Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Joseph Ole Nkaissery ayaa laga dhigay Wasiirka Arimaha Gudaha kadib markii weeraro isdabajooga ay ku qaadeen kooxaha xagjirka Al-shabaab wadanka kenya iyaga oo gumaaday dad rayida oo aan waxba gaysan…
Qormadani waa cabir kooban ku odorosayasa sida Soomaalidu xisbiyo aan qabiilooyin ku dhisnayn ay isula samaysan doonnaan. XISBIGA JAMHUURIGA (FEDERAL, HORUMAR & NABAD): Xisbigani wuxuu aamini doonnaa in Soomaalidu ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay, halkaasi oo lagu qabtay Xafladda caleema saarka Madaxweynaha…
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed “Xukuumadu waxay Dooneysaa in Dadka Naafada ah ay helaan Dhamaan Xaquuqahooda” 3-da Bisha December ee Sanad kasta oo ah maalin loo asteeyey dadka naafadda ah ee…
Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee gobolka Benaadir Maxamed Aadan Guuleed “Caano geel” oo hadal soo dhaweyn ah ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in Maamulka Gobolku ay farxad u tahay inay soo…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa loogu qeybiyey Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Xukumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli, ayadoo dhanka kalena xildhibaannada loo qeybiyey Miisaaniyadda…
Wasaaradda Hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ardayda deeqda waxbarasho ka helay dalka suudaan ay gaarayan 150-arday oo ka kala yimid qaar ka mid ha gobollada…
Wafdi balaadhan oo ay hogaaminayaan Madaxweyne k/xigeenka maamulka KHaatumo Cabdalle Cagalulle iyo Garaadka Guud ee Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali ayna ka mid ahaayeen Wasiirka Arimaha bulshada Khaatumo iyo Isimada…
” Xeerka Soomaalidii Hore iyo Qaanuunka Soomaaliya” ayuu ahaa mawduuca bishan ee barnaamijka aqoonisweydaarsiga cilmiwadaag platform ee uu qabanqaabiyo Machadka Daraasaadka Soomaalida (ISOS); waxaana soo jeediyay mudane Axmed Sheekh Cali…
“BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR” Waxaa maanta oo ay bisha November tahay 29, sanadka 2014 Meher koodu ka dhacay dalka Jarmalka, Gudoomiyaha ururka Dhalinyarada Horumarinta Ceegaag Mudane Abdihakim…
Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka Alberta ee Edmonton. Madaxweyne Indhosheel oo booqasho ku maraya qaarada North America…
Waxaan idiin doorbidnay ina aad ku nasataan sabtidan Dhagayso: Heesta Guul-u-Socod Ceegaagcom…
Guddoomiyaha degmada Warta nabadda oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmadaas ayaa maanta howllo kormeer ah ku tagay qaybo ka mid ah wadooyinka dhexmara degmada warta Nabadda ee magaalada…
Guddi heer sare ah ayaa loo magacaabay xalinta khilaafaadka beelaha walaalaha ee wada dega degmada Taleex, gudigan oo ka kooban 13 xubnood oo ay weheliyaan masuuliyiintii mudooyinkii ugu danbeeyay ololaha…
Soomaalidu waxay hore u tijaabisay, Diimuqraadiyad, Hantiwadaag, Dagaal-Oognimo & Kacdoon-Diimeed dhamaantoodba way inoo shaqayn waayeen. Haddaba, Bulxan & Gurxan maanta toloow xagee bay khilaafka madaxdeena xal uga raadin doonaan? Waxaan…
INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 25-keedii sanadka 2014 ku geeryooday magaalada Buuhoodle ee maamulka Khaatumo, ALLE ha u naxariistee Marxuumad Maryan Muuse Saleebaan oo…
Axadii dhawayd waxaa magaalada Boston lagu qabtay xaflad ay ku maamuusayeen Jaaliyada Boston Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of Soomaaliya Maxamed Yuusuf Jaamac Halac ‘Indhosheel’. Madaxwaynahaoo jeediyay Qudbad xasaasi ah…
Waxaa magaalada Boston ka dhacay xalay oo taariikhdu ahayd Nov 23, 2014 xaflad aad u agaasinayd oo Jaaliyada Soomaalida Boston ku soo dhaweenayeen Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of Soomaaliya…
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay Ururka Dhalinyarada Horumarinta Ceegaag Mr. C/xakiin Cumar Gowl (Salwe) oo maanta oo ay taariikh-du tahay November 22, 2014 loo…
Taageerada ay jaaliyadu siindoonto maamulka Khaatumo, iyada oo laysla meel dhigay habkii iyo sidii ay jaaliydu deeqohooda u gaadhsiin lahaayeen Deegaanada Khaatumo. Shirkan oo saxaafadu dibad joog ka ahayd ayaa…
Figradihiina