Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 12)

Wasiir Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo cudurka Covid-19 ugu geeryooda Muqdisho

Wasiir Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo cudurka Covid-19 ugu geeryooda Muqdisho

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Waxaa hada ku geeriyooday ALLE ha u naxariistee Ismail Gamadid wasiirkii wasaarada deegaanka & beeraha Puntland, Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diranaa dhamaan ilma…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYAY DADKA SOOMAALIYEED MUNAASABADDA CIIDDA SOONQAAD

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYAY DADKA SOOMAALIYEED MUNAASABADDA CIIDDA SOONQAAD

Muqdisho, May 23, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa Alle ka baryey in uu naga…

Dhalinta Caasimada Muqdisho oo ugu danbayn ka dhiidhiyay dhibaatada shacabka

Dhalinta Caasimada Muqdisho oo ugu danbayn ka dhiidhiyay dhibaatada shacabka

Magaalo madaxda Soomaaliya ayaa ku jirta kasoo kabsashada dagaalkii sokeeye ee dalka ragaadiyay, ugu danbayn waxaa bilaabantay in dhalinta caasimada ku hanaqaaday arkeen macnaha dawladnimada bilaabeena inay wixii karaankooda wax…

SAYPA Boston oo ciidsiisay 10 qoys magaalada Baydhabo

SAYPA Boston oo ciidsiisay 10 qoys magaalada Baydhabo

Hooyooyinka reer SAYPA Boston oo garabsanayay hooyooyinka Soomalida iyo dhalinta oo toban qoys dharkii ciida uga farxiyay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Soomaaliya. Dhaqaalahan oo ay ku deeqeen qaar kamida…

Fal argagixiso nimo ah oo lala beegsaday Gudoomiyiihii Gaalkacayo, Mudug. Puntland

Fal argagixiso nimo ah oo lala beegsaday Gudoomiyiihii Gaalkacayo, Mudug. Puntland

Gudoomiyihii Gobolka Mudug qaybta Puntland ee magaalada Gaalkacoyo ayaa maanta u geeryooday qarax ay soo maleegeen dhagarqabayaal la filayo inay ka tirsan yihiin kooxaha Argagixisada ee UGUS. Alle Ha u…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DHALLINYARADA SOOMAALIYEED U DIRAY FARRIIN KU SAABSAN XUSKA SANNAD-GUURADA 77-AAD EE AAS-AASKII SYL

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DHALLINYARADA SOOMAALIYEED U DIRAY FARRIIN KU SAABSAN XUSKA SANNAD-GUURADA 77-AAD EE AAS-AASKII SYL

Muqdisho, May 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Dhallinyarada Soomaaliyeed u diray Farriin ku saabsan Sannad-guurada 77-aad ee Aas-aaskii Golihii Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYL) ee horseeday…

SAYPA oo dhaqaalihii ay Soomaaliya ugu talo gashay $2000 oo kamida gaadhsiisay Qardho.

SAYPA oo dhaqaalihii ay Soomaaliya ugu talo gashay $2000 oo kamida gaadhsiisay Qardho.

Qardho: Dad muxsiniin ah oo lacago usoo wakiishay Habiib Farah ayaa hada loo qeybin ku dhowaad 40 qof oo qaar naafo yihiin qaarna dad waayeel ah . Dhaqaalihii ay Somali…

SAYPA oo gaadhsiisay dhaqaalihii ugu horeeyay Magaalada Badhabo

SAYPA oo gaadhsiisay dhaqaalihii ugu horeeyay Magaalada Badhabo

Caabuqa Karoonaha oo faro ba’an ku haya dunida ayaa ururka Somali American Youth Parent Association (SAYPA) gaadhsiisay dhaqaale dhan $500 magaalada Baydhabo ee gobolka Bay Soomaaliya. Dhaqaalahan oo ah kiisii…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BAAQAY IN WADAJIR LOOGU ISTAAGO DHIBAATADA BINU AADANTINIMO EE KA DHALATAY DAADADKA KU FATAHAY MAGAALADA QARDHO

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BAAQAY IN WADAJIR LOOGU ISTAAGO DHIBAATADA BINU AADANTINIMO EE KA DHALATAY DAADADKA KU FATAHAY MAGAALADA QARDHO

Muqdisho, Abriil 28, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho ayaa ku…

Ka qaybqaado Gurmadka dadka Soomaalida ah ee uu Saameeyay caabuqa Karoonuhu

Ka qaybqaado Gurmadka dadka Soomaalida ah ee uu Saameeyay caabuqa Karoonuhu

Iyada oo caabuqa Karoonuhu saameeyay dunida ayaa hadana waxa uu aad u saameeyay shacabka Soomaaliyeed kuwooda saboolka ah, iyada oo taa ay ka duulaso ayaa Jamaad Fiin oo ka tirsan…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO FARAY XUKUUMADDA IN AY KOR U QAADDO TAYADA CAAFIMAAD EE XARUMAHA KARANTIILKA CUDURKA COVID-19

