Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 130)

Haweenka Gobollada Jubbooyinka iyo Gado oo isugu yimid kulan Nabadeed (DAAWO SAWIRRADA)

Haweenka Gobollada Jubbooyinka iyo Gado oo isugu yimid kulan Nabadeed (DAAWO SAWIRRADA)

Kulan qeyb ka ah kulammada dib u heshiisiineed oo ka socday muddooyinkii u dambeeyay magaalada Kismaayo, kuwaasoo ay ku wada hadlayeen beelaha wada dega Jubooyinka ayaa maanta ka dhacay Hotel…

Daawo Waraysi aan waxba laysula hadhin oo Dayaan lagula Yeeshay Mustafe C. Koosafaare

Daawo  Waraysi aan waxba laysula hadhin oo Dayaan lagula Yeeshay Mustafe C. Koosafaare

Wiigan waxaa Furmay shirka Taleex, hadaba Daawo Mustafe oo waraysi lagula yeeshay Dayaan (Soomaalilandnimadii miyaad ka baxday!!!!!! Jawaabta ka daawo   Ceegaag.com…

Beelo wada dega Jubooyinka oo ay hore xurguf u dhexmartay oo maanta heshiiyay [DAAWO SAWIRRADA]

Beelo wada dega Jubooyinka oo ay hore xurguf u dhexmartay oo maanta heshiiyay [DAAWO SAWIRRADA]

Odoyaasha beelaha Sade iyo Kablalax ayaa shir ay maanta ku yeesheen magaalada Kismaayo  waxa ay kasoo saareen war murtiyeed ka kooban qodobo dhowr ah, iyagoo sheegay in ay ku heshiiyeen in…

Gudoomiyaha Qurbajoogta beesha Xuseen Siciid oo ku baaqay in si buuxda looga qayb galo shirka Taleex (Dhagayso)

Gudoomiyaha Qurbajoogta beesha Xuseen Siciid oo ku baaqay in si buuxda looga qayb galo shirka Taleex  (Dhagayso)

Shirka Taleex ee maamulka rasmiga ah loogu yagleelayo Khaatumo ayaanu ka waraysanay Gudoomiye kamida gudoomiyayaasha Jaalida Khaatumo siiba kan beesha Hayaag Maxamuud Maxamed Cali Ayax Dhagayso Maxamuud Maxamed Cali Ayax …

DEG DEG: Madaxweynaha Dalka Burundi Oo Soo Gaaray Muqdisho….

DEG DEG: Madaxweynaha Dalka Burundi Oo Soo Gaaray Muqdisho….

Waxaa goordhaw Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay wafdi balaaran uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Burundi Mr. Pierre NKurunziza . Garoonka Aadan Cadde waxaa kusoo dhaweeyay Wafdiga Burundi…

Xildhibaan Maanta lagu dilay Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegatay Dilka….

Xildhibaan Maanta lagu dilay Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegatay Dilka….

Xildhibaan kale oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu dilay Xaafadda Daba-kaayo-madow ee Muqdisho, iyadoo Al-shabaab ay sheegatay mas’uuliyadda dilka xildhibaankan. Goobjoogayaal ayaa sheegay in kooxaha dilay xildhibaanka oo…

Suldaankii Beesha Sheekhaal oo Kismayo lagu dilay

Kooxo hubeeysan ayaa goordhawayd magaalada Kismaayo ku dilay AUN Suldaankii Beesha Sheekhaal Suldaan Caamir Cabdi Dhuux. Kooxahan ayaa la sheegay in suldaanka ay toogteen xilli uu marayay halka loo yaqaan…

Wafti Balaadhan oo isugu jiray Siyaasiyiin iyo Xildhibaano oo gaadhay Taleex

Wafti Balaadhan oo isugu jiray Siyaasiyiin iyo Xildhibaano oo gaadhay Taleex

Waftigan oo ay ka mid ahaayeen labo Cali ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Taleex Daawo sidii loosoo dhaweeyay iyo qudbadahoodii Ceegaag.com…

Odayaal loo diray sabca -asharaaf oo dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo(DAAWO SAWIRRADA)

Odayaal loo diray sabca -asharaaf oo dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo(DAAWO SAWIRRADA)

Gudigii loo xilsaaray inay soo xareeyaan ciidamada wali ku harsan degaanka Goob-weyn ayaa socdaal ku tagay deegaanka sabca-asharaf oo ah halka ay ku sugan yihiin ciidmada uu hogaanka u hayo…

Go’aano Ka soo Baxay Qurbo Joogta Beesha Jaamac Siyaad(Maqal)

Go’aano Ka soo Baxay Qurbo Joogta Beesha Jaamac Siyaad(Maqal)

Qurbajoogta Beesha Jaamac Siyaad oo shir xaga isgaadhsiinta ku yeeshay iyaga oo go’aanadoodii ay saxaafada u akhriyeen Lix masuul oo kala ah Nuur Maxmuud Gaas, Cabdi Faarax Goohe, Cali Cabsiiye,…

TOP NEWS: Barre Hiiraale oo diiday dib u heshiisiin iyo Ra’isul wasaaraha oo ka Ambabaxay Kismaayo…

TOP NEWS: Barre Hiiraale oo diiday dib u heshiisiin iyo Ra’isul wasaaraha oo ka Ambabaxay Kismaayo…

Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa ka soo horjeestay dadaaladii dib u heshiisiinta ee uu ra’iisul wasaare C/weli Sheekh uu ka wado magaalada Kismaayo  isagoo ku goodiyay inuu sii wadayo…

Munaasabad sagootin ah oo Magaalada Kismaayo loogu sameeyay Ra’isul Wasaare C /wali (DAAWO SAWIRRADA)

Munaasabad sagootin ah oo Magaalada Kismaayo loogu sameeyay Ra’isul Wasaare C /wali (DAAWO SAWIRRADA)

Munaasabad si heer sare loosoo agaasimay ayna ka qayb-galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo ayaa maanta lagu qabtay xaruntii hore ee caymiska, iyadoo munaasabaddan ay ahayd sagootin loo sameynayay…

Abaanduulaha ciidanka xoogga oo Kismaayo soo gaaray iyo Shirka Dib u heshiinsiinta oo Dhawaan Furmidoona…….

