Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 13)

Marwada 1aad ee dalka Saynab Macalim oo dhagax dhigtay xarun caafimaad oo loogu talagalay daryeelka hooyada iyo dhallaanka

Marwada 1aad ee dalka Saynab Macalim oo dhagax dhigtay xarun caafimaad oo loogu talagalay daryeelka hooyada iyo dhallaanka

‘Maanta waxaan si wada jir ah uga dhagax dhignay magaalada Baraawe aniga iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) xarun loogu talagalay daryeelka caafimaad ee hooyada…

Emmanuel Saint oo difaacday horyaalnimadii ay ku guuleesteen Kal hore.

Emmanuel  Saint oo difaacday horyaalnimadii ay ku guuleesteen Kal hore.

Kooxda kubada kolayga ee jaamacada Emmanuel, Emmanuel Saint ayaa sanadkii labaad noqotay kooxda ku guulaysatay koobka waqooyi bari ee gobolada New England USA. Kooxdan oo ay u ciyarto Jamaad H.…

Uruka SAYPA oo martiqaad lagu soo bandhigay dhaqanka Soomaalida u qabtay ardayda Jaamacada Boston College

Uruka SAYPA oo martiqaad lagu soo bandhigay dhaqanka Soomaalida u qabtay ardayda Jaamacada Boston College

Habeenimadii sabtida ayaa waxaa magaalada Boston ka dhacay is arag aad u salbalaadhnaa oo jaaliyada Soomaalida Boston ay kula kulmeen arday wax ka barata midkamida Jaamacadaha ugu wayn ee ku…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MEEL-MARIYEY SHARCIGA DOORASHOOYINKA DALKA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MEEL-MARIYEY SHARCIGA DOORASHOOYINKA DALKA

Muqdisho, Febaraayo 21, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku saxiixay Sharciga Doorashooyinka…

American Tv oo waraysi la yeeshay Siyaasiga Asadnaa Suudi

American Tv oo waraysi la yeeshay Siyaasiga Asadnaa Suudi

Wariya Cali Xaraare ayaa waraysi layeeshay Asadnaa Suudi oo u qaabilsan Tvgaa Falanqaynta Siyaasada Soomaalida. Waraysiga oo taabtay qaybo badan oo ay ka mid tahay soo cadho celinta shacabka u…

Siyaasigii ugu xabsiga dheeraa Soomaaliya Bardacad oo ku geeryooday Boston, USA Xalayto

Siyaasigii ugu xabsiga dheeraa Soomaaliya Bardacad oo ku geeryooday Boston, USA Xalayto

Abuukaate: Yuusuf Cismaan Samatar (Bardacad) oo ka mid ahaa Xildhibaanadii ugu horeeyay ee ay yeelato Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa xalay ku geeryooday magaalada Boston ee carigan Maraykanka oo uu daganaa ilaa…

Madaxweyne Farmaajo oo maanta kormeer ugu tagay Xarunta Tirakoobka CXDS.

Madaxweyne  Farmaajo oo maanta  kormeer ugu tagay Xarunta Tirakoobka CXDS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray Xarunta Tirakoobka Ciidanka Qalabka Sida oo lagu soo gabo-gabeeyey howlihii la xiriiray ururinta…

Madaxwayne Aadan Cabdule Cusmaan Sawirkiisa oo la sudhay Goobta ay sudhanyihiin Aasaasayaashii uruka midowga Afrika oo uu ka maqnaa in mudo ah

Madaxwayne Aadan Cabdule Cusmaan Sawirkiisa oo la sudhay Goobta ay sudhanyihiin Aasaasayaashii uruka midowga Afrika oo uu ka maqnaa in mudo ah

Madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan (Cadde) Alle ha u naxariistee, wuxuu kamid ahaa aasaasayaashii Ururka Midnimada Afrika, hadda loo baddalay Midowga Afrika, waxaana farxad noo ah in saaka sawirkiisa lagu dhajiyay…

Madaxwayne Farmaajo oo kulan kula qaatay Adisababa Raysalwasaare Justin Trudeau

Madaxwayne Farmaajo oo kulan kula qaatay Adisababa Raysalwasaare Justin Trudeau

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau, waxayna ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan…

Ardayda reer Puntland oo iska diiday marin habaabinta xukuumad gobol leedkooda

Ardayda reer Puntland oo iska diiday marin habaabinta xukuumad gobol leedkooda

Wararka ka imanaya magaalada ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso oo uu booqday wasiir goboleedka maamulka Puntland u qaabilsan waxbarashada isaga oo booqashadiisa u doortay dugsiga sare ee Boosaaso. una sheegay in…

