Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 140)

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Puntland

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Puntland

Muqdisho, February 6, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)…

RW 2aad ee Soomaaliya Marxuum C/risaaq Xaaji Xusein oo Jinaaso loogu sameeyay Minneapolis

RW 2aad ee Soomaaliya Marxuum C/risaaq Xaaji Xusein oo Jinaaso loogu sameeyay Minneapolis

Maydka raysal wasaarihii labaad ee Soomaaliya marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa lagu tukaday salaadii Janaasada masaajidka weyn ee Abuubakar Al-Sadiiq ee magaalada Minneapolis shalay oo Talaado ahayd, waxaana ka qaybgalay…

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland (JCCI) oo Maanta Xaflad Ballaaran ku Qabatay Magaalada Kismayo (DAAWO SAWIRADA)

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland (JCCI) oo Maanta Xaflad Ballaaran ku Qabatay Magaalada Kismayo (DAAWO SAWIRADA)

Xafladaan ay Rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ee JCCI ay saaka ku qabatay magaalada Kismaayo ayaa ahayd mid ay ku soo bandhigayeen xafiiska cusub ee JCCI ee magaalada Kismaayo iyo…

Isgaarsiinta Hormuud oo maalintii Sedexaad ka jaran guud ahaanba deegaanada gobbolada Jubbooyinka iyo Al shabaab oo wali diidan inay fasaxdo Isgaarsiinta Hormaad

Isgaarsiinta Hormuud oo maalintii Sedexaad ka jaran guud ahaanba deegaanada gobbolada Jubbooyinka iyo Al shabaab oo wali diidan inay fasaxdo Isgaarsiinta Hormaad

Magaalada Kismaayo iyo guud ahaanba deegaanada gobbolada Jubbooyinka waxaa manata maalintii sadexaad ka ka jaran adeeg taleefonada ee isgaarsiinta Hormuud ay bixiso kaasoo ay jareen Maamulka kooxda Shabaab ee degmada…

Deeq Qalab Caafimaad ah oo ay ku Deeqeen Qurba joog Soomaaliyeed oo ku Nool dalka dibadiisa ayaa maanta la Gaarsiiyay Cisbitalka guud ee Magalada Kismaayo

Deeq Qalab Caafimaad ah oo ay ku Deeqeen Qurba joog Soomaaliyeed oo ku Nool dalka dibadiisa ayaa maanta la Gaarsiiyay Cisbitalka guud ee Magalada Kismaayo

  Wasiirka caafimaadka iyo fayadhowrka maamulka Jubba Xasan Daahir Yaaroow, ayaa manta qalab isugu jira sariiro koronto ku shaqeeya, kuraasta curyaamiinta, qaboojiyaal lagu keeydiyo dhiigga, dawooyin iyo qalab kale oo…

Munaasabadda Uu XIlka Kula Wareegay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Ah

Munaasabadda Uu XIlka Kula Wareegay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Ah

Mogadishu, February 03,2014- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta xilka Wasaaradaasi kala wareegay Wasiirkii hore H.E. Fawzia Yusuf H. Adam kadib munaasabad balaaran oo si heer sare…

Raali gelin ku socota tafatiraha website ka Boocame.com mudane Axmed Laari.

Raali gelin ku socota tafatiraha website ka Boocame.com mudane Axmed Laari.

Anigoo ah Ciise Maxamuud Aadam, waxan ka cudur daaranayaa, raali gelina ka bixinayaa arin aan ku xusay laba qoraal, oo aan dhowaan qoray, arintaas oo runtii ahayd mala awaal aan…

WARBIXIN: Alshabaab Oo Hawada ka saartay Shirkada Isgaarsiinta ee HORMUUD Telecom (Maxay tahay Sababtu…..

WARBIXIN: Alshabaab Oo Hawada ka saartay Shirkada Isgaarsiinta ee HORMUUD Telecom (Maxay tahay Sababtu…..

Kooxda Al shabaab ayaa horantii bishii la soo dhafay waxay waxay mamnuucday Adeeg ka mid ah adeegyada ay bixiso Shirkada Isgaarsiinta ah ee Hormuud Telecom adeegan oo lagu magacaabo 3G…

Inaalilaahi wainaa ilayhi Raajicuun Raysalwasaarii 1aad ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo Goor dhaway Geeryooday

Inaalilaahi wainaa ilayhi Raajicuun Raysalwasaarii 1aad ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen  oo Goor dhaway Geeryooday

Waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ku geeryooday Raysalwasaarihii 2aad ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, Warsaw tacsi diraya Cabdulaahi Gurxan, Cabdiraxmaan Indho, Cabdulaahi South Kuuriya iyo Xuseen Fiin, waxay Tacsi-Tiiraanyo leh u…

Xafladii khaatumo State ee ka dhacday Ottawa oo ahayd Sanad guuradii 2aad

Xafladii khaatumo State ee ka dhacday Ottawa oo ahayd Sanad guuradii 2aad

Xaflad aad loo soo aagaasimay oo la isku arkay, daawo wacadarihii iyo qudbadihi laga jeediyay iyo waliba Heesihii goobtaa laga qaaday ceegaag.com…

