Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho, Juun 25, 2020; Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay…
Gudiga nabadaynta gocondhaale ayaa warbixin ka bixiyay meesha ay maraso nabadayntii u dhaxaysay labadii beelood ee dilalka isdaba jooga ahi ku dhex marayay deegaanadaa. Daawo Ceegaag.com…
Kadib markii aydawlada dhexe ee Soomaaliya la fadhiisatay dawlada Somaliland ayaa waxaa soo ifbaxaya go’aamadii shirkaa in ugu danbayn laysku waaafaqay. hadaba nala akhriso warbixinadaa. ceegaag.com…
Gudi ay ku bohoobeen shacabka reer Buuhoodle asal ahaan kasoo jeeda kuna nool badankoodu qurbaha ayaa gaadhsiiyay dhaqaale lagu nabadanayo deegaankooda, kasoo hada si habsami ah uga socda deegaanada Horufadhi…
Iyada oo nabadaynta beelaha ku dagaalamay Gocondhaale ayaa waxaa soo gadhaya dhaqaale ay beelaha reer Caymeed doonayaan inay ku taakuleeyaan nabadaynta deegaamadooda colaadu ka holcaso. Ceegaag.com…
We are writing to express our deep concern about the recent conference in Djibouti between the Federal Government of Somalia (FGS) and the Somaliland Regional Administration (SL) and the glaring…
Madasha 60ka oo haatan isu diyaarinasa doorashooyinka Soomaaliya iyo tartanka hada bilowday hadaba waxaa intaaba isku fuuqsaday shirka heshiisiinta Maamulka Somaliland iyo Dawlada Dhexe ee Soomaaliya. Siyaasiyiinta deegaanada Sool, Sanaag,…
Baaq Nabadeed Oo ku wajahan walaalaha colaadu ku dhex martay Deegaanka Gocondhaale, hadaba waakan baaqaasi ee daawasho wacan. ceegaag.com…
Shirka Jabuuti oo Soomaalidu aad u hadal haysay baryahan ayaa waxaa madasha lixdanka lagu waraystay laba aqoonyahan oo kasoo jeeda deegaanada gobolada Waqooyi ee Soomaaliya. Wariye Sugaal ayaa su’aalo badan…
Waxaa manta oo ay bishu tahay Shawaaal 23, 1441 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan June 15, 2020 tariikhda Milaadiga, Meherkooda ka dhacay magaalada Edmonton ee wadanka Kanada Mohamed Suleiman Mohamud…
Maadaama ay soo baxayaan warar sheegaya in dawlada dhexe ee Soomaaliya ku ixtiraamtay in Somaliland loo aqoonsado dhulkii Ingiriisku gumaysan jiray ee Soomaalida ayaa waxaa maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle…
Iyada oo ay isasoo taraso xasiloonida dalka Soomaaliya ayaa waxaa dawlada dhexe ee Soomaaliya u tafa xaydatay soo xero galinta Maamulka Somaliland oo gooni isutaag haatan Qayooday dalka iyo dadka…
Maaxwaynaha Maamulka Somaliland ayaa qudbad ay ka muuqatay rabitaanka Gooni isu taaga Somaliland ka jeediyay shirka heshiisiinta Dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo Somaliland ee haatan ka socda wadanka Soomaalida Jabuutiyaanka…
Waxgaradka Magaalada Qararo ayaa baaq u diray Madaxwaynaha DDS mudane Cagjar dhinaca kalena ugu baaqay dadka asal ahaan kasoo jeeda Qararo ee qurbaha ku nool inay dadkooda soo kaalmeeyaan. Daawo…
Waxaa baryahan ka socda magaalada Ceegaag nabadayn ladoonayo in lagu nabadeeyo shaqaaqadii ka dhacday magaalada Gocondhaale taasoo maanta ay baaq nabadeed soowada saareen Culimada iyo Isimada magaalada Buuhoodle. Waatan ee…
Ergadii Nabadayta Beesha Qayaad oo uu hogaaminaya Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale ayaa hada soo gaadhay degmada Ceegaag. Ergadan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Ceegaag taasoo la filayo…
Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ayaa haatan u muuqata mid usoo tafa xaydatay soo afjarida dilalka aargoosiga ah ee ka dhexeeyay beelaha Hayaaga iyo Hagarka oo wada dega deegaanada Gal-Caymeed. Beesha…
Kadib qudbadii taariikha ahayd ee Madaxwayne Farmaajo ka jeediyay kulanka labada Aqal ee Shacabka iyo Sanadka ayaa waxaa soo ifbaxaya taageerada balaadhan ee xukuumada N & N ku ledahay shacabka…
Kadib dilal isdabajooga oo sababay amaandaro ku habsatay deegaanada dariska la’ah Ceegaag ayaa saaka waxaa yimid deegaanadan ciidamada milatariga ee Somaliland kuwaasoo hub ka dhigis ku sameeyay maleeshiyaadkii amaandarada ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaanay Guddoonka iyo Xubnaha Baarlamaanka ee Labada Aqal wada shaqaynta wanaagsan ee…
Figradihiina