Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, anigoo ku hadlaya magaca bahda ceegaag.com iyo kaygaba waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraya Ilma Saleban Dacar. iyo ehelka iyo qaraabada ay kabaxday Marxuumad…
Xaaski Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Farole oo dil toogasho ah loogu gaystay Gudaha Maagalada Garoowe iyo warar Is khilaafsan oo kasoo baxaya Dilkaas Cida Gaysatay. Samir iyo iimaana ALLE haka…
marxuum rooble foodeey gaabow Dadka loo tacsiyeeynaayo : Xaaji Dool iyo Dhamaan reer foodeey gaabow Dadka tacsiyeeynaayo : Ugaas maxamuud cali ugaas Muxudiin Xasan Afrax Xuseen Caraale Axmed Daaci Xildhibaan…
Wuxuusan EEBAHEEY ABUURINOO, Ifkaan yaallo yaa Yaqaan?!! ………………….IYOH…………………………………………………………… Kabbo Walxaatoo ( kaaf ) Ku taal ninki yaqano aan rabaa?!!! AUN Dr:- Xseen Sh Axmad Kadare…wuxuu ahaa aqoonyahan (SUXUFI) Sanaddadii 1960th…
Allaha u naxariistee Fannaankii weynaa Maxamed Axmed Kuluc ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaalka guud ee magaalada Hargaysa. Abwaan Cabdikariin Faarax Qaarey Jiir oo ah Maareeye ku xigeenka Golaha Murtida iyo…
INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 25-keedii sanadka 2014 ku geeryooday magaalada Buuhoodle ee maamulka Khaatumo, ALLE ha u naxariistee Marxuumad Maryan Muuse Saleebaan oo…
INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay October 21-keedii sanadka 2014 ku geeryooday magaalada Marqaan ee ismaamulka Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ALLE ha u naxariistee Cumar Gowl…
INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay magaalada Jig-jiga ee Dalka Itoobiya ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Caydaruus Aw Faarax Geedi oo ka mid ahaa waxgaradka Khaatumo ee…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN “KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa shalay magaalada London ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Ambassador Mohamed Osman Omar oo ahaa rug cadaa Diplomaasi oo…
INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Marxuum Yuusuf Galaydh Cabdi oo ka mid ahaa Odoyada ugu da’da wayn dadka deegaanada…
Kulan ka dhacay magaalada Buuhoodle ee gobalka Cayn ayaa lagu lafa-guray dilkii Saado Cali Warsame ayaa umadda Soomaaliyeed tacsi loogu diray geeridii naxdinta lahayd eek u timid xildhibaanadda. Qeybka kala…
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Jaaliyada Khaatumo ee ku dhaqan Magaalada Edmonton ee dalka Kanada ayaa shacabka Soomaaliyeed, ka tacsiyeeyey dilka Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN “KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Golaha Somalia We Care ee fadhigiisu yahay gobolka Alberta ee dalka Canada, ayaa ka tacsiyeynaya dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ay…
Xildhibaannadan ayaa waxaa la sheegay inay toogteen dambley gaari watay, kuwaasoo isku hor-gooyay gaari ay wadatay dabadeedna toogtay iyada iyo darawalkeediina, waxaana tani ay noqonaysaa markii ugu horreysay oo xildhibaanad haweeney ah oo baarlamaanka…
Jaaliyada Khaatumo ee ku dhaqan Magaalada Edmonton ee dalka Kanada ayaa caawa isugu yimid kulan Tacsi iyo Baroordiiq ah oo loogu duceynayo Marxuum Garaad Abdilahi Garaad Soofe oo bishan 19-keeda…
Aas aad u wayn oo ka turjumayay taqinimadii aanu uga maarkhaati kacano Marxuum Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe ayaa maanta loogu aasay. Maamulka Khaatumo qaybihiisa kala duwan ayaa yimid aaskaa. Masjid…
Xasan Cade Faarax oo ka mid ahaa guurtida degmada Ceegaag ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Waxaan Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa dhamaan reer Cade…
INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa goor dhawayd ku geeryooday magaalada Laascaanood Marxuum Hure Mire Cabdi oo ka mid ahaa Odoyada uGu da’da wayn dadka ku nool haatan deegaanada…
Waxaa magaalada Buuhoodle maanta ku geeryooday ALLE ha u naxariistee Abwaan Xine Xiiray oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi gaar ahaan deegaanada Khaatumo. Hadaba anaga oo ah bahda Ceegaag.com…
Figradihiina