Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 144)

Banaanbax Lagu Taageerayo Ra’isul Wasaaraha Cusub Oo Ka Dhacay Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Banaanbax Lagu Taageerayo Ra’isul Wasaaraha Cusub Oo Ka Dhacay Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Banabax lagu taageeyrayo Ra’isul Wasaaraha Cusub ee DF Somaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Kismaayo. Banaabaxan ayaa waxaa soo abaabulay  Qaar kamid ah Ururada Dhalinyarada, Haweynka iyo Ganacasada…

Meydka Nin Rayid Ahaa oo Laga Helay Xeebta Kismaayo

Meydka Nin Rayid Ahaa oo Laga Helay Xeebta Kismaayo

Meydka nin rayid ahaa oo ay jirkiisa ay ka muuqatay rasaas ayaa laga helay xeebta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Daahir Dable, isla…

DEG DEG: Coll.Cabdi Madoobe oo Kismaayo lagu dilay

DEG DEG: Coll.Cabdi Madoobe oo Kismaayo lagu dilay

Labo nin oo bistoolado ku hubeysan ayaa caawa fiidkii xaafadda Calanley ee magaalada Kismaayo ku dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba oo lagu magacaabi jiray Cabdi…

DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya oo Ra’isulwasaare Cusub Yeelatay

DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya oo Ra’isulwasaare Cusub Yeelatay

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa goor dhow ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya u magacaabay Cabdiweli Sheekh Axmed Sheekh Maxamed, kaasoo bedeli doona Saacid. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labadii toddobaad…

Tartan ciyaareed loo qabtay shanta xaafadood ee magaalada Kismaayo islamarkaana lagu soo dhaweynayay xubnaha golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubba ayaa maanta lagu qabtay garoonka kubadda Cagta ee Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Waxaa maanta si toos ah u furmay Tartan ciyaareed ay ku baratamayaan shanta xaafadood ee magaalada Kismaayo, kaasoo lagu maamuusayo golaha cusub ee wasiirada maamulka Jubba ee dhawaan lagu dhawaaqay.…

Soomaali Waa 3 Habrood e Maah 4.5 Beellood, W/Q: Axmed-Assad

Soomaali Waa 3 Habrood e Maah 4.5 Beellood, W/Q: Axmed-Assad

Ka: Axmed Maxamed Maxamuud Aadan (Assad) Ku: Daljir Axmed ASCW..Salaan diirran dabadeed. Aabe, waan ku jecelahay, llaahayna waxaan kaaga baryayaa aakhiro-san iyo aduunyo-san. Waan hellay warqadii aad ii soo dirtay,…

Gabdhaha Horseed oo ku guuleystey Koob lagu maamusay ka hortaga xad gudubyada haweenka “SAWIRRO”

Gabdhaha Horseed oo ku guuleystey Koob lagu maamusay ka hortaga xad gudubyada haweenka “SAWIRRO”

Wasaaradda adeega Bulshada,waaxdeedii sportiga iyo dhalinyarada oo kaashaneysa Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga ayaa waxaa ay koob dhex dhigtay gabdhaha Kubadda Koleyga ee Horseed iyo Shabeelle,kaasi oo lagu maamuusayey joojinta…

DHAGEYSO: Ciidamada Amniga Maamulka Jubba oo Soo Bandhigay ILaa iyo 270 Bam oo Ay Gacanta ku soo Dhigeen iyo Darwiish oo ka Hadlay Arintaas (DAAWO SAWIRADA)

DHAGEYSO: Ciidamada Amniga Maamulka Jubba oo Soo Bandhigay ILaa iyo 270 Bam oo Ay Gacanta ku soo Dhigeen iyo Darwiish oo ka Hadlay Arintaas (DAAWO SAWIRADA)

Walxahaan qarxa oo ay gacanta kusoo dhigeen Ciidamada amniga ee maamulka Jubba kadib howlgal ay saaka ka fuliyeen xaafadda Suuqa xoolaha ee magaalada Kismaayo, ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay…

Warkii SOMSAT: Madaxwaynaha oo maanta warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka qabtay safiirada ay dawladaha Masar iyo Jarmalku usoo magacawdeen Soomaaliya

Warkii SOMSAT: Madaxwaynaha oo maanta warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka qabtay safiirada ay dawladaha Masar iyo Jarmalku usoo magacawdeen Soomaaliya

  ceegaag.com…

Daawo: Sheekh M-Idiris Oo La Maxkamadaynayo Laguna Heysto Dadka Ayaa Wacdisaa, Agoontana Lacag Baad U Aruurisaa (Ka Qeyb-Qaado Difaaca Sheekha)

Daawo: Sheekh M-Idiris Oo La Maxkamadaynayo Laguna Heysto Dadka Ayaa Wacdisaa, Agoontana Lacag Baad U Aruurisaa (Ka Qeyb-Qaado Difaaca Sheekha)

Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah Culimadda Soomaaliya loogu jecel-yahay ,ayaa Dawladda Mareykanka qorsheyneysaa  inay dacwad ku soo oogto  Dhalashadda Mareykankana kala noqoto ,iyadoo Sheekha lagu eedeynayo inuu Diinta…

Muctmarka Sahan oo dhacaya bishan 20,21, iyo 22 keeda oo ay qabanayaan masaajidka ISBCC

Muctmarka Sahan oo dhacaya bishan 20,21, iyo 22 keeda oo ay qabanayaan masaajidka ISBCC

  ceegaag.com…

Xuska maalinta qawmiyadaha iyo shucuubta Ethiopia oo maanta si weyn looga xusay Jigjiga

Xuska maalinta qawmiyadaha iyo shucuubta Ethiopia oo maanta si weyn looga xusay Jigjiga

Waxaa maanta magaalada Jigjiga ka dhacay xuskii maalinta qawmiyadaha iyo shucuubta Ethiopia oo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf aad utira badan.Marti sharaftii maanta xuska kasoo qeyb gashay waxaa kamida…

Marxuum Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” ma Damuljidiidbaa dilay mise dad ku xumeenaya?

Marxuum Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” ma Damuljidiidbaa dilay mise dad ku xumeenaya?

Waxaanu tacsi udiranaa dhamaan Qayskii iyo qaraabadii Marxuum Maxamed Warsame Maxamed “Feysal”  oo sida aad wada ogtihiin ku geeryooday Dil qorshaysan oo loogu gaystay magaalada Muqdisho, Waxaa ilaa hada aan jirin…

Wafdi Uu Horkacayo Madaxweynha Jubba Axmed Madobw oo Gaaray Jigjiga

Wafdi Uu Horkacayo Madaxweynha Jubba Axmed Madobw oo Gaaray Jigjiga

Wafdi Uu Hogaaminayo madaxwaynaha juba-land Axmed maxamed islaam Madoobe ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweyay magaalada Jigjiga Ee DDS Itoobiya Xubnaha madaxwaynaha safarka ku wehelinaya ayaa waxaa kamid…

Daawo Sawirada Qaar Kamid ah Wasiiradii Maamulaka Jubba Ee Maanta Lagu Dhawaaqay

Daawo Sawirada Qaar Kamid ah Wasiiradii Maamulaka Jubba Ee Maanta Lagu Dhawaaqay

Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha: Cabdi Xafiid Max’ed. Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga: Maxamed warsame Faarax ( Darwiish) Wasiirka Maaliyada: Max’ed sheekh Yuusuf Cumar. Wasiirka Qorsheenta iyo xiriirka caalamiga : Max’ed…

DEG DEG: Qaar kamid ah Wasiirda Maamulka Jubba oo lamagacaabay (Aqriso Dicreetada)

DEG DEG: Qaar kamid ah Wasiirda Maamulka Jubba oo lamagacaabay (Aqriso Dicreetada)

Digreeto kasoo baxday xafiiska hogaamiyaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta lagu magacaabay 8 wasiir iyo madaxweeyne kuxigeenka 2-aad ee maamulka Jubba. Munaasibaddii ku…

DEG DEG: Qarax ka dhacay magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRO)

DEG DEG: Qarax ka dhacay magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRO)

waxaa Goordhowyd oo maanta ha uu qarax ka dhacay Gudaha magalda kismaayo. Qaraxn ayaa laga maqalayay dhamaan shanta xafadood ee magalada kismaayo, qaraxan oo ahaa miina dhulka lagu aaso ayaa lala…

Nelson Mandela (Madiba) oo geeriyoodey.

Nelson Mandela (Madiba) oo geeriyoodey.

Hogaamiyihii ugu horeeyay ee madow oo dalka Koonfur Afrika Madaxweyne ka noqda Nelson Mandela oo lagu naaneesi jiray (Madiba) ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.…

WARBIXIN: Maxaad kala Socotaa Qarixii Hotel Shaamow ee lala Beegsaday Ardaydii Qalin Jabinaysay

WARBIXIN: Maxaad kala Socotaa Qarixii Hotel Shaamow ee lala Beegsaday Ardaydii Qalin Jabinaysay

Maanta oo ah 3 bisha december waxay ku beegan tahay sanad guurada 5aad ee ka soo wareegtay dhacdadii waxyeelada badneyd ee ka dhalatay qaraxii ka dhacay gudaha Hotel Shamow oo…

Wasiirkii Waxbarashada iyo Barbaarinta ee ugu danbeeyay Dawladnimadii Soomaaliya oo ku geeryooday Washington DC

Wasiirkii Waxbarashada iyo Barbaarinta ee ugu danbeeyay Dawladnimadii Soomaaliya oo ku geeryooday Washington DC

Innaalilaahi Wa-inaa ilayhi raajicuun. Cabdilaahi Maxamuud Mire oo xilalkaladuwan kasoo qabtay Dawladii Soomaaliya ugu danbeesay dawladnimadeeda ayaa ku geeryooday Wadankan Mareekanka siiba Maagaalo madaxdiisa Washington DC. Dhamaan Shaqaalaha Ceegaag ayaa…