Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 122)

DAAWO: Dadka Muqdisho oo soo bandhigay wadaniyadda ku jirto+Sawirro yaab badan

DAAWO: Dadka Muqdisho oo soo bandhigay wadaniyadda ku jirto+Sawirro yaab badan

Ceegaag Online  …

Mudo Afar Sano Kadib oo Kismaayo Laga Xusay 1-da Luulyo (DAAWO SAWIRRADA)

Mudo Afar Sano Kadib oo Kismaayo Laga Xusay 1-da Luulyo (DAAWO SAWIRRADA)

54-sano guuradii kasoo wareegtay xoriyadda gobolada koonfureed ee Soomaaliya iyo midowgii labada gobol ee waqooyiga iyo koonfurta ayaa waxaa xalay siweyn looga xusay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.…

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Laba qof ayaa ku geeriyootay laba kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray kaddib markii gaari nooca iska-rogaha loo yaqaan oo fariinka goostay uu jiiray dadkan. Gaarigan oo ku socday xawaare sare…

Waraysi lagula yeeshay Dayaan/SOMSAT.tv Afhayeenka Khaatumo Saleebaan X. Max’d Samater (S-Wajixaad)

Waraysi lagula yeeshay Dayaan/SOMSAT.tv Afhayeenka Khaatumo Saleebaan X. Max’d Samater (S-Wajixaad)

Hadii aad tihiin maamulka Khaatumo ma mudaaharaadbaad deegaanadiina ku xoraynasaan? Daawo Waraysi Barnaamijka Dayaan ee Somsat.tv lagula yeeshay Saleebaan Waji Xaad. Ceegaag.com…

Warkii SOMSAT.tv Banaanbaxii reer Khaatumu Washington DC

Warkii SOMSAT.tv Banaanbaxii reer Khaatumu Washington DC

Naladaawada warkii SOMSAT ee Banaanbaxa Khaatumo ee Washinton DC Daawo Ceegaagcom…

Warkii KALSAN.tv: Kulan ay isugu yimaadeen Beesha Ajuuraan oo ay kaga hadlee xaalada G-Shabeelada Hoose(by.Garyaqaan)

Warkii KALSAN.tv:  Kulan ay isugu yimaadeen Beesha Ajuuraan oo ay kaga hadlee xaalada G-Shabeelada Hoose(by.Garyaqaan)

Beesha Ajuuraan oo ka biyo Diiday dadka ku hadaaqaya inay dhulkay xooga ku haystaan yidhaahdaan Ajuuraan ayaan ka xoraysanay ayaa shir ay maanta isugu yimaadeen magaalada Kismaayo ka cadeeyay mowqifkoodaku…

Q/M oo Kenya ka Caawineyso Dagaalka ka Dhanka ah Argagixisada

Q/M oo Kenya ka Caawineyso Dagaalka ka Dhanka ah Argagixisada

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa sheegay in Qaramada Midoobey ay dowladda Kenya ka taageeri doonto la dagaallanka argagixisada. Ban Ki-Moon ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu Sabtidii…

GUBA-3 oo dib loo furay Abwaan Heelaale oo usoo gabyay Dhulbahante iyo Abwaan Boos oo u Jawaabay

GUBA-3 oo dib loo furay Abwaan Heelaale oo usoo gabyay Dhulbahante iyo Abwaan Boos oo u Jawaabay

Abwaan Axmed Sheekh Cali Heelaale ayaa bilaabay tix la magac baxday Gudd-gude oo daba socota tixiihii Guba. Abwaan Heelaale ayaa sheegay in Qarni ka dib ay lama huraan noqotay in ay…

Munaasabad Abaalmarin Lagu Gudoonsiinaye 145 Agoonta Qadar Charity Kaalimaha Ka Galay Dugsiyada Muqdisho

Munaasabad Abaalmarin Lagu Gudoonsiinaye 145 Agoonta Qadar Charity Kaalimaha  Ka Galay Dugsiyada Muqdisho

Munaasabad lagu abaal marinayey 145-Agoon ah ee hoos taga hey’adda Qadar Charity ayaa maanta lagu qabtay Hotel SHAMO ee Magaalada Muqdisho. Ujeedada munaasabaddan ayaa waxey aheyd, ardada gashay Kaalmaha Sare…

Daawo Cajalad Hordhacah: Banaanbixii reer Khaatumo ee Shalay ka dhacay Washington DC

Daawo Cajalad Hordhacah: Banaanbixii reer Khaatumo ee Shalay ka dhacay Washington DC

Anaga oo goordhaw ka soo dayndoona SOMSAT.tv  Banaanbixii shalaykaga gariiriyay wasaaarada arimaha dibada ee Maraykanka ku sii yara naso hor dhacan Ceegaagcom…

DAAWO VEDIO:- Xanuunka iyo Dhibaatada Tahriibka “Murugo iyo Calool Xumo”