Dawlada oo kalawareegtay ciidamdii daacada u ahaa Indho Koray Magaalooyinka Baladxaawo, Dooloow iyo Luuq

Dawlada oo kalawareegtay ciidamdii daacada u ahaa Indho Koray Magaalooyinka Baladxaawo, Dooloow iyo Luuq

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Baladxaawo oo saacado ka hor ay la wareegeen ciidamada Danab ee dawlada dhexe ee Soomaaliya iyaga oo kala wareegay wasiirkii Arimaha Amniga ee maamulka Jubaland kasoo…

Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo Cali Diini Ciid oo loo kala doortay Madaxwayne iyo kuxigeen Maamulka Galmudug

Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo Cali Diini Ciid oo loo kala doortay Madaxwayne iyo kuxigeen Maamulka Galmudug

Madaxweynaha Maamulka Galmudug, ayaa waxaa loo doortay Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor, kadib doorasho ka dhacday Magaalada Dhuusamareen. Xildhibaanada Galmudug ee soo xaadiray hoolka doorashada oo tiradooda ay gaareysay 77…

Dawlada Kanada oo Qaxooti hal Malyan ah wadankeeda kusoo cansuuntay

Dawlada Kanada oo Qaxooti hal Malyan ah wadankeeda kusoo cansuuntay

Dawlada dhexe ee Kanada ayaa Qaxooti gaadhaya Hal Malyan oo dada keenasa wadankeeda sadexa sano ee inagu soo aadan hadaba si arintaa looga midha dhaliyo ayaa waxaa laga codsaday magaalooyinka…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA QM EE CUNAQABATEYNTA HUBKA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA QM EE CUNAQABATEYNTA HUBKA

Muqdisho, Jannaayo 22, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Soomaaliya ayaa la wadaagay warbixin ku saabsan deegaannada…

Raysalwasaare Khayre oo ku baaqay sugida amaanka hawl wadeenada dhismaha ka wada dalka

Raysalwasaare Khayre oo ku baaqay sugida amaanka hawl wadeenada dhismaha ka wada dalka

Ra’iisul Wasaare Khayre, Safiirrada Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez iyo Taliyaasha Ciidanka ayaa Kulan Ka Yeeshay Dardar Gelinta sugida amniga howlwadeenna ka shaqaynaya Mashuurca Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye.…

Haayada Horumarinta ee dalka Qadar oo casuumad u fidisay Marwada 1aad ee Dalka

Haayada Horumarinta ee dalka Qadar oo casuumad u fidisay Marwada 1aad ee Dalka

Marwadada 1aad ee Soomaaliya Saynab Macalin ayaa booqsho shaqo ah ku gaadhay wadanka Qadar iyada oo lakulantay Haayada wadankaa u qaabilsan horumarinta, marwada 1aad oo maqaal ogaysiin ah barteeda FB…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA KULMAY SULDAANKA CUSUB EE DALKA CUMAAN

MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA KULMAY SULDAANKA CUSUB EE DALKA CUMAAN

Muqdisho, Jannaayo 14, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka soo laabtay dalka Cumaan oo uu kaga qeyb galay tacsida Suldaan Qaabuus Binu Siciid. Madaxweynaha oo…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO AY BOOQASHO LABA MAALMOOD AH UGA BILAABATAY ASMARA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO AY BOOQASHO LABA MAALMOOD AH UGA BILAABATAY ASMARA

Asmara, Jan 10, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, ayaa waxaa si diirran ugu soo…

Madaxwaynaha Mustaqbalka dhaw ee Maamulka Galmudug Cabdi-dheere oo gaadhay Caabudwaaq

Madaxwaynaha Mustaqbalka dhaw ee Maamulka Galmudug Cabdi-dheere oo gaadhay Caabudwaaq

Musharaxa Madaxwaynaha Maamulka Gal-Mudug Cabdidheere ayaa safar xaga dhulka ah ku tagay magaalada Caabudwaaq oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Cabdidheere ayaa u mahad celiyay shacabka reer Caabudwaaq sida diiran ee…

Madaxa madhasha 60ka Asadnaa oo lagu waraystay Somali American tv

Madaxa madhasha 60ka Asadnaa oo lagu waraystay Somali American tv

Asadnaasuudi oo ah madaxa madasha falanqaynta iyo faaqidaada siyaasada Soomaaliya (60ka). Ayaa laga waraysta xaalada Soomaaliya waxaana waraysigu u dhacay sidatan. Asadnaa ayaa ka waramay xaalada Midnimo State, Puntland iyo…