Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Culumada Diinta ee Gobolka Cayn ayaa Waxa lagu Xumaado ku Tilmaamay Dilkii Magaalada Garowe loogu gaystay Maalintii Shalayto Shiikh C/qaadir Nuur faarax oo kamid ahaa Culumada ugu Caansan Dalka Somalia gaar…
Iyada oo maanta lagu aasay magaalada Garoowe Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax ayaa waxaan idiin soo gudbinanaa qudbadihii ay aaska ka jeediyeen mashaa’ikhdii ka kala timid dalka intiisa kale si ay…
Dhamaan ardayda, waalidiinta, macalimiinta, iyo mashaa’ikhda masjidka Soomaalida ee Boston Masjidul Taqwaa ayaa tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabadii Sheekhunaa Cabdulqaadir Nuur Faarax oo gacan ka xaqdiran ku dishay magaalada…
Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun. Dhamaan Shaqaalaha iyo Maamulka Ceegaag.com waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax. Sheekha ayaa gacan ka xaqdaran ku dishay Salaadii Casar…
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa ka socanaya qabanaabada loogu diyaar garoobayo aas la doonayo in maanta halkaasi loogu sameeyo Suladaan ka mid ahaa salaadiinti Ansixisay Dastuurka…
Inaalilahi waa inaa ileehi rajacuun geeridu waa xaq, Jaaliyadda reer Puntland iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaanu tacsi uga diranaa geerida xaqa ah ee ku timid Marxuun Xasan Daahir Afqudhac, oo…
Anaga oo ah bahda Ceegaag waxaan halkan tacsi uga diranaa Xuseen Axmed Cali (Dabagooye) iyo caruurtiisa anaga oo uga tacsiyadeenana geerida ku timid xaaskiisii Marxuumad Aamina Maxamuud Cabdi (Marqaan) oo…
Tacsi Annaga oo ah Axmed Xaaji Maxamed Dheglaw iyo Maxamuud Xaaji Maxamed Dheglaw oo dalka Kuwait deggan iyo dhammaan reer Xaaji Maxamed Dheglaw meel kasta oo ay adduunka ka joogaan waxaanu ka…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta ku geeriyooday Magaalada Orlando ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka Allaha u naxariistee Mohamed Mohamud Khaawi oo si weyn looga …
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Oog ayaa sheegaya in si ula kaca loogu dilay magaalada Oog Maxamuud Xuseen Xaaji Cali iyo Maxamed Ismaaciil Cali Abokor. Wararka ayaa sheegaya nin kasoo…
Waxaanu tacsi u diraynaa reer ibraahim samatar iyo reer saleebaan guray geerida ku timid marxuumad Cawo Saleebaan Guray oo ku geeriyootay magaalada London jimcihii bisha October ahayd 19, 2012. Tacsida…
“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa shalay Golbolka Virginia ku Geeriyootay Xaawo cali Dheeg Hadaba dhamaan dadka hoos ku qoran ayaa Waxay tacsi udirayaan Ilmo Khaliif Xaaji faarax iyo Reer Cali Dheeg geeridii ku timid maxuumad Xaawo Cali Dheeg oo shalay ku xijaabatay gobolka Virginia ee dalka mareykanka. Waxaan Alle uga baryaynaa in janadii Fardawso ka waraabiyo marxuumada, Ilmo Khaliif Xaaji Faarax iyo Reer Cali Dheegna-na samir iyo iimaan ALLE ka siiyo. Aamiin..Aamiin..Aamiin Waxaa tacsidan diraya Mohamud Mohamed Ali Ayax iyo xaaskiisa Jamaal Xaaji Cali Cilmi & xaaskiisa Xaaji Cali wadaad iyo xaaskiisa Ciise Xaaji Ismaaciil Maxamed Muuse Ismaciil (Buuni) Saynab Abdi Kilin…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa ku geeriyootay gobolka Virginia ee dalka mareykanka Allaha u naxariistee Xaawo Cali Dheeg Waxaan Marxuumada ilaahay uga baryaynaa in uu naxariistiisa…
Innaa Lillaahi waa innaa ileyhi Raajicuun. Marxuun C/Laahi Aw-Xuseen Caynaanshe oo Ku geeryooday Jaabuuti. Waxaan tacsi halkan uga direynaa dhammaan qaraabada iyo asxaabtii uu ka geeryooday Alle naxariistii janno ha…
Figradihiina