DAAWO VEDIO:- Xanuunka iyo Dhibaatada Tahriibka “Murugo iyo Calool Xumo”

Film-ka RAFAAD oo soo baxay ayaa waxaa uu ka sheekeynayaa wiil dhallinyaro ah oo kasoo dahriibay dalka South Africa oo uu ku lahaa dukaan, balse geediga soomaalida Yurub dartiis usoo…

Dadka Reer Kismaayo oo ku Baraarugay Wax-Barashada iyo oo Maanta Dhamaysay ku dhawaad 117-Arday (DAAWO SAWIRRADA)

Dadka Reer Kismaayo oo ku Baraarugay Wax-Barashada iyo oo Maanta Dhamaysay ku dhawaad 117-Arday (DAAWO SAWIRRADA)

Munaasabad loo dhigay ku dhowaad 117-arday oo ka qalin jebisay qaybaha mahcadka iyo Jaamacadda ee Jaamacadda Kismaayo ayaa ka dhacday hoolka shirarka ee Jaamacadda ee magaalada Kismaayo, waxaana kasoo qayb…

SH. CALI DHEERE: “Waxaan naga go’an inaan la dirirno Maamul goboleedyada”

SH. CALI DHEERE: “Waxaan naga go’an inaan la dirirno Maamul goboleedyada”

Xarakada Al-shabaab ayaa shaacisay inay dagaal la geli doonto cid walba oo ku howlan dhismaha maamul goboleedyada dalka, iyadoo ay dhawaan xukuumaddu heshiis dhexdhigtay maamullo ku muran sanaa xukunka gobollo…

Banaanbax aad u balaadhan oo lagu Taageerayay Amarka la’amray Somaliland inay Ciidamadeeda kala Baxdo Khaatumo oo Kadhacay Washington DC+Sawiro+

Banaanbax  aad u balaadhan oo lagu Taageerayay Amarka la’amray Somaliland inay Ciidamadeeda kala Baxdo Khaatumo oo Kadhacay Washington DC+Sawiro+

Jaaliyadaha Khaatumo ee wadanka Maraykanka Siiba Gobolada Ohio, Virginia, North Carolina, Massachusetts  -Boston, Minnesota,  New Jersey, Maine iyo magaalada London ee Boqortooyada Ingiriiska ayaa Shalay ka dhigay banaanbax  ay kagaga…

Deeq ka Timid Dowlada Cuman oo la Gaarsiiyey Dadka Danyarta ah ee Ku Nool Kismaayo (DAAWO SAWIRRADA)

Deeq ka Timid Dowlada Cuman oo la Gaarsiiyey Dadka Danyarta ah ee Ku Nool Kismaayo (DAAWO SAWIRRADA)

Deeqdaan oo ka koobnayd agabyo kala duwan sida raashinka doocyadiisa kala duwan, alaabta yar yare ee guryaha iyo agabyo kale ayaa waxaa ku deeqday Dowladda Cumaan waxaana la gaarsiiyey in…

Maamulka Khaatumo oo ugu baaqay reer SSC inay u midoobaan ladagaalanka Maleeshiyaadka Somaliland

Maamulka Khaatumo oo ugu baaqay reer SSC inay u midoobaan ladagaalanka Maleeshiyaadka Somaliland

Shir ka dhacay magaalada Saaxdheer oo haatan ka mid noqotay deegaanada ay ka waabteen weerarkeeda maleeshiyaadka Somaliland. Dhamaan masuuliyiinta shirkaa ka hadlay ayaa ugu baaqay inaan deegaan-deegaan wax loo xorayn…

Wafdigii ugu ballaarnaa oo ka socda Qaramada Midoobay oo maanta Soo Gaaray Kismaayo

Wafdigii ugu ballaarnaa oo ka socda Qaramada Midoobay oo maanta Soo Gaaray Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo ka socday Qaramada Midoobay uuna hoggaaminaayey madaxa guud ee hay’adda UNOCHA Johon Ging, waxaana ka mid…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay khudbad ka jeediyey xafladda 26-ka Juun

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay khudbad ka jeediyey xafladda 26-ka Juun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay xurroobeen gobollada waqooyi isl-markaana ciida Soomaaliyeed…

Wafdi ka Socday Dowlada Somalia oo maanta Soo gaaray magaalada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Wafdi ka Socday Dowlada Somalia oo maanta Soo gaaray magaalada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Wafdi ballaaran oo ka socda maamulka Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, iyadoo ay si diiran usoo dhaweeyay madax ka tirsan maamulka Jubba. Wafdigan…

Taliyaha iyo Abaanduuliha Ciidanka Xooga Soomaaliya oo xilka laga qaaday iyo Xog ku aadan raga lagu badalayo

Taliyaha iyo Abaanduuliha Ciidanka Xooga Soomaaliya oo xilka laga qaaday iyo Xog ku aadan raga lagu badalayo

Warar soo baxaya oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) iyo Abaanduulaha Ciidanka…