Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Inaalilahi Wa inaa ileyhi Raajicuun. Garaad Cali Buraale Waxa Uu Ka mid ahaa Golaha Sare Dhaqanka Gobollada SSC Alle Ha U Naxariisto Janada ha Geeyo Samir iyo Imaan Ilaahey ha…
Waxaa maanta geeridii xaqa ahayd ku haleeshay magaalada Ceegaag ee Gobolka Togdheer Soomaaliya Hooyo/Ayeeyo/Abooto Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed. Aaamina Ayaa ku dhalatay Laasa Ceelbardaale ee Gobolka Sool sanadkii 1925 tii taariikhda…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 23rd sanadka 2017 ku geeryooday magaalada Hargeisa, ALLE ha u naxariistee Dr. C/rashiid Maxamuud…
Wiigan waxaa umada Soomaliyeed ka baxay halyeeyo aad ugu waynaa. Wiigan waxaa geerida xaqa ahi haleeshay Gen. Maxamed Abshir Haamaan iyo Xil. Cawad Axmed Cashara. sidoo kale waxaa argagixisada UGUS…
Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun. Madhinta waa ILLAAH. Xildhibaan Marxuum Cawad Ahmed Cashara oo magaalada Toronto ku geeriyooday. Cashara ayaa ahaa geesi wadani ah, Ilaahay waxaan uga baryanaa inuu qabriga…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay ALLE ha u naxariistee Carfoon Cabdi Maxamuud oo ah Hooyadii dhashay Suldaan Mahdi Cali, dhamaan…
Waxaa dhamaan Jaalliyada DDSI ee ku dhaqan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda lagu wargalinayaa inuu jiro kulan Tacsiyeed loo qabanayo dadkii shacabka Soomaalida ahaa ee lagu xasuuqay magaalada Awadey ee deegaanka…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Harta Sheekha ee Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Allaha u naxariistee Abdixakiin Cali Wadaad waxaan leenahay Samir iyo…
Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdiraxman Jamac Barre. Geerida Cabdiraxman Jamac Barre…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Anagoo kala ah Jamaal Xaaji Cali iyo Cawil Axmed Xirsi Waxaan halkan tacsi uga direynaa dhammaan qaraabada iyo asxaabtii uu ka…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Ottawa ee dalka Kanada Allaha u naxariistee Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo si weyn looga ga…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ku geeriyooday ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Warsame oo si weyn looga yaqaannay…
Innaa lilaahi wa ina ?layhi Raajicuun, Anaga oo ah Hawlwadeenada Shabakadan Ceegaag waxaan halkan ugu tacsiyadaynanaa dhaaman umadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehladii iyo qarabadii uu katagay,Wasiirkii Hawlaha Guud Cabas siraaji.…
Waxaa ku geeryooday magaalada Diri-Dawa ee dalka Ethiopia, ALLA HA U NAXARIISTEE YAASIIN AXMED SULUB. Dhammaan qoyska reer Geedeeye oo kala jooga adduunka hareerihiisa, waxayna tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii,…
Dhammaan qoyska reer xaaji cali cilmi iidle waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alla ha u naxariistee Yaasiin Axmed Sulub oo saaka ku geeriyooday…
ASC WAXAAN SALAAMAYAA DHAMAAN WERIYASHAA CEEGAAG ONLINE ANIGA OO KU HADLAYA MAGACA QOYSKAYGA IYO DHAMAAN REER CALI MAKHTAL WAXAAN TACSI UDIRAYAA DHAMAAN REER JUBALAND GAAR AHAAN QOYSKII REER UGAAS MAXAMUD UGAAS …
Madasha 60ka ayaa tacsi tiiraanyo leh waxay hawada u marinayaa qoyskii iyo qaraabadii Ugaaskii Hartiga Jubaland State Ugaad Maxamuud Ugaas Xuseen Ugaas Baqow. Dhagayso…Tacsidii Madasha 60ka ee Reer Ugaas Baqow…
Inaalilaahi wa’anaa ilayhi Raajicuun Waxaa goordhawayd geeryooday Ugaaskii Guud ee Jubaland Ugaas Maxamed ‘Baqow’. waxaan tacsi udiranaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadiisii siiba wiilashiisa Aadan, Xasan iyo reer intooda kale. Waxaan Ugaaskana…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Minneapolis ee dalka mareykanka hada ku geeriyootay ALLE ha u naxariistee Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi Iidle. Hadaba Waxaa…
“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxa shalay cisbitaal ku yaala magaaladaDjiboutiee caasimada dalkaDjiboutiku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Daahir Suldaan Seed. Alle ha unaxariistee Marxuum Daahir…
Figradihiina