Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 129)

Wararkii ugu Danbeyay Nin Ra’yid ahaa oo xalay Lagu dilay kismaayo

Wararkii ugu Danbeyay Nin Ra’yid ahaa oo xalay Lagu dilay kismaayo

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose, ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay xalay xaafadaasi ku dileen nin ganacsade ahaa oo Magaalada…

Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Magaalada kismaayo (DAAWO SAWIRRO)

Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Magaalada kismaayo (DAAWO SAWIRRO)

Magaalada kismaayo waxaa habeenimadii xalay ka da’ay Roob lagu diirsaday oo ilaa sakay ka da’aya gudaha magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose. Shacabka magaalada kismaayo ku dhaqan oo maalinta…

Barnaamijkii Kalsan iyo Kismaayo (ee Garyaqaan Bishan)

Barnaamijkii Kalsan iyo Kismaayo (ee Garyaqaan Bishan)

                  Cabdicasiis Maxamuud(Garyaqaan) iyo Barnaamijkiisii Kalsan iyo Kismaayo. Ceegaag.com  …

Faahfaahin: Dagaalkii Maanta ka Dhacay Degmada Balad-Xaawo

Faahfaahin: Dagaalkii Maanta ka Dhacay Degmada Balad-Xaawo

Ugu yaraan saddex qof oo ka mid ah ciidamadii maanta ku dagaalamay degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa ku dhintay, 10-qof oo shacab ay ku jiraanna way ku dhaawacmeen, iyadoo…

Cali Khaliif Galaydh iyo qudbadii uu ka jeediyay Buuhoodle

Cali Khaliif Galaydh iyo qudbadii uu ka jeediyay Buuhoodle

Ceegaag.com…

Barakacayaasha Ku Nool Kaamamka Kismaayo oo Maanta Bilabay Ololo Nadafadeed(DAAWO SAWIRADA)

Barakacayaasha Ku Nool Kaamamka Kismaayo oo Maanta Bilabay Ololo Nadafadeed(DAAWO SAWIRADA)

Barakacayaasha ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa maanta bilaabay olole nadaafadeed oo iskaa wax u qabso ah, kaasoo ay ka fulinayeen nawaaxiga kaamamka ay ku noolyihiin ee magaalada Kismaayo. Gudoomiyaha barakacayaasha…

Amaanka Airportka oo lagu wareyjiyay Ciidamo somalia ah (DAAWO SAWIRRADA)

Amaanka Airportka oo lagu wareyjiyay Ciidamo somalia ah (DAAWO SAWIRRADA)

 Ceegaag Onlline Xafiiska wararka kismaayo…

Coll:Gaboobe oo loo Magacaabay Taliyaha Nabad Sugidda ee Maamulka Jubbaland

Coll:Gaboobe oo loo Magacaabay Taliyaha Nabad Sugidda ee Maamulka Jubbaland

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa maanta dib iskugu shaadheen ku samayay saraakiisha amaanka ee maamulka Jubaland. Shirar laba maalmood qaatay oo madaxweynaha maamulka Jubaland la yeeshay saraakiisha ciidamada Jubaland…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka

Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka ah ee Soomaali Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Ethiopia ayaa halkaasi kulan kula qaatay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka John…

Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Tunis oo isku fahmay dib u soo celinta Xiriirka labada dal

Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Tunis oo isku fahmay dib u soo celinta Xiriirka labada dal

Tunis, may 02, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tunisia, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyay Wasiirka…

Muungaab Oo Agab Isboorti Gudoonsiiyay Gabadhaha Kubadda Koleyga ee 8 Degmo

Muungaab Oo Agab Isboorti Gudoonsiiyay Gabadhaha Kubadda Koleyga ee 8 Degmo

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Mungaab ayaa agab isboorti ku wareejiyay gabdhaha kubadda koleyga siddeed degmo oo gobolka Banaadir ka tirsan, xilli ay socoto qaban…

W/kuxigeenka W/Caafimaadka ee Maamulka Jubbaland Caydiid Sulaymaan Xaashi oo ku baaqay dardargalinta deegaameenta Kooyaame

W/kuxigeenka  W/Caafimaadka ee Maamulka  Jubbaland Caydiid Sulaymaan Xaashi oo  ku baaqay dardargalinta deegaameenta Kooyaame

