Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 135)

Daawo Sawirrada Taageerada ay Umuujiyeen shacabka Buula-burde Ciidamada AMISOM

Daawo Sawirrada Taageerada ay Umuujiyeen shacabka Buula-burde Ciidamada AMISOM

Shacabka ku dhaqan degmada Buula-bure oo maalin ka hor ay la wareegeen ciidamada maamulka gobolka Hiiraan kuwa AMISOM ayaa xiligan u muuqda kuwo taageero u muujinaya xoogagga is garabsanaya ee…

XOG: Siilanyo Oo Dhumasho Ku Tagay Laasqoray iyo Maamulka Puntland oo Sikulul uga hadashay……….

XOG: Siilanyo Oo Dhumasho Ku Tagay Laasqoray iyo Maamulka Puntland oo Sikulul uga hadashay……….

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa booqasho qarsoodi ah subaxnimadii hore ee maanta (Axad) ku tegay magaalada Laasqoray ee gobolka Sanaag. Sida ay sheegaayan warar lagu kalsoon yahay oo…

Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo Maanta Muqdisho lagu aasay (DAAWO SAWIRRADA)

Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo Maanta Muqdisho lagu aasay (DAAWO SAWIRRADA)

Marxuum Maxamed Suleymaan Tubeec (boqorkii codka) oo toddobaadkii hore ku geeriyooday Jarmalka ayaa maanta lagu aasay Muqdisho, waxaana aaskiisa ka qaybgalay mas’uuliyiin uu ka mid ahaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli…

DEG DEG : Dagaal Qaraar oo Seddex Garab u Dhaxeeya oo hadda ka Qarxay Buur-dhuubo….

DEG DEG : Dagaal Qaraar oo Seddex Garab u Dhaxeeya oo hadda ka Qarxay Buur-dhuubo….

Dagaal Xooggan, ayaa Goor-Dhow ka billowday Degmada Buur-Dhuubo, ee Gobolka Gedo kaasi oo u dhaxeeya Ciidamada DFS, Ahlu Sunna iyo kuwa Ethiopia oo isku dhinac ah iyo Kooxda Al shabaab.…

Madaxweyne kuxigeenka Kowaad ee Maamulka Jubba oo kormeer ku sameyay Goobo muhiim ah…..

Madaxweyne kuxigeenka Kowaad ee Maamulka Jubba oo kormeer ku sameyay Goobo muhiim ah…..

Madaxweynaha koobaad ee maamulka Jubaland Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta soo kormeeray qaar kamid ah xarumaha maamulka. Xarumaha uu madaxweyne kuxigeenku kormeerka kusoo sameeyay ayaa waxaa kamid ah xarunta…

Majaajiliiste Cali Hiiraan oo Muqdisho ku Geeriyooday laguna Aasay Dagmada Yaaqshiid

Majaajiliiste Cali Hiiraan oo Muqdisho ku Geeriyooday laguna Aasay Dagmada Yaaqshiid

Allah u naxariistee majaajiliistihii Soomaaliyeed, Cali Cali Xasan Aadan oo loo yaqaannay (Cali Hiiraan) ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaana isla maanta lagu aasay qubuuraha Barakaat oo ku yaalla…

AQRI: Ra’isal wasaare C/wali oo War Culus caawa soo saaray kadib safarkii Adis-Ababa?

AQRI: Ra’isal wasaare C/wali oo War Culus caawa soo saaray kadib safarkii Adis-Ababa?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo noqday dalka kadib markii uu shalay uga qaybgalay magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia shirweynaha 25-AAD ee aan caadiga…

Barakacayaasha ku Dhaqan Magaalada Kismaayo oo Dibad-bax dhigay (DAAWO SAWIRRADA)

Barakacayaasha ku Dhaqan Magaalada Kismaayo oo Dibad-bax dhigay (DAAWO SAWIRRADA)

Dibadbax ay sameeyeen barakacayaasha ku dhaqan degmada Kismaayo ayay uga cabanayeen xaalad nolol xumo, iyagoo ugu baaqay hay’adaha samafalka in ay lasoo gaaraan kaalmo bini’aadanimo oo deg deg ah, waxayna…

Madaweynaha Soomaaliya oo Maanta la Kulmay Boqorka Dalka Japan

Madaweynaha Soomaaliya oo Maanta la Kulmay Boqorka Dalka Japan

Japan-Maarso 13-2014-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay  boqorka dalkan Japan  Akihito. Boqorka Dalka Japan ayaa u sheegay Madaxweynaha Soomaaliya  inuu…

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ducaale Ahmed Wali oo ku geeriyooday Addis Ababa.

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ducaale Ahmed Wali oo ku geeriyooday Addis Ababa.

