Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 124)

DHAGAYSO AMA DAAWO: Maamulka Jubbaland o ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Kismaayo…

DHAGAYSO AMA DAAWO: Maamulka Jubbaland o ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Kismaayo…

Afhayeenka maamulka Jubba C/naasir Seeraar Maax oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay dagaal shalay gudaha magaalada ku dhexmaray ciidamada ammaanka maamulka Jubba iyo Maleyshiyo beeleedyo.…

Gudoonka Qurbo Joogta Beesha Darood oo ku baaqay in layska difaaco Dulaanka Beesha Isaaq ee Gobolada SSC

Gudoonka Qurbo Joogta Beesha Darood oo ku baaqay in layska difaaco Dulaanka Beesha Isaaq ee Gobolada SSC

Shir xaga Isgaadhsiinta ah oo ay yeesheen Gudiyada Jaaliyadaha Beesha Daarood ee Yurub, Australia, North America, iyo Khaliijka. ayaa lagu go’aamiyay is si toos ah laysaga caabiyo duulaanka qaawan ee…

Madaxwayne Indho-Sheel oo shir Jaraa’id oo uu kaga hadlayo hawlgaladii u danbeeyay Qabtay

Madaxwayne Indho-Sheel oo shir Jaraa’id oo uu kaga hadlayo hawlgaladii u danbeeyay Qabtay

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo dagaal xorayn ah kala hor jeeda Maleeshiyaadka Somaliland ayaa Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Saaxdheer, isaga oo ku hoga tusaaleeyay shacabka reer Khaatumo inaysan Suuro Galahayn…

Afarta ugu Horeeya Liiska Argagixisada

Afarta ugu Horeeya Liiska Argagixisada

Waxaa Loogu baaqayaa Muwaadiniinta Jaaliyadaha Khaatumo ee ku dhaqan Wadanka Dibadiisa inaysan Nabadgalyo ku naaloon Xaflad danbana oo loogu qaban dalalka ay joogaan aysan si nabadgalyo ah uga Qudbaynin Afartaa…

Gaashaanle Sare Asad Barkhadle Canshuur ‘Waraabeeye’ oo u dhintay Dhaawac kasoo gaadhay Dagaalkii Kismaayo

Gaashaanle Sare Asad Barkhadle Canshuur ‘Waraabeeye’ oo u dhintay Dhaawac kasoo gaadhay Dagaalkii Kismaayo

War hada nagasoo gaadhay Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Gaashaanle Sare Asad Barkhadle Canshuur ‘Waraabeeye’ la dilay isagoo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ee sugida amaanka magaalada Kismaayo. Dhinaca kale Masuuliyiinta iyo Waxgaradka Beesha dhulbahante…

Dhagayso: Xabado teel teel ah oo wali laga maqlayo xafada calnley ee magalada kismaayo

Dhagayso: Xabado teel teel ah oo wali laga maqlayo xafada calnley ee magalada kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka  Jubbada Hoose waxaa wali ka socda dagaal u dhaxeya ciidamada maamulka Jubba iyo maleyshiyo beeleed  ayaa sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. HALKAN KA DHAGEYSO xafada…

Canada oo Safiir Cusub u Soo Magacowday Somalia (DAAWO SAWIRRADA)

Canada oo Safiir Cusub u Soo Magacowday Somalia (DAAWO SAWIRRADA)

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraqadihii aqoonsiga danjirenimo ka gudoomay danjiraha cusub ee ay dowladda Kanada u soo magacowday Soomaaliya. David Angel oo ah danjiraha Kanada ay u…

Maxaadaro lagusoo dhaweenayo Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Lagu Qabanaya Masjidka Al-Taqwaa

Maxaadaro lagusoo dhaweenayo Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Lagu Qabanaya Masjidka Al-Taqwaa

Assalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakaatu… Brothers and sisters, the Masjid Altaqwa would like to invite you to the welcoming sermon of the great Month of Ramadan on June 20,2014. Allah blessed…

Shirweynaha 2aad ee xisbiga cadaalada iyo sinaanta ee TAYO oo ka furmaya 19 june ilaa 21 june 2014 Magaalada Heeg ee wadanka Holland.

Shirweynaha 2aad ee xisbiga cadaalada iyo sinaanta ee TAYO oo ka furmaya 19 june ilaa 21 june 2014 Magaalada Heeg ee wadanka Holland.

shirweynaha 2aad ee xisbiga cadaalada iyo sinaanta ee TAYO waxa uu furmi doona 19 june ilaa 21 june 2014 waxana rajeynayna in ay kasoo baxan natijo fiican oo umada somaliyeed…

Tartanka ciyaaraha Kubada Cagta kooxaha Heerka koowaad oo Kismaayo ka furmay

Tartanka ciyaaraha Kubada Cagta kooxaha Heerka koowaad oo Kismaayo ka furmay

Tartanka ciyaaraha kooxaha heerka koowaad ee magaalada Kismaayo oo uu soo qaban qaabiyey maamulka Jubbaland ayaa ka furtay garoonka kubadda cagta Waamo ee magaalada Kismaayo, waxaana furitaankiisa kasoo qayb galay…

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray u diyaar garowga Maalmaha Xoriyadda

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray u diyaar garowga Maalmaha Xoriyadda

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta kulan la qaatay ku-xigeenka guddoomiyaha iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka ee gobolka, kaasi oo looga hadlay arrimo badan oo…

Ciidamada Maamulka Khaatumo oo Dhirbaaxo kulul ku dhardhaaray maleeshiyaadka Somaliland.

