Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waa kuwan Qaar ka mid ah Madaafiicda dadka Reer Laascaanood lala dhacay . Meel walba oo madhfac ku dhacay halasoo ururiyo Rasaasta ay adressant aya Bidhaan Media hakusoo hagaajiyeen. Xuquuqda…
Warbixin Koobaysa Duqaymaha Ay Jabhada Argagaxisada Muuse Biixi Ka Gaysatay magaalada Laascaanood. 80 Jir ku wax yoolawday duqaymaha maleeshiyaadka muuse biixi ka wadaan Laascaanood magaalo madaxda SSC.…
Sida aad aragtaan meel aan la duqayn ama ay duqayntu ka caagan tahay majirto. waxaa magaalada madaafiicda loola dhacay sidii garbo siman. Xuquuqda sawirada waxaa iska leh Afnugaal Media Bidhaan…
Xuquuqda Sawirada waxaa iska leh Afnugaal Media Bidhaan Media DarwiishTV We Report. You Decide.…
Maalintii 1aad February 06, 2023 Ceegaag.com ‘We Report. You Decide’. FOX…
Jigjiga: Jamadul Al-Awal 22, 1444 H. oo ku aadan Dec 16, 2022 Miilaadiga: Ayaa waxaa magaalada Jigjiga ee xarunta Soomaali Galbeed kusoo gabo gaboobay shir uga socday Gollaha Issimada, siyaasiyiinta,…
Waxaa Maanta masjidjaamaca magaalada Boston oo uu imaam ka yahay Cabdulqaadir Barbaraawi oo reer Burco ah. Dib ugu soo noqday diinta Islaamka Aas Aasihii Aboorso Jonathan Starr. Waxaa shahaada u…
Jamaad waa gabar Soomaaliyeed, waana gabar Reer Puntland ah oo u timid in ay ka qeyb qaadato waxbaridda carruurta agoonta ah, iyada oo fureysa iskuul gaar u ah carruurta agoonta…
Iyada oo ay haatan dardar gashay doorashada Soomaaliya siiba tan aqalka hoose tii aqalka sarena lasoo gunaanaday ayaa waxaa iyana bilowday dhaqdhaqaaqa musharaxiinta jagada madaxwaynenimo. Bashiir Xaaji Cali(Jamaal) oo kamida…
Fundamentals of Engineering (FE) CIVIL CBT Exam Specifications Effective Beginning with the July 2020 Examinations • The FE exam is a computer-based test (CBT). It is closed book with an…
Anigoo ah Bashir Xaaji Cali (Jamaal) ahna muwaadin Soomaaliyeed waxaan go’aansaday in aan u tartamo jagada doorashada madaxwaynaha Jumhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ka dib markii aan garawsaday in wakhtigan lagu…
Bashiir Xaaji Cali “Jamaal” oo ah shaqsi u shaqeenayay umada Soomaaliyeed gaar ahaan dadkii dib u dajinta wadanka Canada u yimid ayaa waxa uu u sharaxan yahay Madaxwaynaha Soomaaliya taasoo…
‘Abdi Xaaji Cali Cilmi oo Kamid ah Waxgaradka Degmada Ceegaag ayaa soo dhawayn Balaadhan iyo Casuumaad Maanta ugu sameeye Magaalada Ceegaag Gaar ahaan Magaaladiisa uu Degan yahay Ergooyinkii Nabadeed ee…
Waxaa nagu soo noqnoqotay in aan webka laga daalacan karin teleefoonada markii aan ciladaa baadhanay waxaan ogaanay in uu baaxada webku aad u waynaaday oo uu dhaafay cadadka telefoonada, hadaba…
Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya Golaha Guurtida Qoraal ka soo baxay: January 21, 2018 Waxaa la joogaa waqtigii Xoraynta iyo Aaya ka tashiga Gobollada SSC (Khaatumo) Ismiidaamintii aan loo meel…
Waxaa maanta geeridii xaqa ahayd ku haleeshay magaalada Ceegaag ee Gobolka Togdheer Soomaaliya Hooyo/Ayeeyo/Abooto Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed. Aaamina Ayaa ku dhalatay Laasa Ceelbardaale ee Gobolka Sool sanadkii 1925 tii taariikhda…
URURKA CEEGAAG COMMUNITY ACTION (CCA) OO RAASHIN U QAYBIYAY 29 QOYS OO HAYA … Ururka Ceegaag Community Acation oo xarumo kala duwan kuleh wadanka gudahiisa iyo dibadisa ayaa raashin deeq…
Tahniyada Aroos oo loo dirayo C/Rashiid Maxamed Cawl Xuseen iyo Seynab Ibraahim Cilmi Ciid oo arooskooda ka dhacay Ceegaag. Tahniyada waxaa dirayaa dhamaan ehelka caruuska iyo caruusada oo kala jooga…
Iyada oo maanta caalamka si isku mida looga wada ciiday ciidii Soonfureed ayaa si wayn looga ciiday Magaalada Ceegaag. Daawo Sawiradan oo xuquuqdooda leeyahy wariye Cali Dhegjar Ceegaagcom…
Waxaa Magaalada Ceegaag Laga hirgaliyay Mashruuc dadka deegaanka ee daneenaya inay gaadhaan isku filnaasho xaga nolasha ah loogu tababaryo sidii iyo habkii ay wax u beeran lahaayeen iyo waliba waxa…
Figradihiina