Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 132)

Axmed Madowbe oo maanta kulan la yeeshay saraakiisha ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada kismaayo(DAAWO SAWIIRRADA)

Axmed Madowbe oo maanta kulan la yeeshay saraakiisha ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada kismaayo(DAAWO SAWIIRRADA)

Madaxweynahamaamulak KMG ee Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madowbe ayaa maanta madaxtooyada Kismaayo kulan qada ah kula yeeshey saraakiisha AMISOM qeybohooda kala duwan ee ku sugan Kismaayo (KENYA, Sierra Leone,iyo…

Madaxweynaha Maamulka KMG ee Jubba oo maanta soo kormeeray qaar kamid ah xarumaha dowlada(DAAWO SAWIRRO)

Madaxweynaha Maamulka KMG ee Jubba oo maanta soo kormeeray qaar kamid ah xarumaha dowlada(DAAWO SAWIRRO)

Madaxweynahamaamulak KMG ee Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madowbe ayaa maanta kormeer kutagey Bangiga dhexe ee Somalia xaruntiisa magaalada kismaayo oo dib loo dayactirey muddo 24 sano kadib. Sidoo kale wuxuu…

Nala dhagaysta Xiisaha Xasarada GUBA 2aad

Nala dhagaysta Xiisaha Xasarada GUBA 2aad

Silsildii GUBA oo guushu raacday beesha haatan ku dhaqan deegaanada Khaatumo qorni ka hor ayaa haatan beesha Ogadeeniya ula muuqatay inay dib u gocdaan kadib markii beesha deegaanada Somaliland ku…

Soomaalida ISLII miyaana lasoo gaadhin wakhtigii ay Soomaaliya ku noqon lahaayeen

Soomaalida ISLII miyaana lasoo gaadhin wakhtigii ay Soomaaliya ku noqon lahaayeen

Waxaa iska cad inaan cidina difaaci karin sharafta iyo karaamada dadka Soomaalida ah ee ku sugan wadanka Kiiniya, sidaa daraadeed waxaa haatan lasoo gaadhay wakhtigii loo mahad celinlahaa reer Kiiniya…

Maxamed Aadan Sire(Jaama Yare) oo ku geeryooday Hargaysa

Maxamed Aadan Sire(Jaama Yare) oo ku geeryooday Hargaysa

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun : Waxaa Magaalada Hargaysa ku geeryooday Maxamed Aadan Sire oo lagu naaneesi jiray (Jaama Yare). Waxaa Tacsi u diranaa dhamaan qoyskiisii iyo qaraabadiisii oo ku kala nool…

Madaxweynaha Maamulak Jubba Axmed Madowbe oo Dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo Safar dheer ka dib…..

Madaxweynaha Maamulak Jubba Axmed Madowbe oo Dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo Safar dheer ka dib…..

Madaxweynaha maamulka KMG ee  jubba Axmed Maxed Islaam Axmed Madowbe  oo dib ugu soo laabtay magaalada kismaayo safar dheer ka dib. Axmed Madowbe ayaa ku dhawaad mudo bill ah ka…

Saldhig Dhexe ee Magaalada Kismaayo oo Xariga laga jaray Dib u Hagaajin kadib(DAAWO SAWIRRO)

Saldhig Dhexe ee Magaalada Kismaayo oo Xariga laga jaray Dib u Hagaajin kadib(DAAWO SAWIRRO)

Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee maamulka Jubba Jen. C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta xariga ka jaray xabsiga dhexe ee degmada Kismaayo, kaasoo dhawaan dayactir lagu sameeyay, waxaana madaxweeynaha wehlinayay xubno…

Garoonka kubbada Cagta ee Magaalada Kismaayo Oo dib loo dayactiray iyo wafdi booqday….(DAAWO SAWIRRADA)

Garoonka kubbada Cagta ee Magaalada Kismaayo Oo dib loo dayactiray iyo wafdi booqday….(DAAWO SAWIRRADA)

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha degmada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf (Timojilic) ayaa soo kormeeray garoonka kubadda cagta ee Kismaayo, kaasoo maalmihii u danbeeyay lagu waday howlo dayactir ah. Garoonkan oo lagu…

Ergooyinka ka qaybgalaya Shirka Lagu dhamaystirayo Maamulka Khaatumo oo Taleex Buuxdhaaafiyay

Ergooyinka ka qaybgalaya Shirka Lagu dhamaystirayo Maamulka Khaatumo oo Taleex Buuxdhaaafiyay

Daawo Ceegaag.com/Booramenews…

Wadanka Jabuuti iyo Maamulka Somaliland oo Heshiis ladagaalanka mukhaadaraadka ah kala sexeexeday

Wadanka Jabuuti iyo Maamulka Somaliland oo Heshiis ladagaalanka mukhaadaraadka ah kala sexeexeday