MADAXWEYNE FARMAAJO OO FARAY XUKUUMADDA IN AY KOR U QAADDO TAYADA CAAFIMAAD EE XARUMAHA KARANTIILKA CUDURKA COVID-19

Muqdisho, Abriil 24, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qeyb galay dhanka Internetka kulanka Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ka xog-wareystay dadaallada lagu…

Soo Dhaweenta Bisha Barakaysan ee Ramadaan(Underground Traaweeh Sports are not permissible)

Soo Dhaweenta Bisha Barakaysan ee Ramadaan(Underground Traaweeh Sports are not permissible)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed curashada bilshada bisha barakeysan ee Ramadaan. Iyado maalmihi ugu dambeeyay si aada…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH-FURAY BARNAAMIJKA BAXNAANO EE LAGU TAAKULEYNAYO QOYSASKA DANYARTA AH

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH-FURAY BARNAAMIJKA BAXNAANO EE LAGU TAAKULEYNAYO QOYSASKA DANYARTA AH

Muqdisho, Abriil 18, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaskeenna danyarta ah, iyada oo wajigiisa 1-aad ay ka…

Ciidamada Qalabka sida oo la wareegay dhuxushii lagu xaalafuyiyay deegaanada Jubaland.

Ciidamada Qalabka sida oo la wareegay dhuxushii lagu xaalafuyiyay deegaanada Jubaland.

Ciidamada Xooga Dalka oo weerar Oo Qabsaday Xarunta Imaaraadka Ee Kismayo halkas oo taalay Dhuxul fara badan oo Imaaraadka halkas u taal gacanta oga dhigay. Dhinaca kale madaxwaynihii wakhtigu ka…

Dilkii Maxamuud Jamali iyo Maxamed Quule loogu gaystay Oog oo maanta laga heshiiyay

Dilkii Maxamuud Jamali iyo Maxamed Quule loogu gaystay Oog oo maanta laga heshiiyay

Kadib markii beesha Cali Bare ee Habarjeclo iyo beesha Cabdile Axmed ee Xuseen Siciid(Hayaag) ku kulmeen deegaanka Guumays ee gobolka Sool ayaa waxay is dhaafsadeen magdhaw dhan 200 oo halaad…

Nabad rasmi ah oo ka hirgashay Gobolka Sool

Nabad rasmi ah oo ka hirgashay Gobolka Sool

Iyada oo uu jiray iska horimaadyo u dhexeeyay qoysas kawada tirsan beesha Siciid Harti ayaa waxaa hada muuqata in nabadgalyo rasmi ahi ka dhalatay deegaanada Baharasame iyo Qayaad. Colaadan ayaa…

MADAXWEYNE FARMAAJO “DADKA SOOMAALIYEED WAXAAN UGU BAAQAYAA IN AY U HOGGAANSAMAAN TALOOYINKA CAAFIMAAD EE BADQABKOODA.”

MADAXWEYNE FARMAAJO “DADKA SOOMAALIYEED WAXAAN UGU BAAQAYAA IN AY U HOGGAANSAMAAN TALOOYINKA CAAFIMAAD EE BADQABKOODA.”

Muqdisho, Maarso 27, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda uga samata-bixin…

Lacag lagu kabayo qoysaska Marayakanka oo la qaybindoono dhawaan

Lacag lagu kabayo qoysaska Marayakanka oo la qaybindoono dhawaan

Kadib markii cudur Hargabeed xayawaanka ee coronavirus uu bilaabay inuu ku dhaco biniaadamka ayaa waxaa gabi ahaanba istaagay isusocodkii dunida iyo waliba isku socodkii degmooyinkii isku wadanka ah. Madaxda wadamada…

Khudbadii Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad uu Ka jeediyey Shirka Wadatashiga Puntland ee Garoowe.

Khudbadii Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad uu Ka jeediyey Shirka Wadatashiga Puntland ee Garoowe.

Wasiirka arrimaha dibeda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku hadlayay magaca wafuuda dowladda federalka Soomaaliya ee ka qeyb galaya shirka wadatashiga Puntland, ayaa ugu baaqay madaxda Puntland in tabashadooda ay…

Caleemo saarka Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale

Caleemo saarka Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale

Magaalada Dharkayngeenyo ee Gobolka Sool, ayaa maanta lagu caleemo saaray Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraalle, waxaana ku caana shubay Garaad Jaamac Garaad Cali. Caleemo saarka ayaa waxaa kasoo qayb galay…