Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Nin Katirsan ciidamada Maraykanka kuwooda kaydka horayna uga soo dagaalamay Ciraaq ayaa lagu weeray Taxi uu watay Caasimada wadankan Maraykanka. Daawo CNN Ceegaag.com…
Wararka goordhow naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee magaalda Kismaayo ayaa ku waramaya in halkaas uu ka dhacay weerar xoogan. Ciidamo taabacsan Shabaab ayaa lasoo sheegayaa inay weerareen garoonka diyaaradaha…
Gabar isku soo miidaamisay waxyaabaha qarxa oo la qabtay xili ay kusii jeeday Xarunta Shirka Kismaayo Ciidamada amaanka magaalada Kismaayo ayaa maanta fashiliyay weerar qorshaysnaa oo gabar isa soo miidaamisay…
1) Shirka Kismaayo: Waxaa dib loo dhigay qodobkan kadib markii madaxweyne Xasan Sheekh uu ku celiyey in dawlada federaalka ay horey go’aan u gaartay kaasoo ah in dhammaan gobolada dalka…
Booliska ayey u suurta gashey in ay soo qabtaan edeysanaha la sheegay in uu waday lacagtaasi, waxa uu sheegay mar wax laga weydiiyey halka ay ka soo gashay ayaa waxa…
Wariye C/casiis Xaaji Max’ud {garyaqaan} oo inagaga soo biiray magaalada Kismaayo oo haatan xarun ku meelgaadha u ah maamulka laga yagleelayo Jubaland. Cabdicasiis waa wariye khibrad aqooneed u leh saxaafada…
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Garowe, Safarka madaxweynaha waxaa ku weheliyey qaar kamid ah golaha wasiirada iyo xildhibaano,…
Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa shegay Inay Diyaarsanyihiin Odayaashi iyo isimadii so Xuli lahaa Ergayda Dooranaysa Madaxweynaha Jubbaland isagoo shegay In wax walba Ay dhamaan Donaan Maalinta Isniinta ah waxa…
Waraka nagasoo gaadhaya Garoonka Kismaayo oo ay ku shirsanaayeen Hagaamiyo dhaqameedyada dadka dega gobolada Jubooyinka iyo Gado oo baryahan danbe ku hawlanaa inay samaystaan maamul ay ugu wan qaleen Jubaland…
Waxaa maanta oo bisha April tahay 26 meherkoodu ka dhacay magaalada Gothenbug ee wadanka Sweden C/Risaaq Maxamuud Cismaan iyo Hinda Sheekh Cali Xasan. Waxaa tahniyadan diraya Cali Cawl Xuseen, ciyaalkiisa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulmay Wefdi ka socda dowladda Ingiriiska uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi iyagoo si wadajir ah u dhagax dhigay…
Waxaa Dhacaya hadii ALLaha Awooda Lihi ogolaado Shir wayn oo jaaliyadu ku yeelanasa Xarunta BOYS AND GIRLS ee 115 Warran St. Roxbury, MA 02119. Saacada Shirku Dhacayo waa 6:30PM ilaa…
Kormeerka Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirradiisa ay maanta ku soo kala bixiyeen xarumaha ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya, waxaana ugu horeyn ay ka billaabeen…
Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta ayaa magacaabay afar wasiir oo ah kuwii ugu horreeyay golihiisa wasiirada cusub oo ka koobnaan doona 18 wasiir. Afarta wasiir ayaa waxaa ku jirta haweeney…
Wariyaha Caanka ah ee Cabdi Xaaji Cagmadhige oo soo badhigay barnaamij ay saxaafada ku dhici wayday isaga oo ka hadlay hantidii lakala boobay ceegaag.com…
Waraysigana ayaa waxaa uu ka dhacay munasad uu madaxwaynihii hore ee Somalia Sheikh Sharif Sheikh Ahmed kula kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Boston. Waxaan ka waraysanahay dadwaynaha sida ay u…
Madaxwaynihii ugu danbeeyay ee Dawladihii kumeelgaadhka ahaa Mudane. Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa shalay kula kulmay Jaaliyada xarunta Madaxwaynayaasha Afrika ee Jaamacada Boston University. Madaxwaynaha oo kulamo gaar gaar ah la…
Dhagayso Waraysigaa Waraysi reer Boston Magaalada Boston ayaa wiigan ku soo jirtay Argagixiso iyo raadintooda ayaa lasoo gabogabeeyay kadib markii labadii nin ee ka danbeeyay nin na la dilay nin na…
Magaalada Boston ee carigan Maraykanka ayaa Gabi ahaanba Bandoo lagu soo rogay ka dib markii ay marlabaad dibada u soo baxeen ragii qaraxa la beegsaday Boston Marathon. Habeenimadii xalay ahayd…
Qaraxii lala beegsaday dhamaadkii Boston Marathon oo ah Marayhonka ugu faca wayn Aduunka ayaa waxaa hada ciidamada amaankun Soo ban dhigeen muuqaalka ragii ka danbeeyay qaraxan. nimankan oo aan ilaa…
Figradihiina