Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Habeenimadii Axada ee Dec 29, 2013 ayaa qaar kamida Jaalida Soomaalida reer Boston isugu yimaadeen Goob loogu Baroor diiqayay Ex-Xildhibaan Marxuum Maxamed Warsame Maxamed (Faysal) iyada oo hoosta laga xariiqay…
Muqdisho: 28/12/2013 Waxaa si rasmi ah ubilowday imtixaankii simiesterka koobaad ee jaamacadda muqdisho sanad waxbarashadeedka 2013-2014 kaas oo ubilowday dhamaan kuliyadaha ay jaamacadda ka koobantahay oo ah 9 sagaal kulliyadood…
Ururka suxufiyiinta madaxa bannaan ee Jubooyinka (JIJA) ayaa kulan ay manta ku yeesheen Hotel Qiilmawaaye ee magaalada Kismaayo uga hadlay arimo dhowr ah iyo weliba sidii ay u xoojin lahaayeen…
Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la aqoon ayaa caawa weerar qorsheysan ku qaaday guri uu daganaa wasiirka macdanta, biyaha iyo bay’ada maamulka Jubba C/nuur Cabdi Aadan, waxaana israsaaseyntani ay socotay…
Anagoo ah Qurba-joogta beesha Yaxye Cabdalle ee North America waxaanu si wada jir ah utaageeraynaa shirka uu kubaaqay Garaada Guud ee beesha, Garaad Saleebaan Buraale Aw-Adan. Shirkaas oo ka dhici…
Waxaan dhammaan bulshada Somaaliyed ka codsaneynaa in aad ka soo qeyb-gashaan baroor diiq loo qabanayo Marxuum xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (FEYSAL) oo si cad loogu diley banaanka VILLA SOMALIA. Waxaa…
Sida aan wada Ogsoonnahay Beelaha Baajuun Waxay ka mid yihiin Beelaha Soomaaliyeed oo Degan Magaalada Kismaayo ilaa iyo Raas Kiyembooni, kuwaas oo Dega Deegaano fara bada oo Ka Tirsan Jaziirooyinka…
Qormaddaan waxaan doonayaa in aan diiradda ku saaro Xaaladdo adag oo ka jira dalka Gariiga kuwaa oo heysata Soomaalida ku nool dalkaas, iyadoo qaarkood ay yihiin kuwo Calool Xumo badan…
Ciyaartaan oo lagu soo gaba gabaynaayey koob lagu soo dhowaynaayey golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubba ayaa ka dhacday garoonka kubadda cagta Waamo ee magaalada Kismaayo, waxayna dhexmartay kooxo kala…
Warkii Muctamarkii ka dhacay magaalada Boston, Warkan oo hore looga si daayay SOMSAT Tv… Cceegaag.com …
Munaasabadaan oo ka dhacday hotelka Qiilmawaaye ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo bandhigay hogggaan cusub oo ay samayteen saxafiyiinta gobolada Jubbooyinka. Munaasabadda oo ay soo agaasimeen saxafiyiinta magaalada Kismaayo…
Heesta Mataantii Jacaylka oo ku jirtay ruwaayadii Baylood Qaran oo koox qawlaysato ahi horay u duubteen dadkana ka iibin jireen ayaa Habeen hore si-toos ah looga soo daayay TV ga…
Sida lagu baahiyay cod baahiyayaal waxa maalintii shalay ahayd dadwaynaha ku noola maagalada Borama la ogaysiiyay in uu magaalada kusoo socdo madaxweynihii hore ee Awdal state Rashiid Awnuur. Markii uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka socda gobolka Shabeelaha hoose waxaana uus heegay in ay dowladiisu ka xuntahay dagaalada soo noqnoqday ee ka dhacay…
TAHNIYAD AROOS C/naasir yuusuf macalin (ganeey) Mahad yuusuf macalin C/fataax sheekh axmed (farascade) maxamed deeq sheekh axmed Muuse sheekh axmed C/laahi sheekh nuur cabdi Axmed sheekh nuur cabdi ( cirro)…
Gobolka Jubbada Hoose oo xilliyadii beri samaadkii kamid ahaa gobolada ugu horumarsan dhanka sportiga isla markaana aadka looga cabsan jiray ayaa muddooyinkaan waxaa laga dareemaayey horumarro dhanka sportiga ah Inkastoo…
Wasiirada Maamul Gobolleedka Toldoon (Beesha 1aad) Wasiirka Beeraha Eng. Abaar X. Jiillaal Wasiirka Arimaha Gudaha Mr. Collaad Sh. Xarbi Wasiirka Waxbarashada Dr. Xersi-Dammiin X. Magudbe, PhD Wasiirka Arimaha Diinta Sh.…
Wafdigaan oo kala socday hay’adaha Qaramada Midoobay sida UNHCR, UNICEF, UNDP, WHO, WFP iyo hay’ado kale ayaa waxaa hoggaaminaayey Xoghayaha dhanka gargaarka Bini’aadamnimada ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Phlip Laserani,…
Raysalwasaarihii Soomaaliya kasaaray kumeelgaadhnimda Dr. Cabdiwali Gaas oo haatan quud dareenaya inuu ku guulaysto Jagada Madaxwaynenimo ee Maamulka Puntland ayaa hawada u marinaya Raysalwasaaraha loo magacaabay Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Hambalyo…
Deeqdan lagaarsiiyey dadka kuwaxyeeloobay fatahaadyada gobalka shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka faa,iideystay 300 saddex boqol oo qoys mar uu lahadlayey warbaahinta Dr- C/laahi Abuubakar Sheikh Xuseen oo ah gudoomiye kuxigeenka…
Figradihiina