Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Columbus, Nofeembar 11, 2019: Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa Gobollada dalka Mareykanka ka bilowday Olole loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu ay kasoo gaartay fatahaadda Gobollada…
Shirar isdaba jooga oo reer Maakhir ku ku galayaan dalka iyo dibada ayaa isasoo taraya hadaba nala daawo laba shir oo kala dhacay Xingalool iyo Minneapolis. Shirkii Minneapolis Shirkii Xingalool…
Gudoomiyaha Maamulka Puntland ayaa shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag, Gudoomiyaha oo geed hoostii fadhiya ayaa sheegay inuu wali yahay gudoomiyaha xaqa ah ee Puntland. Hadaba nala…
Muqdisho, Oktoobar 28, 2019; Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in gurmad…
Sochi, Oktoobar 23, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika oo maanta ka furantay Magaalada Sochi ee dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Ruushka, halkaasoo uga qeyb galayo shirkii u horeeyay ee u dhaxeeya Ruushka iyo Afrika. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa 23-ka…
Maanta waxay ku beegan tahay Sanadguuradii 50aad ee ka soo wareegtay markii kacaankii barakaysnaa uu xukunka kala wareegay dawladii rayidka ahayd kadib markii quwado shisheeye ku guulaysteen inay dilaan Madaxwayne…
Magaalooyinka Garoowe iyo Kismaayo ayaa shacabka joogaa maanta ku mudaaharadayaan Maamulka wakhtigu ka dhamaaday ee ka ariminaya qayb kamida Magaalada Kismaayo. Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee…
Waxaa maanta si lama filaan ah shaashadaha u qabsaday in isku mar dib loo yagleelay Taalooyinkii halgamayaashii Soomaaliyeed, waxaa booskoodii dib loogu celiyay taaladii Axmed Guray, Sayid Maxamed, Maxamed Soomaali,…
Munaasabad aad u balaaran si wayn loosoo agaasimay kuna saabsanayd todobaadka dhaqanka jaamacadda muqdisho loona qabtay ardayda cusub ee dufcadii 23-aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay xarunta ugu…
Muqdisho, Oktoobar 09, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay munaasabad casho-sharaf oo lagu maamuusayo wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka aan walaalaha…
Soomaaliya iyo saaxibadeeda caalamku waxay 1dii iyo 2dii bishan Octoobar 2019 kulan ku qaateen magaalada Muqdisho, kulankaasoo ka mid ahaa kulamadii Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka. Ka soo qeybgalayaasha waxay…
Waxaa magaalada New York ee cariga dalka Maraykanka ka dhoofay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo safar shaqo ah ku yimid xarunta qaramada midoobay oo uu ka dhacayay shirkii…
New York, Sebteembar 26, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warbixiyey xaaladda siyaasadda, dhaqan dhaqaale iyo amni ee…
NEW YORK, 24ka Sebteembar, 2019: Wadahadallo saddex geesood ah oo ay magaalada New York ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta iyo…
Madaxwaynaha wadankan Maraykanka Donald J Trump ayaa lagu soo oogay dacwad ka dhan ah kadib markii uu isticmaalay lacag aad u badan oo uu ku qasbay madaxwaynaha Ukrine inuu baadhitaan…
24 Sep 2019 – The annual General Debate of the United Nations General Assembly (from Tuesday, 24 September, to Saturday, 28 September, and on Monday, 30 September 2019.) is the occasion for…
Madaxweyne Farmaajo waxaa abaalmarintan la qeybsaday Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eriteriya Mudane Isaias Afwerki kaalintii ay saddexda hoggaamiye ka qaateen nabadaynta iyo is dhexgalka dhaqaale ee…
Halkaasoo uga qeyb galayo shirka sanadlaha ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey. Ajandeyaasha ugu waaweyn ee Hoggaamiyayaasha Caalamku ay kaga arrinsan doonaan Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey…
Munaasabad aad u balaaran si wayn loosoo agaasimay kuna saabsanayd todobaadka dhaqanka jaamacadda muqdisho loona qabtay ardayda cusub ee dufcadii 23-aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay xarunta ugu…
Figradihiina