Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 101)

Xafladdii Boqor Burhaan Boqor Muuse Oslo – Norway: Daawo

Xafladdii Boqor Burhaan Boqor Muuse Oslo – Norway: Daawo

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Norway ayaa si wayn usoo dhaweeyey boqor Burhaan Boqor Muuse oo booqasho ku jooga Dalkaas, Xaflada oo xalay ka dhacdey Magaalada Oslo ayaa waxaa kasoo qayb…

Maleeshiyo Beeleedyo ku dagaalamay Tuulada Xudu-Wagle ee Gobolka Hiiraan

Maleeshiyo Beeleedyo ku dagaalamay Tuulada Xudu-Wagle ee Gobolka Hiiraan

Wararka ka imanaya Deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey ee Duleedka Magaalada Beladweyne ayaa sheegaya in labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda beesha Dir iyo Xawaadle ku dagaalameen deegaankaa, dagaalka ayaa waxaa…

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay heshiiska caalamiga ah ee dhowrista xaquuqda carruurta

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay heshiiska caalamiga ah ee dhowrista xaquuqda carruurta

Munaasabaddan lagu saxiixayay heshiiska caalamiga ee dhowrista xuquuqda carruurta ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, qaar kamid ah siihayayaasha xilalka Wasiirada Soomaaliya, xubno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, Wakiilka Qaramada…

19 Sirrood: Soomaali Sabool Buu Ku Wacan Yahay!

19 Sirrood: Soomaali Sabool Buu Ku Wacan Yahay!

“Calyhaa Tiscata Cashara”. Qofka Soomaaliga ah haday u suurtoobayso wuxuu jeclaan lahaa:  Inuu ku boobbo, khasab diintaada kaaga saaro – tiisana uu kugu dirqiyo, beertaada inuu xoolahiisa daajisto, geeliisa aad…

Muungaab oo Geedkii Aboorka Cunay Hoostiisa ku Qaabilay Dadweyne Isku Heysta Dhulal

Muungaab oo Geedkii Aboorka Cunay Hoostiisa ku Qaabilay Dadweyne Isku Heysta Dhulal

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, mudane Xasan Xuseen Muungaab ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho. Dadkan oo isugu…

Saraakiil ka tirsan ciidanka Kumandooska oo la dalacsiiyay

Saraakiil ka tirsan ciidanka Kumandooska oo la dalacsiiyay

Ciidamada kumaandooska ee Danab ayaa maanta munaasabad lagu dalacsiinayay qaarka mid ah saraakiishooda lagu qabtay xarunta tababarka ciidamada ee Jaziira, halkaasi oo ay ku soo bandhigeen waxyaabihii ay horey u…

Maxamed Axmed Kuluc oo ku geeriyooday Hargaysa

Maxamed Axmed Kuluc oo ku geeriyooday Hargaysa

Allaha u naxariistee Fannaankii weynaa Maxamed Axmed Kuluc ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaalka guud ee magaalada Hargaysa. Abwaan Cabdikariin Faarax  Qaarey Jiir oo ah Maareeye ku xigeenka Golaha Murtida iyo…

Reer Ceerigaabo oo ku wada hadlay Buuhoodle

Reer Ceerigaabo oo ku wada hadlay Buuhoodle

Beelaha Ugaadhyan iyo Habar Yoonis oo shir ku qabtay magaalada Buuhoodle ayaa ku wada hadlay in aywada adkeestaan nabadgalyada deegaanada Sanaag oo qulqulado colaadeed hadheeyeen dhawrkii bilood ee tagay, hadaba…

Shir-Saxaafadeed: Puntland iyo Somalilad way Dhagaxdhigan caro Dhulbahante ee Madhisan

Shir-Saxaafadeed: Puntland iyo Somalilad way Dhagaxdhigan caro Dhulbahante ee Madhisan

Waxaa wax lala yaabo ah, in shabakado ku dooda inay u adeegayaan deegaanada SSC ee uu ka arimiyo maamulka Khaatumo State of Soomaaliya ku gafeen shacabkooda loona maleenkaro inay ka…

Madal laysku arkay Beesha Axmed Garaad oo ku caano shubatay Garaad Magaalada Buuhoodle ee G/Cayn Khaatumo State

Madal laysku arkay Beesha Axmed Garaad oo ku caano shubatay Garaad Magaalada Buuhoodle ee G/Cayn Khaatumo State

