucay sidii uu wax ugu qaban lahaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Edmonton iyo Dalkii hooyaba. Waxaa si gaar ah loogu ammaanay Bashir Xaaji Cali (Jamaal) sida uu u caawiyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee dhibaatadu ka haysato dhinacyada waxbarashada, shaqada iyo hoggaamintaba. Dadkii ku guulaystay biladaha ayaa waxaa gudoonsiinayay wakiilka Boqoradda Ingiriiska ee gobolka ALBERTA ee dalka Canada Xurmadle Donald Ethell oo si wayn ugu dheeraaday muhimadda ay leedahay billaddani iyo isagoo salaam iyo farriin uu ka sido Queen Elizabeth II boqorada Ingiriiska ahna boqorada dalka Canada u soo gudbiyay dadkii ku guulaystay billaddaas, qoysaskooda iyo asxaabtoodaba. Waxaa kaloo isna halkaas khudbad qiimo badan ka soo jeediyay Mudane Peter Goldring oo ah mudane baarlamanka federaalka Canada oo isna ku ammaanay dadkan ku guulaystay billaddan wax qabadka dhabta ah ee ay u qabtoon bulshadooda iyo dadka sida gaarka ah ugu baahan gargaarka. Xafladdaas oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin iyo madax ka socota qaybaha kala duwan ee dawladda Canada iyo martis haraf aad u badan ayaa ku soo gabagabowday jawi-farxadeed oo aad u sarreeya. …
Silsiladii Gabayada Garnaqsi oo sii socota…
Tan iyo markii lagu dhawaaqay in Puntland ay ka guureyso Awood Qeybsiga Beelaha oo ay u guureyso waxa lagu tilmaamay Dimuquraadiyad iyo Doorashooyinka Xisbiyada badan, ayaa waxaa soo baxayey arrimo…
Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay isbadalka siyaasadeed ee kadhacay wadankii hooyo ayaa caawa kadhacday caasimada gobolka Massachusetts ee magaalada Boston ee cariga Maraykanka. Xafladan…
Note: Qoraalkan shaqsiga soo qoray unoqo axaadiista Rasuulka Waayo Xadiis baa nalasoo gaadhsiiyay baneenaya Hilibka Dhurwaaga. Ceegaag laguma caayo Culimada masuulna kama nihin qoraalkan waxaa ka masuul ah shaqsiga ku…
Figradihiina