Waxaa Shalay ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya  Allaha u naxariistee Ducaale Ahmed Wali oo si weyn looga  yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi gaar ahaan deegaanada Khaatumo.…

Midowga Dhallinyarada Puntland

Midowga Dhallinyarada Puntland

Waxaan kubilaabaynaa Magac Allah Ee naxariis oo dhaniskaleh Kadib markaan aragnay dhibaatada isdaba jooga ah oo aan xadka lahayn oo kudhacaysa Isimadii, Nabadoonadii, waxgaradkii, aqoonyahanaddii, baayacmushtarkii, siyaasiyiintii, Maatadii, carruurtii iyo…

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay, kana tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay, kana tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec

Warsaxaafadeed—11/3/2014— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Fannaankii weynaa ee Soomaaliyeed AUN, Maxamed Suleymaan Tubeec oo dad badani ay ku yaqaaneen in uu ahaa boqorkii codka ee fannaaniinta…

Warkii SOMSAT.tv: Jaaliyada Soomaalida London ee reer Khaatumo oo wasiirkooda arimaha gudaha ku so dhaweeyay Magaaldaa

Warkii SOMSAT.tv: Jaaliyada Soomaalida London ee reer Khaatumo oo wasiirkooda arimaha gudaha ku so dhaweeyay Magaaldaa

Magaalada London oo noqotay halbowlaha dadka Gobonimo doonka ah ama Gooni istaaga raba ayaa waxaa xalay lagusoo dhaweeyay Mudane Yaasiin Axmed Sulub oo ah wasiirka arimaha gudaha ee Maamulka Khaatumo…

Warkii SOMSAT.tv : Golaha Deegaagnka Buuhoodle oo 24 saac u qabtay inuu magaaladaa kaga baxo Badhasaabkii Puntland u soo magacawday

Warkii SOMSAT.tv : Golaha Deegaagnka Buuhoodle oo 24 saac u qabtay inuu magaaladaa kaga baxo Badhasaabkii Puntland u soo magacawday

Maamulka Deegaanka Buuhoodle ayaa go’aan kasoo saaray Badhasaabka Puntland u magacawday Buuhoodle kaasoo ku hanjabay in bur iyo biyo loogu kala baxayo Buuhoodle, balse golaha deegaanka Ayaa soo bandhigay wax…

Maxamed Saleebaan Tubeec Boqorkeeni Codka oo Jarmalka ku geeryooday

Maxamed Saleebaan Tubeec Boqorkeeni Codka oo Jarmalka ku geeryooday

Illaahoow u naxariiso: Fannaan Maxamed Saleebaan Tubeec   ‘’Boqorka Codka’’ ayaa maanta ku geeriyooday wadanka Jarmalka sida Saxaafada u xaqiijiyay Mustafe Maxamed Sulaymaan oo uu dhalay Fannaanka geeriyooday. Maxamed Saleebaan…

Xafaarnimada Maamulka Somaliland oo dadka qaarkii xasuusisay xasuuqii SNM u gaysatay

Xafaarnimada Maamulka Somaliland oo dadka qaarkii xasuusisay xasuuqii SNM u gaysatay

Hargaysa March 1, 2014. Maamulka Somaliland ayaa haatan waxaa Hogaamiye ka ah mid kamida Jabhadii SNM tasoo keentay in dardar lagaliyay in baroordiiq is xasuusin ah loo sameeyo ragii ku…

Lafo dad oo horay loogasoo faqay Qabuurahoo-dii oo maanta dib Hargaysa loogu aasay

Lafo dad oo horay loogasoo faqay Qabuurahoo-dii oo maanta dib Hargaysa loogu aasay

Xabaalaha Masalaha ee Koonfurta magaalada Hargaysa ayaa maanta aas balaadhan loogu sameeyay lafo dad oo lagu sheegay inay ahaayeen askar ka tirsanayd jabhadii SNM. Aaskan ayaa waxaa ka qayb galay…

Duqa Magaalada Muqdisho oo Qudbad Xasaasiya u jeediyay Beeshiisa

Duqa Magaalada Muqdisho oo Qudbad Xasaasiya u jeediyay Beeshiisa

Caasimada Soomaaliya Muqdisho oo lumisay kalsoonida dadbadan oo Soomaaliya kana soo jeeda dhamaan Qa’baailada dalka ayaa haatan u muuqata in Gudoomiyaheeda cusub durdaba dardar galiyay inuu wax ka qabto amaandarida…

Maamulka Khaatumo oo markii u horeeyay ciidamo Qalabsida oo aan Qoys Qoys ukala qobqobnayn Samaystay

Maamulka Khaatumo oo markii u horeeyay ciidamo Qalabsida oo aan Qoys Qoys ukala qobqobnayn Samaystay

Wararka ka imanaya Taleex ayaa sheegaya in maanta si rasmi ah loo hawlgaliyay ciidamo isku dhaf ah oo ka kala yimid dhamaan deegaanada Maamulka Khaatumo ee SSC. Madaxwaynaha Maamulkaa ayaa…

Maalinta Haweynka Aduunka oo si weyn looga xusay Kismaayo (DAAWO SAWIRRADA)

Maalinta Haweynka Aduunka oo si weyn looga xusay Kismaayo (DAAWO SAWIRRADA)

Maanta oo ay ku beegan tahay xuska maalinta haweenka adduunka ee 08-da Maarso ayay haweenka ku dhaqan magaalada Kismaayo waxay si weyn u xuseen maalintan, iyagoo sameeay dibad-bax ballaaran oo…