Daawo Ceegaag.com/Boorame News…

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo xariga ka jarey Dhisme Cusub oo lagu soo kordhiyey taliska qaybta Booliska ee Gobolka Nugaal

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo xariga ka jarey Dhisme Cusub oo lagu soo kordhiyey taliska qaybta Booliska ee Gobolka Nugaal

Taliska qaybta Booliska ee gobolka Nugaal waxaa lagu soo kordhiyey dhismayaal cusub oo Booliska gobolka Nugaal ay ku shaqayn doonaan,waxaa sidoo kale lagu sameeyey qaybihii hore ee taliska dayactir baahsan…

Saraakiisha Booliska Soomaaliyeed iyo Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Somaliland

Saraakiisha Booliska Soomaaliyeed iyo Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Somaliland

Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay 20 Sarkaal oo ka tirsan Saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa uu calaamad su’aal saaray beenta inka badan 24 sano lagu akhriyayo shacabka gobolada waqooyi ee…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray Dhismaha Safaarada Somalia ee Beligum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jaray Dhismaha Safaarada Somalia ee Beligum

Dawladnimada Soomaaliya oo dib ugu soo noqonasa Caalamka ayaa waxaa hada bilaamay in dib loo furo safaaradiihii aynu ku lahayn wadamada qaarkii oo noqday meelo ay dadka Soomaalida ahi Qaxooti…

Garaadka guud ee Khaatumo State iyo Shirkii Imaaraadka

Garaadka guud ee Khaatumo State iyo Shirkii Imaaraadka

Jaaliyada Khaatumo oo baryahan u diyaar garoobasa sidii ay shir ugu qabsan lahayeen magaalada Taleex doonayana inay dhamaystiraan dhismaha Maamulka ayaa waxaa wiigii hore shir uga dhacay wadanka Imaaraadka hadaba…

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo qaraxii Islii ku tilmaamay mid lagu bartilmaameesanayo Jiritaanka Soomaalida ee Kiiniya

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo qaraxii Islii ku tilmaamay mid lagu bartilmaameesanayo Jiritaanka Soomaalida ee Kiiniya

Xildhibaanka Laga soo doorto Degmada ay ka tirsantahay xaafadda Islii ,Mudane Yuusuf Cabdi ayaa shaaca ka qaaday sir culus oo ku aadan cida ka dambeysa qaraxyadii dhawaan ka dhacay xaafadda…

Ogaysiis: Hadii aad ilmahaaga u diyaarinaso ISEE Test

Ogaysiis: Hadii aad ilmahaaga u diyaarinaso ISEE Test

Asalaamu Calaykum Hadii aad ilmahaaga u diyaarinaso ISEE Test ilasoo Xidhiidh si aad u heshid talo bixin ku anfacda waxa kaliya ee aan kuu hayaa warbixinteeda waa uun ilamaha ka…

SAWIRRO: Wasiirada Maamulka KMG ee Jubba oo Direeskii Ciidamada Xidhay, ( Maxay Tahay Sabbabtu?)

SAWIRRO: Wasiirada Maamulka KMG ee Jubba oo Direeskii Ciidamada Xidhay, ( Maxay Tahay Sabbabtu?)

Magaalada kismaayo ee xarunta maamulka KMG ah ee jubba ayaa maalmahii udanbeeyey waxaa ka dhacay dilal arxandaro ah, oo ay geesanayeen kooxda Al-shabaab. Kulan balaaran oo looga arinsanaayey amaanka guud…

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo dawladda Talyaaniga uga mahadceliyay Qalab ay ugu deeqday ciidanka Qalabka sida

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo dawladda Talyaaniga uga mahadceliyay Qalab ay ugu deeqday ciidanka Qalabka sida

Warsaxaafadeed Muqdisho, April 2, 2014 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa uga mahadceliyay dawladda iyo shacabka Talyaaniga taageerada ay u fudiyeen ciidanka Qalabka, wuxuuna ku…

Waa Maxay Jacayl?

Waa Maxay Jacayl?

Waxaan ku Bilaabayaa Magac Allah ee Naxariis oo dhan iska leh   Waxaad jeclaatid way noocya badan yihiin, gaajo markay ku qabato waxaa ku qabanaya jacayl aad u qabtid waxaad…

Daawo: Dhallinyaro Baratay Kalluumeysiga oo Tababbar loogu soo Xiray Kismaayo & Agabna la Gudoonsiyay….

Daawo: Dhallinyaro Baratay Kalluumeysiga oo Tababbar loogu soo Xiray Kismaayo & Agabna la Gudoonsiyay….

Hay’adda  Horumarinta Jubooyinka ee “Jubba Development Organisation” ayaa maanta tababarro ku aadan xirfadda kalluumeysiga usoo xirtay  dhalinyaro shaqo la’aan ahayd oo gaareeysa ilaa 50, kuwaasoo ay bareen xirfadda Kalluumeysiga iyagoo…