Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Washington, 17 Sebtembar, 2019: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa aqabaaladda waraaqaha aqoonsiga ee uu Madaxweynaha Mareykanka Mudane Donald J. Trump kaga guddoomay Aqalka Cad danjiraha cusub ee Soomaaliya ee…
Cabdi Cabilaahi Axmed (Cabdi Dhere) oo maanta Magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan Xilka Madaxtinimada Dowlad Goboleedka Galmudug. Xafladda Shaacinta Musharax MW Galmudug Cabdi C/llaahi Axmed…
Waxaa madasha 60ka lagu waraytay Khabiir ku takhasusay arimaha hawada kasoo ka mid ahaa aqoonyaanadii Dawladii dhexe u tababartay inay Hawada dalka hagaan hamaadii 1990kii, hadaba nala dhagayso waraysiga oo…
Xaflad si heer sare loosoo agaasimay kuna saabsaneyd qalin jabinta dufcadii 19aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay Hoolka Sahal ee Magaalada Muqdisho. Ugu horeyn waxaa kalmad soodhaweyn ah ka…
Abwaan Abwaan Xuseen Cali Mataan oo horay u tiriyay gabayo badan oo uu ka mid ahaa Diini bay baratay sanadkii 2012 markii la yagleelayay Maamulka Jubaland gabaygaa oo uu ku…
Sanadkan 2019 waxaa lagu soo kordhiyay xaflad fantasiyeed loogu dabaal dago dhaqanka Afrikaanka siiba kan Soomaalida ciyaaro ay ka qab qaadanayaan dhalinta da’yarta ah ee soo korasa. Tartanka kooxaha ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta wada-hadallo labo geesood ah kula yeeshay magaalada Tokyo Ra’iisul…
MUDANE SHINZÕ ABE, RA’IISUL WASAARAHA JAPAN, MUDANE DR. ABIY AHMED, RA’IISUL WASAARAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA DIMUQRAADIGA AH EE ITOOBIYA; MUDANE ANTONIO GUTERRES, XOGHAYA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY; MUDANE MUSA FAQI GUDDOOMIYAHA…
Yokohama, Ogoosto 28, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti gelisay magaalada…
Taliyaha cusub ee loo magacaabay Ciidanka Xooga dalka ayaa ah mid khibrad u leh ladagaalanka argagixisada halka uu taliyii labadalay ahaa ruug cadaa ku xeel dheer hogaaminta ciidan ladagaalamaya ciidama…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay bahda qalinleyda ee ka qayb gashay Carwada Buugaagta ee Muqdisho ayaa bogaadiyay kaalinta ay ka geysanayaan…
Gen.Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) waa Generaal Ruug Caddaa ah oo horay uga tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka. Waxa uu horay u soo ahaa u qeybsanaha dhanka milateriga ee safaaradda Soomaaliya ee…
Cumar Maxamuud Maxamed oo ku magac dheer Filish,waxa uu in muddo ah ku soo jiray siyaasadda Soomaaliya. Xukuumaddii uu ra’iisulwasaaraha ka ahaa Cali Maxamed Geeddi ayuu ka soo noqday wasiirka…
S/Guuto Odowaa Yuusuf Raage Abaanduukaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya waxa uu ku dhashay Degmada Aadan yabaal ee Gobolka Shebeelaha Dhexe Sanadkii 1987-kii waxbarashada Dugsiga Hoose iyo Dhexe waxaa…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya oo War kasoo saartay Kismaayo ayaa cadeysay ineysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Kismaayo kuwaas oo tilmaamaya in shaqsiyaad…
Uruka madaniga ah ee magaciisa looso gaabiyo SAYPA (Midawga waalidka iyo Ubadka Somalida Maraykan ayaa sanadka 2019 ku qabtay goob fagaara ah xaflad agaasinkeedu aad u sareeyo oo lagu soo…
Madaxweynaha Somaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is caawiyaan, si farxadda Ciiddu ay u wada gaarto dhammaan bulshada.Madaxweynaha ayaa qaar ka mid ah xubnaha dowladda iyo siyaasiyiin kula…
Uruka SAYPA ee magaaladan Boston ayaa kusoo bandhiga dhaqanka Soomaalida Jeep Jones Park/Timilty Axada Aug 11, 2019 Hamoogaanina fadlan dhardhaqameedkeena ku kaalay xaflada. Wixi faah faahin ah kalsoo xidhiidh Info@saypa.org…
ceegaag.com…
Muqdisho, Ogoosto 1, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Cabdiraxmaan…
Figradihiina