Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxa SOMSAT.Tv Maxamed Cali Haybe iyo madaxa waqooyiga ameerika ee SOMSAT.Tv Mahad Warsame Cali ayaa booqsho shaqo ku yimid magaalada Boston ee cardigan dalkan maraykanka. Labadan masuul ayaa shirar guud…
Madaxwaynaha Puntland iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada ayaa galabta ka qayb galay kulan balaaran oo dowlada logu waydiinayo arrimaha uga qorshaysay dhaqalaha dalka,ammaanka,horumarinta,nidaamka dumuqraadiyadda iyo siyaasada DF iyo…
Wararka ka imaanaya magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal aan waxba la isku reeban oo udhaxeeya ciidamada dowlada iyo Shabaab. Isagoo lahadlayay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud aya walaac ka muujiyay howlaha nabad ilaalineed ee ciidamada Kenya ay ku joogaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, xilli ay dowladda Soomaaliya doonayso inay…
Banaanbaxyo balaaran oo ka soconaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. Taageerayaasha Maamulka Jubbaland iyo madaxweyneha Sheekh Axmed Madoobe ayaa maanta ka dhigay Banaanbaxyo ay loga soo horjeedo faragalinta in…
Bayaan kasoo baxay Xukumada Soomaaliya ayaa waxaa xilkii looga qaaday taliyihii ciidamada dowlada Soomaaliya ee gobolka Gedo Koofur Galbeed Soomaaliya. Xafiiska Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”ayaa waxaa kaoso…
Maamulka Jubaland ayaa uga digay dowladda federaalka Soomaaliya in ay isku daydo inay ciidamo u dirto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Afhayeenka maamulkaas Cabdinaasir Seeraar ayaa hadalkan ka…
Taageerasyaasha jubbowyinka ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa kulan ay yeesheen ku taageeray Maamulka Axmed Madoobe, baaqna ugu diray Dowladda Federaalka Soomaaliya ee hogaamiyo Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa ay…
Wararka naga soo gaadhaya Dalkii hooyo siiba magaalada Buuhoodle ayaa kusoo waramaya in Dr. Xabeeb Dhakhtarka Dhimirka oo haatan xaruntiisu tahay Buuhoodle Hargaysa looga gacan haatiyay iyada oo loo balan qaaday…
Wasiirado dibadeed yada wadamada ku bahoobay uruka IGAD ayaa shir ay maanta ku yeesheen magaalada Adisababa ee xarunta Itoobiya kaga wada hadlay arin ku saabsan gobolda Jubooyinka oo ay dawlda…
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo Sudan Booqasho rasmi ah ku joogay Magaalada khartoum ee Caasimada Dalka Sudan mudada u dhaxaysa 20 bishan…
Waxaa shalay gaaray deegaanka Taabta ee gobolka Jubbada Hoose Ciidamo ka socda dowlada Sierra Leone kuwaasoo qayb ka ah Ciidamadda AMISOM ee ka howlgala gobolka jubbooyinka. C/nuur C/laahi Maxamed Guddoomiyaha…
Wararka ka Imaanay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa sheegaya In dil loogu gaystay Askari Katirsan Ciidamada Maamulka Puntland. Dilkan ayaa waxaa ka danbeeyay rag hubaysan oo aan…
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya dagaal u dhexeeya Ciidamadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Alshabaab inuu ka dhacay degaano hoostaga degmada Luuq ee gobolka Gedo.…
Waxaa ka soconaya magaalada Kismaayo qaban qaabada caleemosaarka madaxwaynaha Jubaland mudane Axmed Max’ed islaam (Axmed Madoobe) oo ladoonayo in la caleemo saaro maalinimada Axada ee June 02,2013 ceegaag.com…
Sida aad ka war haysaan waxaa wiigii hore lagu dhawaaqay maamulka Jubooyinka oo uu hogaaminayo Axmed Madoobe oo u dhashay Beesha Absame Daarood. Waxaa lagamamaarmaan ah in la’fahmo sababta ay…
Hamoogaanina SABTI, 01-JUNE-2013 saacadaha xafladu socondoonto hadii ALLAHA ilaawooda lihi ogolaado waa 7:00PM fiidkii ilaa 1:00AM Waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Boston iyo nawaaxigeeda in la qaban…
Madaafiic xoggan ayaa xalay laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kadib in mudo ah oo ay daganayd xaaladda magaalada. ku dhawaad 10 madfac ayaa la maqlay kuwaasi oo…
Magaalada Kismaayo waxa malintii sabtida ahayd soo gaaray Wafdi ka socday IGAD wafdigan ayaa kulamo la qaateen qaar kamid ah ergada soo dooratay Axmed Max’ed islaam Axmed Madoobe oo ay…
Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Maxamed Xasan Barre oo saxaafada kula hadlay magaalada Garowe ayaa sheegay in 15-ka July,2013 laga dhigay xiliga doorashada oo horey u ahayd 30,June. Waxa uu u sababeeyey…
Figradihiina