Abaanduulaha ciidanka xoogga oo Kismaayo soo gaaray iyo Shirka Dib u heshiinsiinta oo Dhawaan Furmidoona…….

Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada…

Machadka (ISOS) wuxuu qabtay shircilmiyeed ballaaran oo cinwaankiisu ahaa “DHIBAATADA XAALUFINTA DHIRTA SOOMAALIYA: SABABAHA … NATIIJADA … XALKA “.

Machadka (ISOS) wuxuu qabtay shircilmiyeed ballaaran oo cinwaankiisu ahaa “DHIBAATADA XAALUFINTA DHIRTA SOOMAALIYA: SABABAHA … NATIIJADA … XALKA “.

Shircilmiyeedkan (academic conference “ waxaaqoraalcilmiyeedyo “papers” kasoojeediyaytiroaqoonyahanno ah, oodhibaatadaxaalufintadhirtakusoosameeyaycilmibaariskaladuwa. Aqoonyahannahaiyowaxgaradka kale eeshircilmiyeedkakasooqaybgalaywaxayislafalanqeeyeenbaaxadda ay leedahayxaalufintadhirtu, saamayntaiyodhibaatadakadhalanaysaxaalufintaas, iyosida wax loogaqabankarointaba. DrLiibaanXuseenookuhadlayaymagacaMachadkaDaraasaadkaSoomaalida (ISOS)iyoJaamacaddaMuqdisho, ooshircilmiyeedkafuraywuxuutilmaamay in machadka ISOS yahaymadal ay aqoonyahankuiskudhaafsadaanaqoonta, waayo-aragnimadaiyoxogta. Qoraalcilmiyeedka 1aadwuxuucinwaankiisuahaa…

Daawo Raysalwasaraha oo maalintii 5aad jooga Kismaayo Kalsan.tv

Daawo Raysalwasaraha oo maalintii 5aad jooga Kismaayo Kalsan.tv

Daawo ceegaag.com…

Wasiirkuxegeenkii W-Maaliyada ee Xukuumadii Badabaado qaran Cali Faysal oo ka hadlay Xaalada Islii wiigii hore iyo Dayaan/SOMSATtv

Wasiirkuxegeenkii W-Maaliyada ee Xukuumadii Badabaado qaran Cali Faysal oo ka hadlay  Xaalada Islii wiigii hore iyo Dayaan/SOMSATtv

Wasiir kuxigeenkii wasaarada Maaliyada ee dawladii badbaado qaran ee Soomaaliya ka saartay ku meelgaadhnimada ayaa wiigii hore marti ku ahaa Barnaamijka Dayaan ee SOMSAT.tv Daawo ceegaag.com…

Raysul wasaare C/weli oo booqday ciidamado uu tababar uga socday duleedka Kismaayo iyo xarunta jaamacadda oo ay ku jiraan qaar kamid ah ciidamadii ku sugnaa deegaanka Goobweyn ee lasoo xareeyay (DAAWO SAWIRRADA)

Raysul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed oo maalintii 5-aad ku sugan magaalada Kismaayo ayaa maanta booqday Garoonka Madhamaado oo ku yaal duleedka magaalada Kismaay halkaasoo uu tababar…

Golaha Fulinta ee Khaatumo iyo Xildhibaano, iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Khaatumo oo ka hallay Arinta Taleex (Daawo Universal)

Golaha Fulinta ee Khaatumo iyo Xildhibaano, iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Khaatumo oo ka hallay Arinta Taleex (Daawo Universal)

Weerar Maanta ay ku qaadeen Ciidamada Somaliland  Caasimada kumeelgaadhka ah ee Khaatumo ‘ Taleex’ ayaa waxaa ka hadlay qaarkamida golaha fulinta ee Khaatumo, Xildhibaano Federaalka ah iyo Siyaasiyiin iyaga oo…

Ciidammadii ku sugnaa Goob-weyn oo dib loogu celinayo Magaalada Kismaayo…..

Ciidammadii ku sugnaa Goob-weyn oo dib loogu celinayo Magaalada Kismaayo…..

Wasiir kuxigeenka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed Ismaaciil Shuuriye oo kamid ahaa wafdigii uu hogaaminayay ra’isul wasaaraha Soomaaliya ee ku sugnaa Kismaayo oo…

Sheekh Cabdi Umal oo GaadhayDeegaao ay dacwadiisu aad u Saamaysay (Degmada Marqaanwayne ee Kililka)

Sheekh Cabdi Umal  oo GaadhayDeegaao ay dacwadiisu aad u Saamaysay (Degmada Marqaanwayne ee Kililka)

Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah ayaa socdaal dacwadeed waxaa  ay ku soo gaareen Machadka Al-furqaan faraciisa Degmada Marqaanwane ee ku taala ismaamulka deegaanka Soomaalida Itoobiya magaaladan oo…