Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa goor dhawayd magaalada Kismaayo ka bilowday banaanbax balaaran oo lagu taageerayo joogitaanka ciidanka Kenya ee magaalada Kismaayo. Dad aad u farabadan oo wata calamo iyo boodhadh ay haldhagyo ku…
Daawo Sawirada wafuuda ka gaalaabaxa madaxtooyada Puntland iyo Diyaargarawga xafalada. Ceegaag.com…
Ciidamada Soomaaliya ee la dagaalamaya xarakada Al-shabaab ayaa u dhaqmay sida Al-shabaab taasoo keenasa hadii aan laga hor tagin inay ciidamadu ilaawaan ujeedadooda 1aad ee ah inay difaacaan dadka iyo…
Abwaanada wayn ee Soomaaliyeed Xaliimo Soofe ayaa tix gabay ah u tirisey qaabkii ay u dhacdey Doorashadii 8 Janaayo ka dhacdey Puntland. Hoos ka daawo Buranburka oo aad u xiiso badan…
Wafdi ballaaran oo uu horkacayo madaxweeynaha maamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa manta u ambabaxay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Madaxweeynaha oo…
Waxaan idiin soo diyaarinay Xafladii Caleemo Saarkii madaxwaynaha Maamulka Jubaland oo dhamaystiran wadatana Baratakoolkii Marti Sharafta lagu soo dhaweeyay. Cabdi Casiis Maxamuud (Garyaqaan) Kismaayo. Soomaaliya…
Waxaad ku arkaysaa war baahin kasta oo ay wax ku qoraan maamulka Somaliland ama maqal iyo muuqaal ahaanba usoo daayaan in Somaliland ahaan jirtay Dawlad, dawladaas oo ay wada lahaayeen…
Kuwaleh Waa Lana Xasuuqay Waxaan Leehay Nin Dhintay Ladacwiya, Pro:Samater Waxaan Leehay Waa Kuu Ceeb Inaad U Ololaysid ICtiraafka S/land, Haddii La Aqoonsado S/land Waxaa Dhici Masiibo Kadaran Tan Kataagan…
Kalfadhigii 2aad ee Golaha Akadeemiye-goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) wuxuu qabsoomay 15 – 16kii Janaayo 2014. Waxaa lagu qabtay magaalada Jigjiga, magaala-madaxda Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya. Qabanqaabada kulanka waxaa lala kaashaday oo…
Qudbad aad u diiran una xoog badan oo Raysalwasaarihii dawladii kumeelgaadhaka ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi shalay ka jeediyay caleemasaarkii maamulka Jubaland. Xugasho : Dhanaan ceegaag.com…
Munaasibadda caleemosaarka madaxweeynaha maamulka Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe ayaa maanta ka dhacday xarunta madaxtooyada kIsmaayo, iyadoo ay kasoo qeybgaleen wufuud kala duwan oo beesha caalamka, xubno matalayay…
Wafdi ballaaran oo uu horkacayo ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Max’ed Geedi, xubno ka socday baarlamanka Kenya, ganacsato iyo siyaasiyiin kale oo ka soo ambabaxay magaalada Nairobi ee…
Waxaa lagu wargelinayaa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Alberta ee dalka Kanada in lagu qaban doono magaaladan Edmonton, Canada xaflad Balaadhan oo lagu taageerayo madaxda ku guuleysatay hanashada Hogaanka Dawlada Puntland.…
Halkan ka daaawo Dhaarinta iyo Dhamaystirka Golaha wasiirada cusub ee Maamulka Jubba. Ceegaag Online Kismaayo-Somalia…
Munaasibad ka dhacday xarunta madaxtooyada Kismaayo islamarkaana ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin sare oo ka tirsan maamulka Jubba, odoyaal, aqoonyahanno, siyaasiyiin iyo waxgarad kale, ayaa lagu dhaariyay Madaxweeyne ku xigeenka 2-aad…
Xaajooyinka badankoodu waxay leeyihii 4 albaab oo waawayn sida jahooyinka, ama sida barta ay laba wado iska gooyaan oo kale. Markaa, waxaynu oran karnaa siyaasadda lafteedu waxay leedahay afar-iridood oo…
Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka ah Mudane Cabdiwali Sheikh ahxmed ayaa soo bandhigey golaha Wasiirada ee xukuumadiisa waxayna kala yihiin sidaan hoose 1. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax…
Marwo Hodan Siciid Ciise ayaa iyadu ah awooda ka danbaysa Dr. Gaas oo haatan lagu aaminay hagida hogaanka maamulka Puntland, Goobaha lagu qaxweeyo ee magaalada Boston ayaa baryahan waxaa si…
Munaasibaddii ay xilalka kula kala wareegayeen madaxwaynihii hore iyo kan cusub ayaa u dhacday si hufan oo laga soo shaqeeyay,dhamaan dadkii ka qayb galayna waxay u wada masquudeen khudbadaha lasoo…
Hotel Qiilmawaaye ee magalada kismaayo ayaa manta waxaa qado sharaf loogu sameyay Wasiirka caafimaadka iyo fayadhowrka maamulak KMG ee Jubba Xasan daahir yarrow ayagoo ay waheliyeen wasiirka arimaha bulshada Macalin…
Figradihiina