Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xafladan oo ahayd mid agaasinkeedu sareeyo ayaa waxaa ka soo qayb galay bulshada qaybaheeda kaladuwan. Masuuliyiin ka socday magaalada Boston iyo gobolka Maine oo daris la’ah gobolkan Massachusetts. Xaflada ayaa…
Xafladan oo laagu dabaal dagay maalintii la’aas aasay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo ah hanti uu shacabku leeyahay ayaa ahayd mid ogaasim keedu sareeyo lana doonayay in dhaqdhaqaaqa hawlihiisa…
Waxaa isasoo taraya tumida durbaanka colaadeed kaasoo daryankiisu nagasoo gaadhayo magaalada Ceerigaabo ee xurnta Gobolka Sanaag. Kadib yagleelidii maamulka SSC Khaatumo waxaa gabi ahaanba meesha ka baxay dhamaan heshiisyadii beelaha…
Waxaa ka cudur daarananaa in xidhiidhka bogagu go’an yahay oo ayna noosuuroobeen inaan hagaajino maadama uu ku daabacanyahy Frontpage oo aduunku ka gudbay 2012. Balse kaydka Ceegaag.com ayaa sitoos ah…
(Ceegaag, July 04, 2010 Ceegaag Online) Mahadcelin ka timi qoyska reer xaaji cali cilmi Iidle: Anigoo ku hadlamaya magaca qoyska reer Xaaji Cali Cilmi waxaan halkan mahad ballaadhan uga soo jeedinayaa dhammaan…
Feb 12, 2024, Boston MA. USA. Waxaan u mahad celinanaa dhamaan dadkii nagala qayb qaatay iibinta qalabka dugsiga Hoose Dhexe ee Wax Ibar Walaal wakaa qalabkii iskuulkuna waadiyaar in la…
Xidigta kubada kolayga Soomaaliya Jamaad Fiin oo ay weheliyaan Hooyadeed Yaasmiin, walaaladeed Jamal iyo Liibaan iyo waliba Musharixii madaxwaynaha Soomaaliya 2022 Bashiir Xaaji Cali ayaa booqday magaaalda Ceegaag ee Gobolka…
Dhismaha iskuulka Wax Ibar Walaal ee magaalada Qardho ayaa lasoo gabogabeeyay waxaa maanta lagu kordhiyay Ceelbiyood markii la’arkay baahida iskuulka inaan lagu dabooli karin tabaruca ceelasha darisyada ama booyadeesi. Jamaad…
Laascaanood October 05, 2023 Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo boqorka beesha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa soo gaadhay caasimada SSC Khaatumo iyada oo si heer qaran ah loogusoo dhaweeyay…
Laascaanood September 15, 2023. Hogaamiyaha SSC Khaatumo Cabdulqaadir Aw Cali Firdhiye ayaa casha sharaf uu ugu sameeyay wafti ka socday dawlada dhexe u qeexay in dagaalkii lasoo afmeeray August 25, 2023, uu…
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa booqasho shaqo oo uu ku yimad wadankan Maraykanka dabayaaqada sanadkii 2006 ayaa waxay ay u dhacay sidatan. Daawasho wacan Ogoow sawirada qaar hadii ay kuusoo…
Laascaanood, August, 03, 2023. Waxaa Magaalada Laascaanood soo gaadhay gudoomiyaha urur siyaasadeedka Sincad Maxamud Khaliif ‘Jabiyey’ isga oo booqasho lasii qorsheeyay ugu tagat ciidamada hakadka lagu galiyay duleedka magaalada Oog.…
Laascaanood August 30, 2023. Iyada oo ay ahayd Jimcihii dhawaa markii laga baacsaday maleeshiyaad ka amarqaata Maamulka Somaliland deegaanada dariska la’ah Laascaanood ayaa waxaa qaybo kamida goobahaa booqday qaar ka…
Naladoowo xafladaa oo lagusoo bandhigay waxyaabihii ay dhalintu baratay sida taariikhda Soomaaliya hidaha iyo dhaqanka iyo waliba Afsoomaaliga. Qudbadii Xoghayaha Joogtada ah ee SAYPA Samira Ahmed ee soo Bamdhiga Dhaqanka…
Laascaanood August 28, 2023 Gudoomiyii hore ee maamulka SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali ayaa ka waramay xaalada deegaanada SSC Khaatumo waxa uuna sheegay hadii ay Somaliland soo dib usoo eegto…
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi CIsmaan ayaa maanta safar ugu baxay gobolka Sool, kadib markii ciidamada Somaliland looga adkaadey dagaalkii qaatey mudada 8 bilood ah ee ka socdey gobolka Sool.…
Laascaanood, August 29, 2023 Ka dib markii dad waxmagarata ahi ay ka biyo diideen habdhaqankii Bahda caafimaadka ee SSC Khaatumo danbiilayaasha lagu qabqabtay duulaankii Maamulka Somaaliland kusoo qaaday Maamulka Khatuumo…
Laascaanood, Soomaaliya August 25, 2023. Kadib 15 sano 10 bilood iyo toban maalmood Maamulka deegaanada SSC Khaatumo ayaa ka caydhiyay deegaanada hoos yimaada dhamaanba ciidamada Maamulka Somaliland. Dagaal la qorsheenayay…
Waxaa Magaalada Boston ee carigan Maraykanka lagu qabtay xaflad lagu wayneenayay dhaqanka iyo hidaha soo jireenka ah ee Soomaaliya. Xafladan oo ay soo agaasimeen uruka dhalinta iyo waalidiinta ee ka…
by Muhammad Abd Allah al-Hasan A famous Somali gabay composed by Muhammad Abd Allah al-Hasan (1856 — 1920), the religious and military leader who established the Dervish state in Somalia. Richard Corfield…
Figradihiina