Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Weerarada ay Argagixisadu is leedahay ku curyaami umada Soomaaliyeed mid gudaha jooga oo ay marba mid dhegta dhiiga u daraan iyo mid qurbe jooga oo ay ka walaaciyaan inuu dalka…
Muqdisho, 29 Diseember, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa ee ku waxyeelloobay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi qaran oo ka shaqeeya isku dubba ridka gurmadka loo sameeyo dadka waxyeellado kasoo gaartay weerarkii argagaxiso ee maanta…
Muqdisho, Diseembar 28, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxii bahalnimada ahaa ee argagixisadu…
Waxaan ku faraxsanahay inaan awood u helnay xasilinta deynta Soomaaliya maanta. Waxaan ku dadaalaayaa in Somalia?? Daynta laga cafiyo. Soomaaliya ayaa weli lagu leeyahay lacag badan oo deyn ah taas oo…
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Qatar Uga Qayb Galay Furitaanka Madasha Dooxa aya la kulmay Madaxda Dalka Qatar iyo Qaar ka mid ah Madaxdii ka qayb gashay Shirka Doha Forum. Ceegaag.com…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Manhajka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee dalka ayaa tilmaamay in Dowladda ay ka go’an tahay dib u soo nooleynta, mideynta…
Xaflad lagu maamuusayay aqoonyahannadii daraasadaha kasoo jeediyay iyo shirkadihii kaqaybgalay taabbagelinta aqoonisweydaarsiga sannadlaha shanaad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2019) oo Muqdisho lagu qabtay Xaflad lagu maamuusayay in kabadan 30 aqoonyahan oo…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Muqdisho weerarkii ka dhacay hudheelka SYL lagu dilay ALLE ha u naxariistee Abdiaziz Mohamed Liban oo si weyn…
Arday dhamaystay Jaamcadda Muqdisho oo deeq waxbarashada sare ah kahelay jaamacadaha dalka Turkiga, ardadaan oo qayb ka ah boqolaal arday oo waxbarashada sare sida Master-ka iyo PhD-da ka diyaariya jaamcadaha…
Madaxwaynaha wadanka Turkiga Rajiib Dayib Odogan ayaa furay masaajid wayn oo laga dhisay magaalada Cambridge ee wanka boqortooyada Ingiriiska. Madaxwayne Odogan ayaa haatan sidda tooshka hogaaminta wadamada islaamka ayaa maanta…
Gudiga isxilqaad oo haatan ka dhismaya wadankan Maraykanka goboladiisa kala duwan si wax looga qabto siyaasada Soomaaliya iyo tan Maraykankaba ee qusaysa Soomaalida iyo waliba is garab taaga Safaarada Soomaliya…
Waxaa habeeninadii xalay 12/01/2019 ka dhacay Magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka shir aad loosoo agaasimay oo uu jaaliyada kula kulmayay safiirka Soomaaliya ee wadanka Maraykanka Cali Shariif Axmed oo…
Urur Jaaliyadeedka Somali American Youth Parents Association (SAYPA) ayaa magaalada Boston oo xaruntiisa ah ku soo casuumay gabadh u ololaysa ka hortaga mukhaadaraadka ay dhalintu ku dhalan rogmaan. Biftu Jillo…
Lama yaqaan cidda xabadda riday iyo meesha ay ka timid lakin in lagu dhuftay xabada ayey warka qaar sheegayaan. Weyna geeriyootay Almas waxey kasoo jeedaa qoyska Elman. Waxey guursatay sanadkii…
Safiirka Cusub ee dawlada Soomaaliya usoo magacawday wadanka Maraykanka Cali Shariif Shariif Axmed ayaa booqasho shaqo ah ku imanaya magaalada Boston caasimada gobolka Massachussete. Safiirka ayaa maalinimada Axada ee bisha…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa shalay oo taariikhdu tahay November 15th sanadka 2019 ku geeriyooday magaaladan Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ALLE ha…
Waxaa maanta lasoo xiray aqoon isweydaarsiga sannadalaha shanaad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2019), oo muddo seddax maalmood ah ka socday magaalada Moqdisho. Aqoonisweydaarsigan oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed ee…
Magaalo Ganacsiyeedka Boosaaso Deeqa ayaa u gacan gashay ciidamada xasalinta gobolka Bari. Ciidamadan ayaa waxaa la socday afhayeenka gobolka bari Zakariye Xaaji Saciid. Magaalada ayaa xasiloon ciidamada Maamulka Puntland ayaa…
Muqdisho, Nofeembar 11, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi kaga qayb-gelaya Shirka Dadweynaha iyo Horumarka oo ay soo qaban-qaabisay Qaramada Midoobey. Shirkan oo uu…
Figradihiina