Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 100)

Inaa Lilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun Xildhibaan Cabdiyare oo Geeryooday

Inaa Lilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun Xildhibaan Cabdiyare oo Geeryooday

                            Waxaa Magaalada Bombasa ee dalka Kiiniya ku geeryooday Xildhibaan Cabdi Yare oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya,…

Daawo gabadhii ugu horaysay ee ee qori qadata kuna biirtay cidamada Suldan Wabar

Daawo gabadhii ugu horaysay ee ee qori qadata kuna biirtay cidamada Suldan Wabar

Ceegaag.com…

Munaasabad lagu xusayay sanadguuradii 50aad ee aas aaska Ciidanaka Badda Soomaaliyeed oo Muqdisho ka dhacaday

Munaasabad lagu xusayay sanadguuradii 50aad ee aas aaska Ciidanaka Badda Soomaaliyeed oo Muqdisho ka dhacaday

Munaasabada 50 Sano Guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka badda Soomaaliyeed oo qeyb ka ah Ciidanka Xooga Dalka ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Xarunta Ciidanka badda ee…

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaadhay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaadhay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ay kamid yihiin Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa duhurnimadii maanta gaaray magaalada Dhuusa Mareeb…

Garyaqaan Cabdi-Qawi oo Loo Doortay Madaxweyne Ku Xigeenka Maxkamada Aduunka

Garyaqaan Cabdi-Qawi oo Loo Doortay Madaxweyne Ku Xigeenka Maxkamada Aduunka

Waa markii ugu horeysay oo uu Xaakim Soomaali ah uu xubin ka noqdo guddoonka sare ee Maxkamada Adduunka (World Court) ee fadhigeedu yahay The Hague, Holland. Madaxweynaha Maxkamada Caalamiga ah…

Xubnaha golaha wasiirada cusub oo u waramay sida dareenkeedu yahay

Xubnaha golaha wasiirada cusub oo u waramay sida dareenkeedu yahay

Ceegaagcom…

Xoogaga Buuralayda ee Awdal State oo u jawaabay maamulka Somaliland iyo oday dhaqamoodkooda

Xoogaga Buuralayda ee Awdal State oo u jawaabay maamulka Somaliland iyo oday dhaqamoodkooda

Xoogaga taabacsan Suldaan Wabar ayaa digniin u diray Maamulka Somaliland iyo qaar kamida Hogaamiyo dhaqamoodada iyaga oo si cad u sheegay in loo baahan yahay in dhulkooda ay isaga baxaan…

Wasiirka Gaashaadhiga “Diini “oo Gaadhay Caasimada iyo Al-shabaab oo gabalkii u dumay isuna diyaarinasa iilka.

Wasiirka Gaashaadhiga “Diini “oo Gaadhay Caasimada iyo Al-shabaab oo gabalkii u dumay isuna diyaarinasa iilka.

Wasiirka Gaashaadhiga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sh Cali Diini oo muddoyinkii ugu dambeeyay ku noolaa dalka Mareykanka ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Diryaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho. Mudane C/qaadir…

OGAYSIIS MUHIIM AH

OGAYSIIS MUHIIM AH

Dhamaan jaaliyadaha Khatumo State iyo Awdal State ee Yurub waxaa loogu baaqaya inay kasoo wada qayb galaan banan bax la qabanayo 20.02.2015, 14.30,kaas oo looga soo horjeedo Maamulka lamagac baxay…

Bandhigii labaad ee Ololaha Dhiirigalinta Akhriska iyo Qoraalka ee Naadiga HILLIN HAYAAN

Bandhigii labaad ee Ololaha Dhiirigalinta Akhriska iyo Qoraalka ee Naadiga HILLIN HAYAAN

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee HILLIN HAYAAN  ayaa soo bandhigay bandhigii labaad ee ololaha dhiirigalinta akhriska iyo qoraalka ee ay  ka wadeen degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan Dugsiyada  waxbarashada ee magaalada Muqdisho. Naadiga…