Dib u xasuuso maqaalkan oo aanu ka waraysanay laha dhaxalka Ugaaska Harti ee deegaanada Waamo Soomaaliaya haatana loogu wanqalay Maamulka Jubaland. Qurba Joogta reer Waamo ee asal ahaan ka soo…

Ogaysiis: Siminaar Diimeed dhalinta iyo dhalaanka loo qabanayo Sh. C/risaaq Xaashi

Ogaysiis: Siminaar Diimeed dhalinta iyo dhalaanka loo qabanayo Sh. C/risaaq Xaashi

Hamoogaan Siminaarka waalidiinta iyo dhalinta cuslaatay waa bilaasha : La Kulanka dhallinyarada galabta Khamiista waa af Soomaali waana 6:30-8:00PM.  Sidoo kale seminar ka galabta jimcada waa af Soomaali waana free.…

Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya oo soo gaaray Kismaayo

Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya oo soo gaaray Kismaayo

ballaaran oo uu hogaaminayo safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Neil Wigan ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, iyagoo kulan la qaatay madaxda ugu sareeysa ee maamulka Jubbaland. Masuuliyiintani ayaa…

Walaalaha reer Boston waxaan ugu bishaaraynaynaa in imaamkeena SHEEKH CABDIRISAQ XAASHI noo imaanayyo bishan May 1 deeda

Walaalaha reer Boston waxaan ugu bishaaraynaynaa in imaamkeena SHEEKH CABDIRISAQ XAASHI noo imaanayyo bishan May 1 deeda

Assalamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu. Walaalaha reer Boston waxaan ugu bishaaraynaynaa in imaamkeena SHEEKH CABDIRISAQ XAASHI noo imaanayyo bishan May 1 deeda. Waxaa Jiri doona seminarrada soo socda. 1. waxaa maalinta khamiista…

Dibadbax lagu taageerayo nabadda islamarkaana looga soo horjeedo dilalka qarsoon ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo [Cajalad+SAWIRRO]

Dibadbax lagu taageerayo nabadda islamarkaana looga soo horjeedo dilalka qarsoon ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo [Cajalad+SAWIRRO]

Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo dilal qarsoodi ah oo ay geystaan kooxo aan heybtooda la aqoon ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, iyadoo sidoo kale…

Warkii SOMSAT: Xaflad lagu taageerayo Shirka Khaatumo London

Warkii SOMSAT: Xaflad lagu taageerayo Shirka Khaatumo London

Reer Khaatumo madoonayaan inay dhiig Soomaaliyeed daadiyaan ee waxay doonayaan inay taladooda iyagu gacantooda ku qabsadaan taasina waa xuquuqda qofkasta oo Soomaaliah iyo bini aadam ahba. Kaatumo waxay u taagan…

Wejigii labaad ee shirka dib u Heshiisiinta Jubooyinka iyo Gado oo Maanta Kismaayo ka furmay (DAAWO SAWIRRADA)

Wejigii labaad ee shirka dib u Heshiisiinta Jubooyinka iyo Gado oo Maanta Kismaayo ka furmay  (DAAWO SAWIRRADA)

Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose maanta si rasmi ah uga furmay wejigii labaad shirkii dib u heshiisiinta Jubbooyinka, iyadoo ay ka soo qeyb-galeen shirkan guud ahaan beelaha…

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Eng. Maxamed Siciid Cali Baale oo geeryooday

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Eng. Maxamed Siciid Cali Baale oo geeryooday

Waxaa anaga oo ah jaaliyada reer Boston siiba Cabdulaahi Gurxan iyo Xaaskiisa Sahro Warfaa, Faysal Warfaa iyo Xaaskiisa Fardowso Suldaan, Maryan Gaas, Luul Dhuux, Libin Bardo Cad, Maadeeq Camshuluq, Maxmuud…

Eng Xuseen Fiin oo horay u dhaliilay dhismaha wadooyinka Muqdisho daawo Engineerkii dhisay Markoodii Hore oo u markhaati furay

Eng Xuseen Fiin oo horay u dhaliilay dhismaha wadooyinka Muqdisho daawo Engineerkii dhisay Markoodii Hore oo u markhaati furay

Waxaan Dhaliil dusha kaga tuuray Engineerada dhisaya wadooyinka magaalada Muqdisho ee u dhashay wadanka Turkiga kadib markii aan akhriyay sida ay u dayactirayaan wadooyinkaa,  Maqaal aan ka qoray September 15, 2013…