Waxaa dhawaanadan ka socotay Magaalada Buuhoodle qabanqaaabada ay beesha Axmed Garaad doonayeen inay ku caleemo saartaan Garaadka u badalilahaa Alle Ha u naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe Duraan oo dabayaaqadii…

Golaha Badbaadinta Qaranka ee Golaha shacabka oo diiday Xukuumada Cumar Cabdirashiid

Golaha Badbaadinta Qaranka ee Golaha shacabka oo diiday Xukuumada Cumar Cabdirashiid

Qaarkamida Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka biyo diiday Wasiiro riday labadii Dawladood ee Saacid iyo Cabdiwali Sheekh, Xildhibaanadan ayaa saxaafada u sheegay inay shacabka gaadhsiiyaan wada qalden ee dalku cagta…

Garaadka Guud ee Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaad C/salaan, Ugaas Faarax & Wafdi Balaadhan oo soo gaadhay Buuhoodle

Garaadka Guud ee Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaad C/salaan, Ugaas Faarax & Wafdi Balaadhan oo soo gaadhay Buuhoodle

Magaalda Buuhoodle ayaa isu diyaarinasa caleemo saarka garaad ay yeelayaan beesha Axmed Garaad taasoo baryahanba ay socotay qabanqaabadeeda. Waxaa maanta yimid magaaladaa Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo iyo qaarkamida Golihiisa wasiirada.…

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo magacaabay golaha Wasiirada

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo magacaabay golaha Wasiirada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa caawa ku dhawaaqay golaha Wasiirada. Munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ka qeyb…

20-ka Astaamood Ee Wadaniga Dhabta Ah!

20-ka Astaamood Ee Wadaniga Dhabta Ah!

“Imisaad wadani tahay 100%?” Qodob waliba waa 5 dhibcood (20×5=100%) 1- Neceb dhib qof/dad Soomaali ah haysata 2- Jecel horumarka gobolada dalka oo dhan 3- Jecel nabad dalkoo dhan wada camimta 4- Neceb…

Ra’iisul Wasaare Cumar oo soo xiray shirkii 53-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD

Ra’iisul Wasaare Cumar oo soo xiray shirkii 53-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD

Muqdisho, 11. Jan, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta soo xiray shirka aan caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibedda dalalka IGAD oo sanadkan lagu qabtay magaalada…

Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD oo Soo Wada Gaaray Magaalo madaxda Muqdisho

Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD oo Soo Wada Gaaray Magaalo madaxda Muqdisho

Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada IGAD, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, kuwaa oo ka qaybgalaya shirka 53-aad ee Wasiirada arrimaha dibadda IGAD, oo maalinta berri ah ka furmaya Magaalada Muqdisho.…

Xaflad loo qabtay dhamystirka dhismaha Machadka Diiniga ah ee Degmada Ceegaag

Xaflad loo qabtay dhamystirka dhismaha Machadka Diiniga ah ee Degmada Ceegaag

Magaalada  Ceegaag oo ka tirsan Gobolka Sool , waxay Laascaanood Kaga Beegan tahay dhinaca Koonfur galbeed Waxayna u jirtaa 120 Km Waxaa  la aas aasay Sanadkii 2006 Wixii Ka danbeeyey Sanadkaana…

Dhuusamareeb oo Diyaar Garow Ugu Jirta Maamul u Sameynta Mudug Iyo Galgaduud

Dhuusamareeb oo Diyaar Garow Ugu Jirta Maamul u Sameynta Mudug Iyo Galgaduud

Magaala madaxda gobolka Galaduud ee Dhuusamareeb ayaa lagu soo geba gabeeyay qaban-qaabo maalmihii la soo dhaafay ka socostay taa oo ahayd dhameystirka hoolka lagu qaban doono shirka maamul u sameynta…

Maqaamka Hartiga ee maamulka Somaliland

Maqaamka Hartiga ee maamulka Somaliland

Daawo waa nin laga dhacay Gaadhi Lankuruusal ah kadibna ka daba tagay iyo waxa uu kusoo arkay deeganada Somaliland.   Post by Oday Xirane. Ceegaag.com…

Coladii Bahahrsame iyo Qayaad oo lasoo Afmeeray

Coladii Bahahrsame iyo Qayaad oo lasoo Afmeeray

Kulan lagu soo bandhigayay heshiiskii beelaha khayr cabdi iyo Bahararsame oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshadda degaanadda khaatumo ayna kamid ahaayeen Isimadda dhaqanka khaatumo qaar…