Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Mar uu warbaahinta La hadalay Madaxwaynaha Khaatumo ayuu sheegay in aysan suuro gal ahayn marnaba inuu dhaxal Inan gumaydnimo uga tagi doonin Ubadka Soo koraya. Isaga oo ugu Baaqay inay…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN “KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa shalay magaalada London ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Ambassador Mohamed Osman Omar oo ahaa rug cadaa Diplomaasi oo…
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya soo Gaadhay Wafdi Ka kooban Madaxwayne ku xigeenka Maamulka khaatumo Cabdul Gagole, Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka khaatumo iyo Madaxwaynihii hore maamulka…
Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Prpf Cali khaliif Galaydh ayaa maanta galinki danbe soo gaadhay gobolka Cayn gaar ahaana magaalada maxar – lagu xidh halkaas oo lafilayo inuu ugu saoo gudbo Buuhoodle…
(Iida Odxiyada, Oct 04, 2014 Ceegaag Online) Dhamaan Ummada Islaamka gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed ee Muslimiinta meelkaste oo ay dunida ka joogaan Maamulka Ceegaag Online waxa ay idiin rajeynayaan in aad…
Maamo.Seynab Maxamed Maxamud “Subciyoow” oo ah Hooyo Soomaaliyeed dulman oo u hadashay qoysas si sharci daro dhul ballaaran oo ku yaal degmada Shibis, gaar ahaan Isgoyska Sanca uu xoog ugu qaatay Ganacsade…
Waxaanu Nahay reer Gabilay, Gabilay iyada ayaa isu codeenasa Waxaanu Nahay Subayr-Awal Warka waxaa yidhi Caasho ana waan ku raacsanahay ee Saxaafadaay Sii daaya(Musharax Jamaal) Qabyaalad Qayaxan. Ceegaag.com…
Hadii ninkkaa Soomaali ahaan lahaa mar hore ayaa Shir Jaraa’id fowdo isku badali laha iyo qeylo NAW Iyo JAW badan ka yeerta waana lagu kala tagi lahaa balse ninkaan ayaa…
Shaqsi Cuqdadeedasan oo kasoo jeeda Gobolka Waqooyi Galbeed ayaa Su’aal uu ku dalbanayay waydiiyay Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Pro. Geedi, Su’aashaasoo uu ku dalbaday in ay Soomaalidu Aqoonsato Somaliland Gooni…
Maalin waliba Shacuurteed leh, 30-09-2014 waxa ay aheyt maalin iiga duwen maalmaha, mana qiyaasi karo waxa aan ku sifeyn lahaa, laakiin aan iraahdo waa maalintii aan garay darajada labaad ee…
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka amba baxay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho isagoo ku siijeeda dalka Sucuudiga halkaasoo uu madaxweynuhu kusoo…
Wasiirka arimaha bulshada maamulka Khaatumo Faarax Cade Faarax oo ay wehlinayeen masuuliyin kale oo ka tirsan maamulka Khaatumo ee Gobolka cayn ayaa waxay xalay kulan balaadhan la qaateen ardeyda Jaamacada…
Wafdigan oo ka koobnaa madaxweyne ku-xigeenka Khaatumo Cabdul Maxamuud Cali (Caga-lule), madaxweynihii hore ee maamulkaasi Col Maxamed Yuusuf Jaamac (Indho-sheel), isimo, xildhibaanada dowlada federaalka ugu jira Khaatumo, xildhibaanada cusub ee…
Aas aasihii guddiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS Mr. Ali Omar Sheegow ayaa ugu baaqay Dowladda federaalka Soomaaliya iney Sportiga u adeegsadaan soo celinta nabadda dalka Soomaaliya,isagoo u sheegay in kaalin…
…
Munaasabadda lagu taageerayay maamulka Khaatumo ayaa waxaa ka qeybagalay Goloha dhaqanka ee maamulka Khaatumo, Xildhibaano, Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo Madaxmed Yuusuf Indhasheel, Odayaal iyo dadweynaha kale oo munaasabadaasi lagu…
Markii aan arkay buugga magaca korkiisa ku qoran, waxaan rumaysan waayey inuu yahay ninkii aan ku aqaanay, Makka Al Mukarramah, Sanada Badan aan isla deganayn, oo isku naqaaney!! Si aan…
Figradihiina