Xoogaga Dhaqdhaqaaqa Buuralayda Awdal State oo Digniin u diray Maamulka Somaliland

Xoogaga Dhaqdhaqaaqa Buuralayda Awdal State oo Digniin u diray Maamulka Somaliland

Madaxda Maamulka Xoogaga Dhaqadhaqaaqa Awdal State ayaa ku dhawaaqay inay dagaal Fool ka fool ah lagu soo qaadaya deegaanada Boorame oo ay xoog ku haystaan Maamulka Somaliland. iyaga oo waliba…

Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Wuxuusan EEBAHEEY ABUURINOO, Ifkaan yaallo yaa Yaqaan?!! ………………….IYOH…………………………………………………………… Kabbo Walxaatoo ( kaaf ) Ku taal ninki yaqano aan rabaa?!!! AUN Dr:- Xseen Sh Axmad Kadare…wuxuu ahaa aqoonyahan (SUXUFI) Sanaddadii 1960th…

C/raxmaan ceynte Oo iscasilay HIPS iyo Xilkii Oo Si KMG Ah Loogu Dhiibay Mr. Xaashi

C/raxmaan ceynte Oo iscasilay HIPS iyo Xilkii Oo Si KMG Ah Loogu Dhiibay Mr. Xaashi

Agaasimihii Machadka Daraasaadka Heritage C/raxmaan Yuusuf Cali (Caynte), ayaa iska casilay xilkaasi, ka dib markii uu ka soo muuqday Golaha Wasiirada cusub, ee 27-kii bishii hore looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho.…

Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Ka Furmayo Adis Ababa

Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Ka Furmayo Adis Ababa

Madaxda wadamada urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Adis Ababa ku yeeshay shirkii 29-aad ee heer madaxweyne. Madaxda urur goboleedka IGAD ayaa waxa ay ka mid yihiin madaxda wadamada midowga afrika…

Cumar Cabdirashiid oo soo dhisay xukuumad ka kooban 20 wasiir (Dhagayso)

Cumar Cabdirashiid oo soo dhisay xukuumad ka kooban 20 wasiir (Dhagayso)

Ra’iisal Wasaaraa Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa wuxuu caawa magacaabay 20 Wasiiro oo kaliya, iyadoo uu sheegay inuu dib ka soo magacaabi doono Wasiir Ku Xigeenada iyo…

Sheekh Shariif oo Urur Samafal ah kaga dhawaaqay Ingiriiska

Sheekh Shariif oo Urur Samafal ah kaga dhawaaqay Ingiriiska

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska kaga dhawaaqay urur samafal ah oo la magac baxay Samadoon Foundation. Munaasabadii ku dhawaaqista ururkan ayaa…

Madaxweyne Erdogan oo Muqdisho soo gaarey, mashaariicna furey

Madaxweyne Erdogan oo Muqdisho soo gaarey, mashaariicna furey

25 January, 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa ka soo degey gegida diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo booqasho rasmi…

Madaxweynayaasha Jibuuti Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Hishiisyo Dhowr ah

Madaxweynayaasha Jibuuti Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Hishiisyo Dhowr ah

Madaxweynayaasha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kulan ay ku wada qaateen magaalada Jibuuti ee dalka Jibuuti ku kala saxiixday hishiisyo dhowr ah oo la xiriira horumarinta…

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalay Aaskii Boqor Cabdla binu Cabdulcasiis Ahla-Sucuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalay Aaskii Boqor Cabdla binu Cabdulcasiis Ahla-Sucuud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo safar deg deg ah uga soo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa caawa soo gaaray magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyadoo uu…

Banaanbax Nabadeed Oo ka Dhacay Magaalada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool

Banaanbax Nabadeed Oo ka Dhacay Magaalada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool

Adhicadeeye Jan 20, 2015. Beelaha Fiqi-Shine iyo Reer Cilmi oo u banaanbaxay ilaalinta nabad galyada magaaladooda Adhi-Cadeeye. Daawo Ceegaag.com…