Ciidamada Maamulka Khaatumo oo Dhirbaaxo kulul ku dhardhaaray maleeshiyaadka Somaliland.

Wararkii u danbeeyay ee nagasoo gaadhaya Deegaanka  hoos taga Degmada Saaxdheer ayaa sheegaya in dhamaanba lagasoo baacsaday Maleshiyaadkii Somaliland ee Shalay Duulaanka ku qaaday Deegaamadaa. Ilo wareedo goobjoog ka ah…

Gobonimada RAGA reer Saaxdheer iyo Gunnimada RAGA reer Taleex iyo Liiska Argagixisada

Gobonimada RAGA reer Saaxdheer iyo Gunnimada RAGA reer Taleex iyo Liiska Argagixisada

Kadib markii Maleeshiyaadka Somaliland weerar ku qaadeen Shirwaynihii Khaatumo ee Taleex Shalay ayna goobta baneeyeen Cidamadii Deegaanka ee Nugaashu ayaa haatan waxaa Soconaya Dagaal ay  Somaliland ku qaaday Fadhiga Gudoonka Garaadnimo…

Maamulk KMG ee Jubbaland oo u diyaar Garoobaysa ladagaalanka Al-Shabaab

Maamulk KMG ee Jubbaland oo u diyaar Garoobaysa ladagaalanka Al-Shabaab

Magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland ayaa waxaa laga dareemaa dhaqdhaqaaqyo ciidan kuwaasi oo uu maamulka Jubbaland ugu diyaar garoobaayo dagaallo uu ku qaado deegaanada ay kusugan yihiin Al-Shabaab…

Guriga Gobalka ee Dagmada kismaayo oo maanta Xariga Laga jaray (DAAWO SAWIRRADA)

Guriga Gobalka ee Dagmada kismaayo oo maanta Xariga Laga jaray (DAAWO SAWIRRADA)

Waxaa maanta la daahfuray xaruntii guriga gobolka ee K2 taasoo dhawaan dayactir lagu sameeyay, iyadoo xafladda furitaanka xaruntani ay kasoo qeybgaleen madax sare oo ka tirsan maamulka Jubba, Qaar kamid…

Shirka Taleex oo la hakiyay iyo shirqoolkii maamulka Somaliland oo fashilmay(Sidii Lafo Geri Isku JABI)

Shirka Taleex oo la hakiyay iyo shirqoolkii maamulka Somaliland oo fashilmay(Sidii Lafo Geri Isku JABI)

Wararka nagasoo gaadhaya Taleex ayaa sheegaya in si aada laagu guulaystay in la gaadho is afgarad sidii loo nabadeen lahaa beelaha degaanka Taleex oo dirir ay ka danbeeyeen Maamulada Hareeruhu…

“Waxaan u rajaynaynaa walaaleheenna Koonfurta Suudaan in ay ku guulaystaan dadaallada nabadeed” R/wasaare Cabdiweli

“Waxaan u rajaynaynaa walaaleheenna Koonfurta Suudaan in ay ku guulaystaan dadaallada nabadeed” R/wasaare Cabdiweli

Addis Ababa, June 11, 2014 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka qaybgalay Kulankii 26-aad ee aan Caadiga Ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo xalay lagu…

Kooxda Fanaaniinta Minnesota oo xaday heesta DIGTOOR oo geesh ciidana lagadaba keenay si looga dhigo

Kooxda Fanaaniinta Minnesota oo xaday heesta DIGTOOR oo geesh ciidana lagadaba keenay si looga dhigo

Dhamaadkii sanadkii tagay bishii November ayaa xaflad aad loosoo agaasimay lagana qaaday heeso caanbaxay oo ay ku jirtay heesta HODHEEL iyo kuwo kale oo badan sida DIGTOOR oo markaa loo…

Daawo Sawirada 25-Gaadiid Dagaal oo Maanta Jubbaland la soo Dagtay

Daawo Sawirada 25-Gaadiid Dagaal oo Maanta Jubbaland la soo Dagtay

Maamulka Jubaland ayaa dekada caalamiga ah ee Kismaayo kala soo dagay gaadiid dagaal oo ka kooban kuwa dagaal iyo kuwo ambalaas ah. Gaadiidkii oo ah kii  labaad ee maamulka Jubaland…

DEG DEG: 3-dex Wariye oo Mudo Kooban Ku Xirnaa Xabsiga Dhexe ee Magaalada Kismaayo

DEG DEG: 3-dex Wariye oo Mudo Kooban Ku Xirnaa Xabsiga Dhexe ee Magaalada Kismaayo

Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Jubbooyinka Qadar Max’uud Xareed, tafatiraha idaacadda Radio Kismaayo Happy Bashiir Sheekh Aadan iyo Wariye Mascuud C/laahi Aadan ayay manta saldhigga uga  yeereen ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka,…