(Daawo)Muuqaal Tacsi ay dirayaan Odayshaa Ku dhaqan Jubooyinka (Geeridii ku Timid Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi

(Daawo)Muuqaal Tacsi ay dirayaan Odayshaa Ku dhaqan Jubooyinka (Geeridii ku Timid Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi

DAAWO muuqaalka Odoy dhaqameedada Tacsida diraya iyaga oo u tacsidayaanaya Beesha Absame ee Jidwaaq, Sidoo kale waxay u hambalyeenayaan Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool oo xilka garaadkii geeryooday loo…

Aaskii Marxuum Cabdicaiis Nuur Xirsi (Daawo)

Aaskii Marxuum Cabdicaiis Nuur Xirsi (Daawo)

Daawo sidii shalay loogu Aasay Cabdicasiis Nuur Xirsi Qabuuraha Islaamka ee Magaalada Boston Ceegaag.com…

Ururka suxufiyiinta Madaxa Banaan Ee Jubooyinka (JIJA) oo maanta Xaflad soo dhaweyn iyo isbarasho u sameyeen Wasiirka war faafinta ee Maamulka Jubba (DAAWO SAWIRADA)

Ururka suxufiyiinta Madaxa Banaan Ee Jubooyinka (JIJA) oo maanta Xaflad soo dhaweyn iyo isbarasho u sameyeen Wasiirka war faafinta ee Maamulka Jubba (DAAWO SAWIRADA)

Ururka suxufiyiinta madaxa bannaan ee Jubooyinka ee magaciisa loo soo gaabiyo JIJA ayaa xaflad isugu jirtay isbarasho iyo soo dhaweyn u sameeyay wasiirka cusub ee warfaafinta boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka…

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN (Cabdicasiis Nuur Xirsi oo Galabta Geeryooday).

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN (Cabdicasiis Nuur Xirsi oo Galabta Geeryooday).

Waxaa Isbataalka Cambridge Hospital ee magaaladan Boston ku geer yooday Alle ha u naxariistee Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ka mid ahaa madaxdii Soomaaliya Lixdameeyadii Baarlamanteeriyan, todaabaataneeyadii Wasiirnimo. Anaga oo ah…

Tacsi: kusocota qoyaskii iyo qaraabadii Maxamuud Buraale Faarax

Tacsi: kusocota qoyaskii iyo qaraabadii  Maxamuud Buraale Faarax

Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun, waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Adis-ababa.. Eng. Maxamed Buraalle Faarax {Doxarre} oo kamid ahaa golaha fulinta maamulka Khaatumo State. Eng Maxamed ayaa wuxuu ahaa buddhigaya-yaashii…

Madax ka tirsan maamulka Jubbaland oo Booqday Ciidamo uu tababar uga socday duleedka Kismaayo [SAWIRRO]

Madax ka tirsan maamulka Jubbaland oo Booqday Ciidamo uu tababar uga socday duleedka Kismaayo [SAWIRRO]

Masuuliyiinta ka tirsan maamulka Jubbaland oo uu horkacayay madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee maamulka Jubba Jen. C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag islamarkaana ay kamid ahaayeen wasiiro ka tirsan maamulka ayaa booqday garoonka…

Maamulkii Puntland oo la dhamaystiray

Maamulkii Puntland oo la dhamaystiray

Akhriso magacyadda wasiiradda, wasiirkuxigeenada  iyo wasiirul dawlayaasha uu maanta magacaabay madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka caddaladda iyo arimaha diinta Maxamed Faarax aadan Wasiir ku xigeen…

Hooyo (Ifraax C/raxmaan) bilow u noqotay inay Hantideedii dadka ka haysta Banaanka Soo dhigto

Hooyo (Ifraax C/raxmaan) bilow u noqotay inay Hantideedii dadka ka haysta Banaanka Soo dhigto

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu kala haystaa hanti aad u badan oo dadkii lahaa laga eryay magaalada, dadka hantiilayaasha ayaa hada bilaabay inay dib u malicsadaan hantidoodii taasoo keentay in…

Hadii xasuuqyadii ay ku andacoonayeen SNM iyo USC, dusha loo saaray dowladii kacaanka, yaa ka masuul ah xasuuqyadii dhabta ahaa, ee ay shacabka Soomaaliyeed u gaysteen labadaa jabhadood?!! Hadmuu se dhibanihii noqday dembiile?!!

In badan ayaa laga hadlay wada hadalada suuqa madow, ee u dhexaya dowlada federaalka Soomaaliya, iyo maamulka isku magcaaba Soomaaliland, wax badan baa dowlada Soomaalida haya’adaheeda kala duwan kor iyo…

Banaan baxyo balaaran oo lagu taageerayo joogitaanka ciidanka Kenya oo ka dhacay deegaanada Jubooyinka( DAAWO Cajalda +Sawirada)

Banaan baxyo balaaran oo lagu taageerayo joogitaanka ciidanka Kenya oo ka dhacay deegaanada Jubooyinka( DAAWO Cajalda +Sawirada)

Dibad baxaan ballaaran oo lagu taageerayay Joogitaanka Ciidamada Kenya ee deegaanada Jubbaland islamarkasana looga soo horjeeday inay ciidamada Kenya ka baxaan deegaanada gobbolada Jubbooyinka oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka…